Page 3 of 3

Re: Awdal State of Somalia New defined Borders

Posted: Tue Aug 10, 2010 1:51 am
by Khalid Ali
hargaysaay wrote:ma ogtahay in cabdi qaasin ahaa ninkii soo dajiyay proposalka ah in hargeysa laga dhigo caasimada soomaaliyana sidaa ku midowdo, dhinaca somaliland axmed yuusuf yaasiin baa wada hadaladaa wadey laakiin dawlada somaliland baa diiday.
cabdi qaasin wuxuu doonaba ha noqdee itoobiyuu necbaa intaasaanan ku jeclaa

Dee that’s out of the question the only thing we can discuss with a Somalia leader is how to exchange the embassies of the two countries it’s like silanyo asking can Djibouti become the capital of Somaliland lool

Re: Awdal State of Somalia New defined Borders

Posted: Tue Aug 10, 2010 1:54 am
by hargaysaay
jabuuti waa dawlad jirta oo la ictiraafsan yahay oo soomali iyo canfraba leedahay

laakiin somaliland iidoor uun baa aaminsan :D .

Re: Awdal State of Somalia New defined Borders

Posted: Tue Aug 10, 2010 1:58 am
by Khalid Ali
hargaysaay wrote:jabuuti waa dawlad jirta oo la ictiraafsan yahay oo soomali iyo canfraba leedahay

laakiin somaliland iidoor uun baa aaminsan :D .

iidoorku ka badan canfarta iyo ciisaha marka la isku daro iyo habarawasha iyo gadabuursiga jabuuti jooga
iidoorka somaliland ba ka badan :lol: , ictraaf iyo ictraaf la aaan somaliland u joojin meyso cidna dawlad nimadeeda na cidna uga tanasuli meyso not hawiye not darood not digil iyo xurufle not gadabuur Nobody, what ictraaf muxu shegeya does some one needs to tell me that i exist ileen waan jiraye ma ciid ban u bahanay inu yidha waad jirta. sheikh dalxiis waxala yidhi wuu jira , mu jira laakin :lol:

Re: Awdal State of Somalia New defined Borders

Posted: Tue Aug 10, 2010 2:02 am
by hargaysaay
have you been in hargeysa during the 6 months of islamic courts were mogadisho was peaceful 1000s of people both reer waqooyi and koonfurtians moved from hargeysa to mogadisho,
hadii ilaahay xamar nabad siiyo hargeysa tuuladeedii bay ku soo noqonaysaa sxb.

iidoor waa tolkey waan taageersanahay laakiin qaran ma noqon karaan.
jabouiti waxa qaran ka dhigaya waa isku jirka hadii kale ciise wuu is cuni lahaa.

Re: Awdal State of Somalia New defined Borders

Posted: Tue Aug 10, 2010 2:06 am
by Khalid Ali
hargaysaay wrote:have you been in hargeysa during the 6 months of islamic courts were mogadisho was peaceful 1000s of people both reer waqooyi and koonfurtians moved from hargeysa to mogadisho,
hadii ilaahay xamar nabad siiyo hargeysa tuuladeedii bay ku soo noqonaysaa sxb.

iidoor waa tolkey waan taageersanahay laakiin qaran ma noqon karaan.
jabouiti waxa qaran ka dhigaya waa isku jirka hadii kale ciise wuu is cuni lahaa.
wax isku jir ah aya iska yar ciise xukuma jabuuti 70% wax walba mamuula inta kalle wa others
somaliland na wa saso kalle ciise gadaburs and isaq is the majority , 3 qabil eeh daga jabuuti uun ba somaliland na daga

saaxib it seems like i am talking to a person who lives in the 90s this is hargeisa today adna waxad ka hadlaysa xammar ba lo guuraya ala ninkani dawakhsana :lol: :lol:

Image

Re: Awdal State of Somalia New defined Borders

Posted: Tue Aug 10, 2010 2:13 am
by hargaysaay
jabouti baan degaa baad hadana keentay dee sidaynu sweden iyo UK u joogno uun baynu jabuuti u joogna inaba others baynu nahay mise wasiirka hadalka ayaad wax weyn u malaysay aboowe :D

Re: Awdal State of Somalia New defined Borders

Posted: Tue Aug 10, 2010 10:08 am
by The_Emperior5
hargaysaay wrote:jabouti baan degaa baad hadana keentay dee sidaynu sweden iyo UK u joogno uun baynu jabuuti u joogna inaba others baynu nahay mise wasiirka hadalka ayaad wax weyn u malaysay aboowe :D

wasiirka hadalku wuxu ahaan jiray wasiirka arimaha diibada, dhaqaalah jabuuti na habarawal ba mamuula been maha taasina, 150 sannadood bey habarawal asaal ku dhalanayeen xeeebta jabuuti any way inaga ba da waxaso anigu maba sheegte eh adigu somalia so others kuma tihid :lol: :lol: :lol:

Re: Awdal State of Somalia New defined Borders

Posted: Tue Aug 10, 2010 5:31 pm
by Blue_609
Timo_Case wrote:Mareehan and gidirbirsi - A Fairy Tale relationship

two clans who have something in common. Both had leaders who ruled their respected countries
Mahehan: They had no history until dictator Siyaad Barre took over Somalia in military coup
when he was finally ousted in 1991, they become existent just like the dinosaurs

Gidirbirsi: A clan unknown, un-heard, history books will tell you they only existed in name
Gidirbirsi became something with the establishment of Somaliland. Riyaale rose to power and became president after the sudden death of AUN Egal

Post Riyaale: Gidirbirsi fear that they will fall into exile for decades just like the marehan, to feel superior and in power, in control, they created awdal state

Gidirbirsi and Marehan

Two clans
with no history
Red head ayaa maanta caytamaia :lol:

Aduunyada nin nooloow maxaa Argti kuu laaban !!