Page 3 of 3

Re: P-ment Chairman-Abdirahman-Irro will run for UCID Presid

Posted: Tue Aug 17, 2010 11:40 am
by Siciid85
The_Emperior5, war orod niyohow everybody knows you have cuqdad ee orod daadka kale waxa ugu sheeke.

Re: P-ment Chairman-Abdirahman-Irro will run for UCID Presid

Posted: Tue Aug 17, 2010 11:43 am
by The_Emperior5
Siciid85 wrote:The_Emperior5, war orod niyohow everybody knows you have cuqdad ee orod daadka kale waxa ugu sheeke.
What are you talking about saaxib oo yaan cuqdad ka qabi laha For instance adiga muse bixii ila cararay , Muse bixi oo aan laga hadlayn :lol: , Anigu qofki wadanka ama dalka u fiican waan tageeraya for instance hadu ina warancade yimado waan tageeraya cause waan ogahay he has it in him. Laakin odaygan koodhka weyn leh eeh ciiro dee hanugu qasbin :lol:

Re: P-ment Chairman-Abdirahman-Irro will run for UCID Presid

Posted: Tue Aug 17, 2010 11:53 am
by kaliil
Ciyaalka halkan ka hadlayow Cabdiraxmaan Cirro xiitaa xaarkiisa ayaa idinka qiimo badan. Nin Cabdirraxmaan ka aqoon badan ama ka aftahansani ma jiro. Askar iyo ciyaalo suuqyo badow ah ayaad rabtaan inaad ninka barbar dhigtaan.
Isagu ma hadal badna laakiin markuu hadlayo hadal xikmad leh ayuu ku hadlaa