Waxan maqlay inay iskuulkaa arday Habar Awal iyo qabiilo kaleba dhigtaan . Waan yaabay markii la igu yidhi Habar Awal baa Gebiley, Wajaale iyo Xarshin uga timaada iskuulka.Xabashida beryahan waaba laga faaiday oo tuulooyinka waaweyn iskuulay ka wada dhiseen.Inshallah summerka danbe ayaan anigu wadankii tegayaa oo intaan ilaa Hawd gaadho ayaan geelayagii soo maalayaa
Picture of the day - Xalxalis - Gashaamo
Moderator: Moderators
- kaliil
- SomaliNet Super

- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Picture of the day - Xalxalis - Gashaamo
WAAAAAAAAAW manshallah sawir qurux badan weeye. Magaalada Gaashaamo aad bay u ballaadhatay oo magaalo weyn ayay noqotay. Dhawr sano kahor ayaa boarding school weyn oo dhawr boqol oo arday dhigato laga furay.
Waxan maqlay inay iskuulkaa arday Habar Awal iyo qabiilo kaleba dhigtaan . Waan yaabay markii la igu yidhi Habar Awal baa Gebiley, Wajaale iyo Xarshin uga timaada iskuulka.Xabashida beryahan waaba laga faaiday oo tuulooyinka waaweyn iskuulay ka wada dhiseen.Inshallah summerka danbe ayaan anigu wadankii tegayaa oo intaan ilaa Hawd gaadho ayaan geelayagii soo maalayaa
Waxan maqlay inay iskuulkaa arday Habar Awal iyo qabiilo kaleba dhigtaan . Waan yaabay markii la igu yidhi Habar Awal baa Gebiley, Wajaale iyo Xarshin uga timaada iskuulka.Xabashida beryahan waaba laga faaiday oo tuulooyinka waaweyn iskuulay ka wada dhiseen.Inshallah summerka danbe ayaan anigu wadankii tegayaa oo intaan ilaa Hawd gaadho ayaan geelayagii soo maalayaa
-
Runloow101
- SomaliNetizen

- Posts: 353
- Joined: Tue Apr 22, 2008 3:33 am
- Location: Ilaahoow adaa weyn.
Re: Picture of the day - Xalxalis - Gashaamo
"Oo Xuurta booddada "maahaSiciid85 wrote:Sawirka Maanta: Horweyn Geel ah oo mayracanaya Haro-garduur gaar ahaan banaano
Sawirka maanta waxaanu idiinku soo gudbinaynaa Horweyn Geel ah oo mayracanaya Haro-garduur gaar ahaan banaano meel ku dhow magaalada Xalxalis. Marka aad maqasho magaca magaalada Xalxalis waxaad isla markiiba xasuusan kartaa heeska uu ku luuqeeyo Fanaanka Cabdi Tahliil Warsame isla markaasina uu hal-abuuray Abwaan Ismaaciil Sheekh Axmed (Cagaf) oo ka mid ahaa ragii bud-dhigay fanka casriga ah ilaahay naxariistiisa jano ha ugu deeqee, waxaa ka mid ahaa baydadka heesta:
Oo kayn xayaabliyo![]()
Banaanada Xalxaliseed![]()
Oo xuurta boodada
Xawaaraha la yaabka leh![]()
Oon orodka xiiqayn
Qaarbaa xaaraamee
Marka aan xagaagiyo![]()
Xubnahaaga eegoba
Xiisoodayeey xadantoodayee
SAWIRKA MAANTA EE SHABAKADA CAALAMIGA AH EE OODWEYNENEWS
waa
"Oo xuufta booddada, xawaaraha la yaaboo, oon orodka xiiqayn, qaar baa Xarraamee"
Faras buu ka sheekaynayaa, not xuur or xuunsho yaa xaarwalwaal
Re: Picture of the day - Xalxalis - Gashaamo
kaliil wrote:WAAAAAAAAAW manshallah sawir qurux badan weeye. Magaalada Gaashaamo aad bay u ballaadhatay oo magaalo weyn ayay noqotay. Dhawr sano kahor ayaa boarding school weyn oo dhawr boqol oo arday dhigato laga furay.
Waxan maqlay inay iskuulkaa arday Habar Awal iyo qabiilo kaleba dhigtaan . Waan yaabay markii la igu yidhi Habar Awal baa Gebiley, Wajaale iyo Xarshin uga timaada iskuulka.Xabashida beryahan waaba laga faaiday oo tuulooyinka waaweyn iskuulay ka wada dhiseen.Inshallah summerka danbe ayaan anigu wadankii tegayaa oo intaan ilaa Hawd gaadho ayaan geelayagii soo maalayaa
Inshallah indeed, make sure to take alot of pictures.
- kaliil
- SomaliNet Super

- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Picture of the day - Xalxalis - Gashaamo
ok, anaa sawiro khatar ah kasoo qaadi.
- hargaysaay
- SomaliNet Super

- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: Picture of the day - Xalxalis - Gashaamo
Somali isaaq cidi qurux ku gaadhi mayso waxba arawelo qalbiga ha u dhisinaThe_Emperior5 wrote:yeah they are beautifull strong womanTimo_Case wrote:horta, i notice hablaha ogadeenku waxay yihiin hablaha somaliyeed kuwa uugu qurxoon, markay qarbaha tagaan kaba sii diran, caadi bay u shidanyihin (maba damaan)....laakin i noticed recently
markay 20 dhaafaan waxa wada noqdaan jabhad, they have mood swings and shukansiga waa habeen xalay tagay![]()
![]()
Re: Picture of the day - Xalxalis - Gashaamo
kaliil wrote:ok, anaa sawiro khatar ah kasoo qaadi.
Inshallah.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 14 Replies
- 1941 Views
-
Last post by Queen_Arawello
-
- 3 Replies
- 747 Views
-
Last post by mahoka
-
- 8 Replies
- 1316 Views
-
Last post by AwRastaale
-
- 63 Replies
- 5586 Views
-
Last post by Geeljire252
-
- 1 Replies
- 731 Views
-
Last post by Nubis
-
- 10 Replies
- 1419 Views
-
Last post by JSL3000
-
- 22 Replies
- 4534 Views
-
Last post by Geeljire252
-
- 53 Replies
- 5899 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 9 Replies
- 1693 Views
-
Last post by original dervish
-
- 19 Replies
- 2020 Views
-
Last post by BoholKing