Page 3 of 3

Re: Picture of the day - Xalxalis - Gashaamo

Posted: Wed Aug 18, 2010 2:17 am
by kaliil
WAAAAAAAAAW manshallah sawir qurux badan weeye. Magaalada Gaashaamo aad bay u ballaadhatay oo magaalo weyn ayay noqotay. Dhawr sano kahor ayaa boarding school weyn oo dhawr boqol oo arday dhigato laga furay.
Waxan maqlay inay iskuulkaa arday Habar Awal iyo qabiilo kaleba dhigtaan . Waan yaabay markii la igu yidhi Habar Awal baa Gebiley, Wajaale iyo Xarshin uga timaada iskuulka.Xabashida beryahan waaba laga faaiday oo tuulooyinka waaweyn iskuulay ka wada dhiseen.Inshallah summerka danbe ayaan anigu wadankii tegayaa oo intaan ilaa Hawd gaadho ayaan geelayagii soo maalayaa :D

Re: Picture of the day - Xalxalis - Gashaamo

Posted: Wed Aug 18, 2010 3:13 am
by Runloow101
Siciid85 wrote:Sawirka Maanta: Horweyn Geel ah oo mayracanaya Haro-garduur gaar ahaan banaano
Sawirka maanta waxaanu idiinku soo gudbinaynaa Horweyn Geel ah oo mayracanaya Haro-garduur gaar ahaan banaano meel ku dhow magaalada Xalxalis. Marka aad maqasho magaca magaalada Xalxalis waxaad isla markiiba xasuusan kartaa heeska uu ku luuqeeyo Fanaanka Cabdi Tahliil Warsame isla markaasina uu hal-abuuray Abwaan Ismaaciil Sheekh Axmed (Cagaf) oo ka mid ahaa ragii bud-dhigay fanka casriga ah ilaahay naxariistiisa jano ha ugu deeqee, waxaa ka mid ahaa baydadka heesta:


Oo kayn xayaabliyo :clap:
Banaanada Xalxaliseed :clap:
Oo xuurta boodada
Xawaaraha la yaabka leh :clap:
Oon orodka xiiqayn
Qaarbaa xaaraamee
Marka aan xagaagiyo :clap:
Xubnahaaga eegoba
Xiisoodayeey xadantoodayee
SAWIRKA MAANTA EE SHABAKADA CAALAMIGA AH EE OODWEYNENEWS
"Oo Xuurta booddada "maaha
waa
"Oo xuufta booddada, xawaaraha la yaaboo, oon orodka xiiqayn, qaar baa Xarraamee"
Faras buu ka sheekaynayaa, not xuur or xuunsho yaa xaarwalwaal

Re: Picture of the day - Xalxalis - Gashaamo

Posted: Wed Aug 18, 2010 8:22 am
by Siciid85
kaliil wrote:WAAAAAAAAAW manshallah sawir qurux badan weeye. Magaalada Gaashaamo aad bay u ballaadhatay oo magaalo weyn ayay noqotay. Dhawr sano kahor ayaa boarding school weyn oo dhawr boqol oo arday dhigato laga furay.
Waxan maqlay inay iskuulkaa arday Habar Awal iyo qabiilo kaleba dhigtaan . Waan yaabay markii la igu yidhi Habar Awal baa Gebiley, Wajaale iyo Xarshin uga timaada iskuulka.Xabashida beryahan waaba laga faaiday oo tuulooyinka waaweyn iskuulay ka wada dhiseen.Inshallah summerka danbe ayaan anigu wadankii tegayaa oo intaan ilaa Hawd gaadho ayaan geelayagii soo maalayaa :D

Inshallah indeed, make sure to take alot of pictures. :D

Re: Picture of the day - Xalxalis - Gashaamo

Posted: Wed Aug 18, 2010 8:24 am
by kaliil
ok, anaa sawiro khatar ah kasoo qaadi.

Re: Picture of the day - Xalxalis - Gashaamo

Posted: Wed Aug 18, 2010 8:44 am
by hargaysaay
The_Emperior5 wrote:
Timo_Case wrote:horta, i notice hablaha ogadeenku waxay yihiin hablaha somaliyeed kuwa uugu qurxoon, markay qarbaha tagaan kaba sii diran, caadi bay u shidanyihin (maba damaan)....laakin i noticed recently
markay 20 dhaafaan waxa wada noqdaan jabhad, they have mood swings and shukansiga waa habeen xalay tagay :down: :down:
yeah they are beautifull strong woman :up: :rose:
Somali isaaq cidi qurux ku gaadhi mayso waxba arawelo qalbiga ha u dhisina

Re: Picture of the day - Xalxalis - Gashaamo

Posted: Wed Aug 18, 2010 10:36 am
by Siciid85
kaliil wrote:ok, anaa sawiro khatar ah kasoo qaadi.


Inshallah. :up: