UDUN

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

Queen_Arawello
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6096
Joined: Mon Jan 12, 2009 4:23 pm
Location: Aware and Dhagax-Buur

Re: UDUN

Post by Queen_Arawello »

gaboow adigu dadka forumka browsegarenaya tiri miyah lagu yidhi :lol:
Runloow101
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 353
Joined: Tue Apr 22, 2008 3:33 am
Location: Ilaahoow adaa weyn.

Re: UDUN

Post by Runloow101 »

udun wrote:HJ SNET nin la yidhaahdo Ruunlow baa kusoo kordhay oo budh sita. :lol: :lol:
"Habarwaa hubka dhig", "Ha la yeelo Yaxye"
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: UDUN

Post by Rightwing »

Cali_Gaab wrote:Ilaa uu tattoo isku soo dejiyo oo ku qoran "Adan Madoobe waan jeclahay, anaa is waal waali jirey", markaas aa la deyn doona :up:

Hey, inantan enlightened sistah ma lagu doona saaxib?


Tattoo ku lahaa :lol: :lol: Ma Runloow iyo Emperior baad imooday?

Waagii allah ha u naxariistee Cigaal madaxweynaha noqday ayaa rag badani intay Berbera tageen si'ay naago Ciise muse ah u guursadaan. Sidii waagii mareehaan naagoohooda loogu badhaadhi jiray. Xitaa waxaa la waayey hablii ciise muse ee hilblaha, wadhatada ama dawarsan jiray. Waxaa Berbera ku yaraaday hablihii ciise muuse. Emperior iyo Runloow waxay dagaal hada ugu jiraan kii Cali gaab la xididi lahaa.
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: UDUN

Post by udun »

Rightwing wrote:
Cali_Gaab wrote:Ilaa uu tattoo isku soo dejiyo oo ku qoran "Adan Madoobe waan jeclahay, anaa is waal waali jirey", markaas aa la deyn doona :up:


Tattoo ku lahaa :lol: :lol: Ma Runloow iyo Emperior baad imooday?

Waagii allah ha u naxariistee Cigaal madaxweynaha noqday ayaa rag badani intay Berbera tageen si'ay naago Ciise muse ah u guursadaan. Sidii waagii mareehaan naagoohooda loogu badhaadhi jiray. Xitaa waxaa la waayey hablii ciise muse ee hilblaha, wadhatada ama dawarsan jiray. Waxaa Berbera ku yaraaday hablihii ciise muuse. Emperior iyo Runloow waxay dagaal hada ugu jiraan kii Cali gaab la xididi lahaa.
:lol: :lol: :lol: @ Emperior iyo Runloow waxay dagaal hada ugu jiraan kii Cali gaab la xididi lahaa.
Runloow101
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 353
Joined: Tue Apr 22, 2008 3:33 am
Location: Ilaahoow adaa weyn.

Re: UDUN

Post by Runloow101 »

udun wrote:
Rightwing wrote:
Cali_Gaab wrote:Ilaa uu tattoo isku soo dejiyo oo ku qoran "Adan Madoobe waan jeclahay, anaa is waal waali jirey", markaas aa la deyn doona :up:


Tattoo ku lahaa :lol: :lol: Ma Runloow iyo Emperior baad imooday?

Waagii allah ha u naxariistee Cigaal madaxweynaha noqday ayaa rag badani intay Berbera tageen si'ay naago Ciise muse ah u guursadaan. Sidii waagii mareehaan naagoohooda loogu badhaadhi jiray. Xitaa waxaa la waayey hablii ciise muse ee hilblaha, wadhatada ama dawarsan jiray. Waxaa Berbera ku yaraaday hablihii ciise muuse. Emperior iyo Runloow waxay dagaal hada ugu jiraan kii Cali gaab la xididi lahaa.
:lol: :lol: :lol: @ Emperior iyo Runloow waxay dagaal hada ugu jiraan kii Cali gaab la xididi lahaa.

Kursiga seddinnimo ugu dhawaan maayee tolnimo ayaan ugu dhawaanayaa adeer. Meesha nin Abokor Jibriil ah baa haysta
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”