Siciid85 wrote:Timo_Case, don't take notice of caasho gaab his just being a usual snet trollwuxu iis yidhi funny baad tahay marku ragga kale ee sharafta leh siida warancadde wax ka sheegayo.


Moderator: Moderators
Siciid85 wrote:Timo_Case, don't take notice of caasho gaab his just being a usual snet trollwuxu iis yidhi funny baad tahay marku ragga kale ee sharafta leh siida warancadde wax ka sheegayo.
Timo_Case wrote:Siciid85 wrote:Timo_Case, don't take notice of caasho gaab his just being a usual snet trollwuxu iis yidhi funny baad tahay marku ragga kale ee sharafta leh siida warancadde wax ka sheegayo.
![]()
kan cali gaab, inaan ignore listka ku daro ayuu u dhaw yahay
The irony:Siciid85 wrote:walle ku dar haadu malayacniiga iyo wakhtii lumiiska dafiiwayo
War yaa kugu yidhi sheekada Paltalk nooga sheeke aad ka soo dhegeysatay?kaliil wrote:SICIID IYO TIMOCASE, KAN CALI_GAAB E MEESHA KA NIICLE WAKHTI HA ISKAGA LUMININA. AF SOMALI XIITAA MA QORI YAQAANO OO DHOWAAN AYAA TUULADA DHAGAXDHEER LAGA KEENAY.IYADOON WELIGII XIITAA ISKUUL LAGU DARIN AYAA UK LA KEENAY OO HADDA XOOGAA ENGLISH AH LA BARAY. SIYAASADNA WAXBA KAMA YAQANO. BERYAHAN DANBE HABAR JECLADII KALE AYAA AADAN MADOOBAHA KU KACSAN OO INTAA CAAYAYSA. MEESHA PALTALK LA YIDHAAHDO 3:DII MAALMOOD E U DANBAYSAY AADAN MADOOBE IYO SIILAANYO AYAY KU CAAYAYEEN. SIILAANYO WAY U DHAMEEYEEN OO AAMINA WARIS AYAA U TALISA BAY KU LAHAAYEEN.AMINA WARIS AYUU GO`AANKU KA GO`AA OO IYADAA WAXAY DOONTO SO GO`AAMISA OO INTAY WARQADA U KEENTO KA SAXEEXDA UUN AYAY YIDHAAHDEEN. AADAN MADOOBE WAALIDOODA HABAR JECLADA KALE AYAY KU LAHAAYEEN IDIINMA BAAHNIN OO ANAGAA KELIGAYAGAY KURSIGA SAARNAY SIILAANYO. KUWA KALE WAXAY UGU JAWAABEEN " HAL ISKAROGO AYAA IDIN QAADA E MAXAAD KURSI SAARI KARTAAN", WAXAANAY KU DHAARTEEN INAANAY MAR DANBE SIILAANYO TAAGEERI DOONIN. SIILAANYO HABAR AWAL AYUU NAGA RAACAY AYAY KU YIDHAAHDEEN.
Liqaaye, inaad gun tihiin taas aya kuu cadaynaysa. Siilaanyo oo markii hore lahaydeen waa Habar Jeclo ayaad hadda Habar Jeclada kale ka xigsanaysaan oo leedihiin ninku waa Aadan Madoobe oo Habar Jeclada kale uma baahnin.Paltalk oo keliya maaha e meel walba Aadan Madoobe iyo Habar Jeclada kale way isku haystaan. Habar Jecladii kale dhiiga ayaa ku wada kacay oo way ka dhaarteen inay Aadan Madoobe danbe taageeraan.Coalitionki wuu burburay oo Arabna xiitaa wuu idiin xanaaqsanyahay.LiQaaye_TDH wrote:
War yaa kugu yidhi sheekada Paltalk nooga sheeke aad ka soo dhegeysatay?![]()
War Cambuulo Ha luguugu Dhaarto Ino Madaxweynha Jamhuuriyada Somaliland yahay Silaanyo oo uuna yahay nin Habar Jeclo- oo Adan Madoobe ah
Weliga waxaad odhan jirtay Haddo Silanyo qabsado Xabad iyo Dagaal ayay inoo tahay, Daciif daciifko dhalay, anako iskama hadalne Goaankayaga waa rumeyna!!!!
Maanta waxaad Noo Keentay Silanyo iyo Adan Madoobe aya lagu Caayay Paltalk iyo somalinet, get a Effiinnnn LIFEEEEEE