Timo_Case wrote:Dhaga Bacayl wrote:
I will try couz.
There is whole website dedicated to him. Google his name and you will find the link.
Do you know Qaasim was his qabill but not his real name?
He was the only man who could get away with it because of his brilliants. He picked the nick when he started school in Hargeisa so people won’t get confused about his background. That was the time one Hargeisa was home for few and the verification of your qabiil identity was valuable in a good way.
We need to embrace and preserve the history and legacy of our heroes or we are doomed for good. People like him don’t come by that often. We now have Suladaans, boqoro, religious leaders and poets who act like politicians. Shariftiiba way ka dhimatay walaahi….
Sheekada sidaan ku maqlay sxb, he went to odweyn and people asked him what his name was, so he said qaasim, i heard halkaa ayuu magacu ka raacay
Pass me the link sxb, i cant find it on google

Check this out.
http://www.farshaxan.com/Gabayaa/Qaasim.html
According Cawil’s book “
Search for a new Somali identity “ Qaasim marku schoolka la qorayay ee ninkii ingriiska ahaa iyo turjumaankiisu waydiiyeen magaciise ayouu yidhi magaygyu waa Ahmeh Ismacil Diriye Qaasim. Ninki magaciisa qoreeyay ee Somaliga haa oo isagu aqoon u lahaa (maxamoud Ahmed Cali or Yusuf H. Adan Qabile mid bu ahaa) ayaa ku yidhi sedex magac uun baa loo baahan yahay ee qabiilkaaga looma baahna Markaasuu hadana ku celiyey isago qaylinaya..ninkii Ingriiska ahaa ayaa ku yidhi waxaad ku tidhaa hadaanad sedexda magac oo qudha aanaad sheegin oonad qabiilka ka reebin schoolka laguma qoroyo. Hadana waa la waydiiyay markaasuu hadana ku celiyey.
Markaa Waxaa lagu yidhi laguma qoreyee iska tag markaasuu meel agteeda h istaagay isgo wali rajaynaya in laga yeelo. Markii lagu so uuruey ee la yidhi maxaad ku falaysaa magaca qabiilkaaga ee aad ku daba darayso magaca awowgaa yauu ugu jawaabay. WAXAAN IS LEE YAHAY HADII GAALKU ISKU DAYO INUU I DHAQAN WAREEJIYO BAL IN DADKU GARTO CIDAAN AHAY. How clever was that!
Aaakhirkii schoolki waa la qoray magaciina waa laga reebay laakiin inti ciyaal iyo cid kasta ag joogtay ee sheekada maqalaysay ayaa magacii Qaasim naanays uga dhigtay sidaa ayu magacuna ku raacay. ALLAH knows!