Am not suprised that you would play musical chairs with topics or quetions,waxaan ku weediiyey iyo meshaad ila aaday isma laha.haday kula tahay inaan barre iyo marexaan wax ka qabo,maad ogaden section eegtid waxa na kala haysta aniga iyo reer tolkeey?Voltage wrote:New York, adigu Barre bahal buu kula noqday. If someone talks about Shabaab wars in Xamar, laguma arko, hadii Beled-Weyne iyo ceelbuur iyo meel kale laga hadlo, lagumo arko....lakin isla markii lasoo qaado Barre ama Dollow laf dhuunduleele ayay kula noqotay...malaha Kismaayaad aragtaa![]()
![]()
![]()
kismaayo ma anaa heysta for me to worry about it? waa maya..weak quetion.malaha Kismaayaad aragtaa
as for xamar/baladweyne iyo ceel buur,there are no members here chest beating about how they are gonna over-run those places with the blessing of their warlord.