Page 3 of 3
Re: The Biggest Somali Building being Built in Hargeisa City
Posted: Thu Nov 11, 2010 2:46 pm
by kaliil
LiQaaye_TDH wrote: waxaad arkaysa somali ino Xayeeysiinaysa Some Round a Abouts

Adigona waxaad ka soo Horjeeda Fooqa ugu Weyn ee dhul somaliyeed laga sameeyo!!
Rounaboutku wadooyinkaan kuu sheegayay ayuu ka mid yahay. Hargeysa iyo Burco ayaa roundabout iyo traffic lights u baahan si shilalka badan uga yaraadaan. Liqaaye inaadeer waan ogahay wadankeena meel inooga fiicani inaanay jirin laakiin adigu uun la iskama fikiro. Markaad wadankii tagto miyaanad arkin siduu wadanki yahay. Dadka 70% waa shaqo la`aan, arday jaamacadaha ka baxay oo gidaarada taagtaagan ayaad arkaysaa. Dadku waa qaar wax haysta iyo qaar bakhtiyaya. Waa highclass iyo lowclass. Dadkeena qurbaha degen markay wadankii tagaan intay soo arkaan xoogaa guryo qurbajoogu dhisteen ayay yidhaahdaan Somaliland way duushay iyo horumar bay gaadhay. Anigu maalintaan arko dadkoo biyo la`aan ka cabanayn,wadooyin la sameeyey, iskuulo bilaasha ama cisbitaalo bilaasha ayaan odhanayaa horumar baynu gaadhnay.
Re: The Biggest Somali Building being Built in Hargeisa City
Posted: Thu Nov 11, 2010 2:54 pm
by kaliil
LiQaaye_TDH wrote:
Bilicdu dadka baahan maxay u taraysaa? Bilicda miyay ku cuntaynayaan? Hargeysa ayay biyo la`aani ka jirtaa oo xaafadaha qaarkood 3 maalmood bilaa biyo la ahaadaa. Dadka badankoodu waa bilaa camal oo waata camal la`aan darteed dadki soo wada tahriibayaan. Dhulku wadooyin malaha, Dadku waa jaahiliin oo inta wax baratay way yartahay. Iyadoo waxyaabahaas oo dhan jiraan ayaa fooq nin dhistay lagu faanaa miyaa?
Taasi Arrin Dowladeed! Maaha Mid Ganacsato Kifeyn Karo!!![/quote]
poiintgaygu waa kaas.waxa dawladu samayso e qof gaar ahi lahayn ayaa lagu faanaa. Public service iyo Private ayay kala yihiin. Private xiitaa ma xuma laakiin public serviceka ayaa ka fiican oo ka faaido badan. dadkoo dhan baa ka faaidaya.
Wadamada qurbaha ee aynu joogno waa inaynu isku dayno inaynu ka faaidaysano oo waxyaabaha fiican kaga dayano. Sinaanta iyo cadaalada inaynu kaga dayano weeye.dadku xiitaa markay wax ka wada dhexeeya samaystaan way dhawrtaan oo iska burburin maayaan.
Re: The Biggest Somali Building being Built in Hargeisa City
Posted: Thu Nov 11, 2010 3:01 pm
by LiQaaye_TDH
Kaliil: Sax waanan ku fahmay, insha allah Dadkeeno, waxey uu qaban karaan wey uu qaban dadka dhibaataysan.. Haddaba Itaalkeeno ma Yara... Laakin nimanka Ganacsatada iyo Siyaasiinta waxaaan anigo kula Talin Laha (Stop taking Staff from Abroad) Kuwan Qurbo-joogi iyagi waxi oo dhan qaatay, Macal Shaqooyinka Dowlada iyaga aya lagu taxay!!!
Laakin i know where you coming from!!
Re: The Biggest Somali Building being Built in Hargeisa City
Posted: Thu Nov 11, 2010 3:04 pm
by kaliil
Re: The Biggest Somali Building being Built in Hargeisa City
Posted: Thu Nov 11, 2010 3:56 pm
by udun
Actually dahabshiil is building these tall buildings in many towns in Somalia like Boosaaso, Las Anod, and Garoowe. That is what one engineer who works for it told me. A similar plan is in the works for major towns in Southern Somalia.
Re: The Biggest Somali Building being Built in Hargeisa City
Posted: Fri Nov 12, 2010 10:39 pm
by samadoon-waaxid
Re: The Biggest Somali Building being Built in Hargeisa City
Posted: Sat Nov 13, 2010 2:43 am
by Goljano Lion
Re: The Biggest Somali Building being Built in Hargeisa City
Posted: Sat Nov 13, 2010 8:55 am
by hargaysaay
mashalah that is big beutiful building but come on man you have not seen mogadisho their are bulidings 4 times as larger then this one