I dont know about other african women, laakin koleyba soomalida way ka sii xag jiraan..hadi tahay..isku dirka iyo sida dadka madax la isugu galiyo..inta naag aqal dumay ka danbeysa tiro ma leh.Way ka helaan dadka dhibtooda.LiQaaye_TDH wrote:I dont think inay Somalida keli tahay, i know some Black Girls, they act the same towards other girls....HELWAA wrote:Liqaaye
Naagaha soomalida wax ay kugu caayan uun ba rabaan and they wish ur life is worse then theirs..Xaasidin foqal xaasidin.
PO
If i talk for myself..i've never been a backstabber but i was unlucky enough to befriend few and i'm glad to them though, they tought me a great lesson of human nature.Alxamdulilah, now, i'm blessed with few oo ilaahy ka baqaneya that i could trust them with everything.
