Fyi, Patriot, stop shukansaning My cousin You stupid Cagdheer

Moderators: Moderators, Junior Moderators
dude I told you mar horey baa dantadhi ogaden sectionka laga waye, sokaan ka codsadhey inaadh gabdhihi nodheysidh mar QA ba shukansataa marna Dangirl soo wan cajisay oo counter attack ban sameye lakin intaas wax shaqsi kugeriyodhey majiro 1 ari , 2 digaag iyo 1 dameer ba kunaf wayeMurax wrote:![]()
![]()
![]()
@ the article
Fyi, Patriot, stop shukansaning My cousin You stupid Cagdheer
The_Patriot wrote:imean also in Utaange there was powdered milk given to DaroodNabeela wrote:Obviously I know it's powder, but was a bit vague when it comes to the connection, but now I see.
The_Patriot wrote:From Benta bufinta calanka wexey so shegtay in cawoo PM Farmajo asago hubaan ah soo wererey saldhigi weyna oo General Section ah, waxas inta lagu daraya in dagalku kafol kafol usocoto oo mid walba sheganayo guul. Danka Kacanka wexey shegteen iney qabsadheen wadadhi canka aaha oo isgoyska hotel Shukansi .Asago kahadhlayo sarkal GPK dadhisa lagu qiyasayo 15 jiir aa baa shegaye inu hadha usisiqayan boli qoraane, waxanu weydhiney maxa idhinka maqan wuxu yiri dawlada wa iney PS3 noo kenta si dag dag ah. Mar anu fursad kahelney sergal sarey oo Voltage wuxu yiri dagalku cawo wanus soo afjarena bari aroorti hadhu ilahi yirahdo.
Danka wadadaha iyo gobonimo donka wexan fursad kahelney inaanu lahadhalno afayenka C/Samad. C/Samad wuxu yiri wax dagal oo manta dacdhey majiro oo xayawano kabaxsadhey xeradha lagu xananeyo magaladha bartankedha oo udoow saldiga weyn oo General section baa dhib manta kajirtey. anaku warka sii bareyno banu weydhiney iney sifican noo cadeyan. OO afayenka wuxu yiri xayawan oo dan maso fakanin ee danyeradhi baa mudaharad wadey oo Moos lodhidhey.
Koleyto wexey uekeydh in meshan dagal ukadacey oo cid walba sheganeyso guul.
The_patriot oo Kaso Waramaya BBC.
Sh shariif xuu ku siiye hee, xaad waydisatay?Walaashiis wrote:The_patriot,
Do not be offended about the 'we' pronoun. It is a Somali way of clan loyalty. I remember when Alsharif was appointed as a president, an abgal friend
called me and said 'We can appoint you for a role'.
Another lunatic that thinks since he can not read what I wrote then I am Illiteratemahdi01 wrote:The_Patriot wrote:From Benta bufinta calanka wexey so shegtay in cawoo PM Farmajo asago hubaan ah soo wererey saldhigi weyna oo General Section ah, waxas inta lagu daraya in dagalku kafol kafol usocoto oo mid walba sheganayo guul. Danka Kacanka wexey shegteen iney qabsadheen wadadhi canka aaha oo isgoyska hotel Shukansi .Asago kahadhlayo sarkal GPK dadhisa lagu qiyasayo 15 jiir aa baa shegaye inu hadha usisiqayan boli qoraane, waxanu weydhiney maxa idhinka maqan wuxu yiri dawlada wa iney PS3 noo kenta si dag dag ah. Mar anu fursad kahelney sergal sarey oo Voltage wuxu yiri dagalku cawo wanus soo afjarena bari aroorti hadhu ilahi yirahdo.
Danka wadadaha iyo gobonimo donka wexan fursad kahelney inaanu lahadhalno afayenka C/Samad. C/Samad wuxu yiri wax dagal oo manta dacdhey majiro oo xayawano kabaxsadhey xeradha lagu xananeyo magaladha bartankedha oo udoow saldiga weyn oo General section baa dhib manta kajirtey. anaku warka sii bareyno banu weydhiney iney sifican noo cadeyan. OO afayenka wuxu yiri xayawan oo dan maso fakanin ee danyeradhi baa mudaharad wadey oo Moos lodhidhey.
Koleyto wexey uekeydh in meshan dagal ukadacey oo cid walba sheganeyso guul.
The_patriot oo Kaso Waramaya BBC.
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
Af soomaaligii naftii ayuuba ka siibey, kani Sijuuna ka daran
hal dameer ah oo eey ku shaqeeysato walina lama siin.abdalla11 wrote:![]()
![]()
Sh shariif xuu ku siiye hee, xaad waydisatay?Walaashiis wrote:The_patriot,
Do not be offended about the 'we' pronoun. It is a Somali way of clan loyalty. I remember when Alsharif was appointed as a president, an abgal friend
called me and said 'We can appoint you for a role'.
abdalla11 wrote:![]()