koley tirakoob lama samayn laakiin marka deegaanada la dego la eego anagaa ugu badan.yunis09 wrote:kaliil wrote:walahi taas waan arkay...new hargeisa waaba qabsateen,yunis09 wrote:g.
horta ma rooble xildiidka(carabala) ugu badab baha ismaaciilka
Laandeerayaalka Reer Sh. Isxaaq
Moderator: Moderators
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Laandeerayaalka Reer Sh. Isxaaq
Re: Laandeerayaalka Reer Sh. Isxaaq
gartay inadeerkaliil wrote:
koley tirakoob lama samayn laakiin marka deegaanada la dego la eego anagaa ugu badan.

- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Laandeerayaalka Reer Sh. Isxaaq
ma deegaanada Baha ismaaciil mise deegaanada carabala u gaarka ah?yunis09 wrote:gartay inadeerkaliil wrote:
koley tirakoob lama samayn laakiin marka deegaanada la dego la eego anagaa ugu badan.bal iiyara fududay dageenadiina
Re: Laandeerayaalka Reer Sh. Isxaaq
carabala
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Laandeerayaalka Reer Sh. Isxaaq
DHul aad u balaadhan ayaanu degnaa. Meel 90km Hargeysa u jirta oo waqooyiga gobolka oodweyne ah ayay ka bilaabmaan deeganadayadu. Gobolka oodweyne waxaanu ka degnaa 4 tuulo oo kala ah Shilimaale, Golwaraabe, Bali Yuusuf iyo Gocondhaale. Gobolka Gaashamo waxaanu ka degnaa Burcogoobo,Raqda, Caglibaaxle iyo Dhagaxa . reer Sugule iyo baha ismaaciil tuulooyin badan ayaanu la degnaa sida Moholin, Doonbiralay, Ceelbaxay,Alabla iyo Madheedhle. Ugaadh Cuma waxaanu la degnaa DHoobo guduud iyo Raamaale. Gunbuurna waxaanu la degnaa Cadaada. Qof reer Hawd ah ayuun baa garanaya tuulooyinkan. adigu reer Ceerigaabo ayaad tahay oo dhulkan waxba ka garanmaysid.
Last edited by kaliil on Wed Dec 15, 2010 4:09 pm, edited 1 time in total.
Re: Laandeerayaalka Reer Sh. Isxaaq
kaliil waa runtaa inadeer but lakiinse i've heard of few of those towns you mentioned like raqda(i thought it was reer abokor's tuulo), golwaraade, moholin, horta xagay xaaxi ku taalaakaliil wrote:DHul aad u balaadhan ayaanu degnaa. Meel 90km Hargeysa u jirta oo waqooyiga gobolka oodweyne ah ayay ka bilaabmaan deeganadayadu. Gobolka oodweyne waxaanu ka degnaa 4 tuulo oo kala ah Shilimaale, Golwaraabe, Bali Yuusuf iyo Gocondhaale. Gobolka Gaashamo waxaanu ka degnaa Burcogoobo,Raqda, Caglibaaxle, Dhagaxa iyo Qoorqalooc. reer Sugule iyo baha ismaaciil tuulooyin badan ayaanu la degnaa sida Moholin, Doonbiralay, Ceelbaxay,Alabla iyo Madheedhle. Ugaadh Cuma waxaanu la degnaa DHoobo guduud iyo Raamaale. Gunbuurna waxaanu la degnaa Cadaada. Daroor xiitaa waanu degnaa, intaasoo haddana ku badnayn. Qof reer Hawd ah ayuun baa garanaya tuulooyinkan. adigu reer Ceerigaabo ayaad tahay oo dhulkan waxba ka garanmaysid.
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Laandeerayaalka Reer Sh. Isxaaq
Raqda xoogaa reer abokor ah iyo xoogaa idarays ah way degaan laakiin waa magaalo carabala, carabaladaa ku labanlaabmaysa idarayska iyo reer abokorka meesha dega. Xaaxi waa gobolka oodweyne waana magaalo reer abokor.yunis09 wrote: kaliil waa runtaa inadeer but lakiinse i've heard of few of those towns you mentioned like raqda(i thought it was reer abokor's tuulo), golwaraade, moholin, horta xagay xaaxi ku taalaa
Re: Laandeerayaalka Reer Sh. Isxaaq
thanks for the info inadeerkaliil wrote:Raqda xoogaa reer abokor ah iyo xoogaa idarays ah way degaan laakiin waa magaalo carabala, carabaladaa ku labanlaabmaysa idarayska iyo reer abokorka meesha dega. Xaaxi waa gobolka oodweyne waana magaalo reer abokor.yunis09 wrote: kaliil waa runtaa inadeer but lakiinse i've heard of few of those towns you mentioned like raqda(i thought it was reer abokor's tuulo), golwaraade, moholin, horta xagay xaaxi ku taalaa

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 24 Replies
- 1576 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 18 Replies
- 1514 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 20 Replies
- 2622 Views
-
Last post by ToughGong
-
- 45 Replies
- 3117 Views
-
Last post by ChiefAaqil
-
- 0 Replies
- 7 Views
-
Last post by The Magnificent
-
- 17 Replies
- 1464 Views
-
Last post by Xaaji_Xundjuf