Page 3 of 4
Re: Maxamed Xaashi Cilmi sacked!
Posted: Sat Jan 01, 2011 1:59 pm
by Siciid85
Madaxweyne Ahmed LANGADHE,iska daaya nimanyahow imikad faaninayseen cabaadka joojiya...by the way sifir wa ayo ma H.A baa mise wa ayub

[/quote]
Sifir wa Siilaanyo inadeerkiis.

Re: Maxamed Xaashi Cilmi sacked!
Posted: Sat Jan 01, 2011 2:14 pm
by hargaysaay
silanyo is the president of somllnd he can do what ever he wants
calaalka daaya waa inta calaacalaysaan sheegaya
Re: Maxamed Xaashi Cilmi sacked!
Posted: Sat Jan 01, 2011 2:16 pm
by Mr_Alfaas
hargaysaay wrote:silanyo is the president of somllnd he can do what ever he wants
calaalka daaya waa inta calaacalaysaan sheegaya

Re: Maxamed Xaashi Cilmi sacked!
Posted: Sat Jan 01, 2011 2:19 pm
by Mr_Alfaas
siciid
Sifir wa Siilaanyo inadeerkiis.

i hope in uu xilkaa u magacaabo

Re: Maxamed Xaashi Cilmi sacked!
Posted: Sat Jan 01, 2011 2:40 pm
by SSSM
^^^
u want him to piss of sacad muse as well. after he pissed of all other clans i know ur plan

Re: Maxamed Xaashi Cilmi sacked!
Posted: Sat Jan 01, 2011 2:46 pm
by The_Emperior5
war anigu i dont mind if Siilaanyo u ka dhigo Hj wasiirka maaaliyada or xita wasiirka arimaha gudaha as long as he does his work, i just dont agree with sifir the guy just came last week. any how this news is been no other website report it
Re: Maxamed Xaashi Cilmi sacked!
Posted: Sat Jan 01, 2011 3:58 pm
by Barkhadd
only two out of the 82 members of the golaha wakiilada are women? That's disgrace
Re: Maxamed Xaashi Cilmi sacked!
Posted: Sat Jan 01, 2011 6:48 pm
by samatar133
war horta kuwan meesha wax ku malmaluuqaa qabyaalad badanaa!
kulmiya waxanu u dooranay isbadal iyo maamul wanaag. cid kasta oo uu madaxweynuhu u arko in ay shaqada sida ugu fiican u qaban karto isaga ayaa xor u ah in uu doorto. dabcan qolkaasi waa in uu noqdaa qof dalkiisa daacad u ah not the likes of sifir. any way let us give the president at list a year and half, hadii uu balan qaadkii oofin waayo uu garanayaa wadadii ay mareen Rayale, Cawil, Ciro iyo C/lahi Shani.
hope he will not cry like Jug_so-dhacay and Hindi----- doorashadii waa lagu shuuuubtay

Re: Maxamed Xaashi Cilmi sacked!
Posted: Sun Jan 02, 2011 2:16 am
by Mr_Alfaas
SSSM wrote:^^^
u want him to piss of sacad muse as well. after he pissed of all other clans i know ur plan

siilaanyo iyo sacad muse ha is bartaan u daaya odayga

Re: Maxamed Xaashi Cilmi sacked!
Posted: Sun Jan 02, 2011 2:23 am
by Goljano Lion
Mr_Alfaas wrote:SSSM wrote:^^^
u want him to piss of sacad muse as well. after he pissed of all other clans i know ur plan

siilaanyo iyo sacad muse ha is bartaan u daaya odayga

this is fake news

Ahmed laangadha ma maantu reer Gadiidki isku doontay , walee wu ka sheekayndoona
Re: Maxamed Xaashi Cilmi sacked!
Posted: Sun Jan 02, 2011 2:29 am
by Goljano Lion
Sifir means Zero 0
kan la yidha Sifir waaba Sifire maxaa looga dhiibayaa meesha, ma waxay rabaan inuu maaliyada somaliland sifir ka dhigo
Re: Maxamed Xaashi Cilmi sacked!
Posted: Sun Jan 02, 2011 2:29 am
by Mr_Alfaas
Goljano Lion wrote:Mr_Alfaas wrote:SSSM wrote:^^^
u want him to piss of sacad muse as well. after he pissed of all other clans i know ur plan

siilaanyo iyo sacad muse ha is bartaan u daaya odayga

this is fake news

Ahmed laangadha ma maantu reer Gadiidki isku doontay , walee wu ka sheekayndoona
Goljano ahmed langadhe miyaanu madaxweyne aheyn oo aanu badali kareyn ina xaashi

Re: Maxamed Xaashi Cilmi sacked!
Posted: Sun Jan 02, 2011 2:30 am
by Mr_Alfaas
Goljano Lion wrote:Sifir means Zero 0
kan la yidha Sifir waaba Sifire maxaa looga dhiibayaa meesha, ma waxay rabaan inuu maaliyada somaliland sifir ka dhigo
wasiirka maaliyada somaliland mudane sifir oo miisaaniyadi sanadeedka 2011 ku sheegay in ay gaadhay
SIFIR

Re: Maxamed Xaashi Cilmi sacked!
Posted: Sun Jan 02, 2011 2:30 am
by Goljano Lion
wuu bedeli karaa laaakiin ma xamli doona dacaayad reer gadiidku suuqa u soo gelin doonaan
Re: Maxamed Xaashi Cilmi sacked!
Posted: Sun Jan 02, 2011 2:32 am
by Mr_Alfaas
Goljano Lion wrote:wuu bedeli karaa laaakiin ma xamli doona dacaayad reer gadiidku suuqa u soo gelin doonaan
rer gadiidku talow maxay u bixin doonaan
ma sifir langadhe halki ahmed langadhe ka ahaa magacisa