
Noolow !
PS: Pat no hard feelings okay ?

Moderators: Moderators, Junior Moderators
war meshan wala isgadaya anigu ma ogi xagey weysadu isla qaba ladhahay.SahanGalbeed wrote:![]()
![]()
, Warye Pat { I like the way she calls you pat} , bal markey Nabeela af somali kugu faanto , bal walaalo ii sheeg waxa meeshan kugu hadhay ?
Nabs who is gacan yarahaga ?Nabeela wrote:Saas dheh waan yaabay.
Sahan, 1st of all welcome back and 2nd, my af somali is khatar these days, si fican baan u bartay walle, markaa is jir baan ku iri oo afsomalikeega wax ha ka sheegin lol
warye sahanow Dumarka sarirta un ba laga adkan kara ee hadhal wadh kudaliSahanGalbeed wrote:Pat , de inaar runta miyaad iska dhiibto ?
barasho wanaagsan maxaad ku tidhi ?
Ma'maanta isku kiin horeysa ?
Aar niyow dhulkaa lagu la dhace , iska adkeyso , Ilaah ba nin kaa dhige .