marexan hadhi caqli lagu ogyahay kabo laan Boli qoraane kamuna so carari laheyn ee inda adheyg iyo caqli xumo weye.XimanJaale wrote:![]()
Doqonki caghdeer.
My Presidential Candidate for 2011
Moderator: Moderators
-
The_Patriot
- SomaliNet Super

- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: My Presidential Candidate for 2011
-
ina aadan
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: My Presidential Candidate for 2011
Ximaan
Xiliga maanta lagu jiro somalida kale wax la kalaamikara nin mj u dhashay ama nin puntland matala, marka maxaynu miiska kenikaraa hadaynu nahay darodka kale.

wax miska lakeni karo majiro runti ahan C/yusuf Dibato badan buu naga badh badiyey ee wa haleyeina aadan wrote:Ximaan
Xiliga maanta lagu jiro somalida kale wax la kalaamikara nin mj u dhashay ama nin puntland matala, marka maxaynu miiska kenikaraa hadaynu nahay darodka kale.
- abdalla11
- SomaliNet Super

- Posts: 8228
- Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
- Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one
Re: My Presidential Candidate for 2011
sidee baa looga maseeri karaa nin aad laba jeer uhilisay? Who made him Major general? When Cigaal wanted to fire MSB AUN and his letter of resignation was ready, which reer mahad minister refused to sign? I suggest majeerteen to turn away from hawiye and focus on mareexaan and feel their wrathXimanJaale wrote:ina aadan wrote:Niyow waa in mj lo dayaa jakada kobaad e besha darood, walaahi wa iga daacad.
Marexaan, Dhulbahante, iyo darodka kaleba wa inay uga fadhistaan besha mj.![]()
war niinyahow ma sakhraan santahay. Majerteen kursi jecla, sidaas bey Siyaad barre ka maseeri jireyn markaasna jabhad sameysten. Saxib kursi darood ciid walba oo darood ah baa fadhisi ni karo
Gardarada siyaad barre baa bilaabay waana ogtahay
- XimanJaale
- SomaliNet Super

- Posts: 12577
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Re: My Presidential Candidate for 2011
not ur fairytale stories againabdalla11 wrote:sidee baa looga maseeri karaa nin aad laba jeer uhilisay? Who made him Major general? When Cigaal wanted to fire MSB AUN and his letter of resignation was ready, which reer mahad minister refused to sign? I suggest majeerteen to turn away from hawiye and focus on mareexaan and feel their wrathXimanJaale wrote:ina aadan wrote:Niyow waa in mj lo dayaa jakada kobaad e besha darood, walaahi wa iga daacad.
Marexaan, Dhulbahante, iyo darodka kaleba wa inay uga fadhistaan besha mj.![]()
war niinyahow ma sakhraan santahay. Majerteen kursi jecla, sidaas bey Siyaad barre ka maseeri jireyn markaasna jabhad sameysten. Saxib kursi darood ciid walba oo darood ah baa fadhisi ni karo
Gardarada siyaad barre baa bilaabay waana ogtahay
-
The_Patriot
- SomaliNet Super

- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: My Presidential Candidate for 2011
Ok are you trying to act like a saint.
- XimanJaale
- SomaliNet Super

- Posts: 12577
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Re: My Presidential Candidate for 2011
Is not about aniga mamuul heysti marka waxaan noqon madaxweyn, sheekada sidaas ma ha, niin shaqsiyaan karti leh baa uu matali karo Darood.ina aadan wrote:Ximaan
Xiliga maanta lagu jiro somalida kale wax la kalaamikara nin mj u dhashay ama nin puntland matala, marka maxaynu miiska kenikaraa hadaynu nahay darodka kale.
Re: My Presidential Candidate for 2011
You will never appreciate what a majerteen man does for DaroodXimanJaale wrote:Is not about aniga mamuul heysti marka waxaan noqon madaxweyn, sheekada sidaas ma ha, niin shaqsiyaan karti leh baa uu matali karo Darood.ina aadan wrote:Ximaan
Xiliga maanta lagu jiro somalida kale wax la kalaamikara nin mj u dhashay ama nin puntland matala, marka maxaynu miiska kenikaraa hadaynu nahay darodka kale.
-
The_Patriot
- SomaliNet Super

- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: My Presidential Candidate for 2011
oo caqli hawiye baa lagu shaqeen sidhi lo mujiyo Somalia jaceel miya?XimanJaale wrote:Is not about aniga mamuul heysti marka waxaan noqon madaxweyn, sheekada sidaas ma ha, niin shaqsiyaan karti leh baa uu matali karo Darood.ina aadan wrote:Ximaan
Xiliga maanta lagu jiro somalida kale wax la kalaamikara nin mj u dhashay ama nin puntland matala, marka maxaynu miiska kenikaraa hadaynu nahay darodka kale.
Tell me has the current PM looked into what happens within the Toxic TFG? has he tried to sort it out?
Mise he just says Yes Masa to the Dameer.
Re: My Presidential Candidate for 2011
Be like A/Y or stay away from the dirty dameer politics.
-
ina aadan
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: My Presidential Candidate for 2011
Waryaadheheen reer kabalaxle yaan laysugu tagin besha sade e si macquula u dooda.
Ximaan
Waxaad tidhi waxa lo bahanyahay shaqsi kartile, bal ma no shegi kartaa wuxuu kuso kordhin somaliya nin kaligii mel socda oo ayna cidi la socon.
Midakale hadii aanay awodi meshan shaqaynayn, maxay darod iyo hawiye isugu badalayaan boska kobaad e dawlada, maxaase lo waayay inuu hawiyeha yaryari noqdo maxadweyne ama wisiirka kobaad.
Ximaan
Waxaad tidhi waxa lo bahanyahay shaqsi kartile, bal ma no shegi kartaa wuxuu kuso kordhin somaliya nin kaligii mel socda oo ayna cidi la socon.
Midakale hadii aanay awodi meshan shaqaynayn, maxay darod iyo hawiye isugu badalayaan boska kobaad e dawlada, maxaase lo waayay inuu hawiyeha yaryari noqdo maxadweyne ama wisiirka kobaad.
- XimanJaale
- SomaliNet Super

- Posts: 12577
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Re: My Presidential Candidate for 2011
why don't u ask a non-marehan how the PM is doing, then u will get non biased answer. PM has changed TFG and things are turning good for once, why don't see the development. P.s Hawiye are Somalis, don't be qabilist, that was 1991 it is 2011, its time to reunite a nation.The_Patriot wrote:oo caqli hawiye baa lagu shaqeen sidhi lo mujiyo Somalia jaceel miya?XimanJaale wrote:Is not about aniga mamuul heysti marka waxaan noqon madaxweyn, sheekada sidaas ma ha, niin shaqsiyaan karti leh baa uu matali karo Darood.ina aadan wrote:Ximaan
Xiliga maanta lagu jiro somalida kale wax la kalaamikara nin mj u dhashay ama nin puntland matala, marka maxaynu miiska kenikaraa hadaynu nahay darodka kale.![]()
![]()
![]()
Tell me has the current PM looked into what happens within the Toxic TFG? has he tried to sort it out?
Mise he just says Yes Masa to the Dameer.
-
The_Patriot
- SomaliNet Super

- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: My Presidential Candidate for 2011
Ok who should I ask?
reer Somaliland, reer Puntland mise Hawiyaha that do not want to sucrifice their sons for the TFG?
reer Somaliland, reer Puntland mise Hawiyaha that do not want to sucrifice their sons for the TFG?
-
ina aadan
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: My Presidential Candidate for 2011
War farmaajo wa nin wanaagsan e waxan ku haysanaa wa DANTA BESHA DAAROOD muuna fulin e muqdisho iyo hawiye buu ku dhex waregaa.
- XimanJaale
- SomaliNet Super

- Posts: 12577
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Re: My Presidential Candidate for 2011
Horta, qof shaqsi ah, wuxu heesta tollkis oo waano iyo support siinayo, laakiin hadaan mamuul heysto maxaa inaad qof tolkis kale ka fiican yahay, wadanka somalia waxa ka jiro waad aragta, qabil walbo awood uu madax ku noqdo uu leyahay waayo qofka waa somali waana, laakiin darufo kala duwan ba jiro, waxa la doona iin konfuur argagxisada laga siifeyo, marka iin la yiraahdo mamuul baan leyahay marka wax baan noqon ma soconeyso. Mamuul baan leyahay dadka kale waan ka fiicanahay xata ma soconeyso.ina aadan wrote:Waryaadheheen reer kabalaxle yaan laysugu tagin besha sade e si macquula u dooda.
Ximaan
Waxaad tidhi waxa lo bahanyahay shaqsi kartile, bal ma no shegi kartaa wuxuu kuso kordhin somaliya nin kaligii mel socda oo ayna cidi la socon.
Midakale hadii aanay awodi meshan shaqaynayn, maxay darod iyo hawiye isugu badalayaan boska kobaad e dawlada, maxaase lo waayay inuu hawiyeha yaryari noqdo maxadweyne ama wisiirka kobaad.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 85 Replies
- 507 Views
-
Last post by Xamud.
-
- 23 Replies
- 2159 Views
-
Last post by ArcadeFire
-
- 5 Replies
- 1202 Views
-
Last post by sahal80
-
- 23 Replies
- 1656 Views
-
Last post by Aguardiente
-
- 43 Replies
- 3855 Views
-
Last post by gemini07
-
- 0 Replies
- 691 Views
-
Last post by neocon_2007
-
- 0 Replies
- 618 Views
-
Last post by zingii
-
- 0 Replies
- 972 Views
-
Last post by TeAmo
-
- 5 Replies
- 929 Views
-
Last post by Murax
-
- 20 Replies
- 4208 Views
-
Last post by Lillaahiya