

Abdalle,
Horta koley waa lagu kala dhowaa magaalada...Dee qofkii ama reerkii magaalada xeebta deganaa ama caasimadda deganaa waa ka chance badan yahay ka geela hwadka ku raacaya...Somaalidu waxay ku maahmaahdaa "Dheriga ninkii u dhow, ayaa lafta kala baxa"


Waan kugu raacsanahay inay waajib saaran tahay qofku markuu madax yahay ama masuul yahay inuu ka fiirsado waxa uu ku hadlayo.... Goorma ayuu sidaa u hadlay Farmaajo...magaciisu waa Farmaajo eh, maaha Jaalato eh
