Page 3 of 5

Re: Intellectual dishonesty of the Somali Prime Minister Far

Posted: Tue Jan 25, 2011 6:06 pm
by kambuli
^^^^ nabiib :!: Jooji qoriga dabka leh ee aad la wareegeysid :down:

Abdalle,

Horta koley waa lagu kala dhowaa magaalada...Dee qofkii ama reerkii magaalada xeebta deganaa ama caasimadda deganaa waa ka chance badan yahay ka geela hwadka ku raacaya...Somaalidu waxay ku maahmaahdaa "Dheriga ninkii u dhow, ayaa lafta kala baxa" :up: :lol: Laakiin anigu waxaan ka hadlay isu fiirsiga iyo is daba socodku inuu yahay wax xun....

Waan kugu raacsanahay inay waajib saaran tahay qofku markuu madax yahay ama masuul yahay inuu ka fiirsado waxa uu ku hadlayo.... Goorma ayuu sidaa u hadlay Farmaajo...magaciisu waa Farmaajo eh, maaha Jaalato eh :lol:

Re: Intellectual dishonesty of the Somali Prime Minister Far

Posted: Tue Jan 25, 2011 6:12 pm
by The_Emperior5
nabiib na kumu aha faarmaajo aha ki yidhi ,, abgaal iyo majeerteen gumeystihi talyaaniga ayaay dabbada u dhaqi jireen isaga weydi :lol: wuxu reeraha u cayey

Re: Intellectual dishonesty of the Somali Prime Minister Far

Posted: Tue Jan 25, 2011 6:15 pm
by XimanJaale
Beesha Darood, Wax jirin haa ku mushqulina. Shisheeye baa nala jooga ee aan arinteyn marka kale ka hadalno, isku diir bey wadan dadka qaarkood.

Re: Intellectual dishonesty of the Somali Prime Minister Far

Posted: Tue Jan 25, 2011 6:16 pm
by Kukri
Intelect and Somalia = oxymoron

Re: Intellectual dishonesty of the Somali Prime Minister Far

Posted: Tue Jan 25, 2011 6:16 pm
by The_Emperior5
XimanJaale wrote:Beesha Darood, Wax jirin haa ku mushqulina. Shisheeye baa nala jooga ee aan arinteyn marka kale ka hadalno, isku diir bey wadan dadka qaarkood.
Kan ximan xaara baba ugu daran abgaal na goormey daarood noqdeen :lol:

Re: Intellectual dishonesty of the Somali Prime Minister Far

Posted: Tue Jan 25, 2011 6:20 pm
by XimanJaale
The_Emperior5 wrote:
XimanJaale wrote:Beesha Darood, Wax jirin haa ku mushqulina. Shisheeye baa nala jooga ee aan arinteyn marka kale ka hadalno, isku diir bey wadan dadka qaarkood.
Kan ximan xaara baba ugu daran abgaal na goormey daarood noqdeen :lol:
Abgaal miya qolka ku jiro? Maya!

Re: Intellectual dishonesty of the Somali Prime Minister Far

Posted: Tue Jan 25, 2011 6:23 pm
by The_Emperior5
XimanJaale wrote:
The_Emperior5 wrote:
XimanJaale wrote:Beesha Darood, Wax jirin haa ku mushqulina. Shisheeye baa nala jooga ee aan arinteyn marka kale ka hadalno, isku diir bey wadan dadka qaarkood.
Kan ximan xaara baba ugu daran abgaal na goormey daarood noqdeen :lol:
Abgaal miya qolka ku jiro? Maya!
Qolkee :|

Re: Intellectual dishonesty of the Somali Prime Minister Far

Posted: Tue Jan 25, 2011 6:24 pm
by ina aadan
The_Emperior5 wrote:nabiib na kumu aha faarmaajo aha ki yidhi ,, abgaal iyo majeerteen gumeystihi talyaaniga ayaay dabbada u dhaqi jireen isaga weydi :lol: wuxu reeraha u cayey
Waryaa been haka shegin wasiirka1 e somaliya.
Mise waxaad daba qabsan majerten iyo marexaan xajandan dhextaal.

Re: Intellectual dishonesty of the Somali Prime Minister Far

Posted: Tue Jan 25, 2011 6:24 pm
by XimanJaale
Qolka= Threadka :|

Re: Intellectual dishonesty of the Somali Prime Minister Far

Posted: Tue Jan 25, 2011 6:27 pm
by The_Emperior5
ina aadan wrote:
The_Emperior5 wrote:nabiib na kumu aha faarmaajo aha ki yidhi ,, abgaal iyo majeerteen gumeystihi talyaaniga ayaay dabbada u dhaqi jireen isaga weydi :lol: wuxu reeraha u cayey
Waryaa been haka shegin wasiirka1 e somaliya.
Mise waxaad daba qabsan majerten iyo marexaan xajandan dhextaal.

ina aadan saasu yidhi wiilka farmaajo awoowgi la gubku aniga ku huba, adigu afka frenjiga ma taqanid eh iga qaado taas :mrgreen:

Re: Intellectual dishonesty of the Somali Prime Minister Far

Posted: Tue Jan 25, 2011 6:31 pm
by ina aadan
War ninkan layidhaahdo farmaajo nin ka culus weeye waxyalahan ookale, lakin hadii u yidhahdobase ma ben bu sheegay,,,,, waa maya.

Marka adiku maxaad ku maagtay,,,,, kaana yelimayo majerten iyo abgaal bu aflagadeyay.

Re: Intellectual dishonesty of the Somali Prime Minister Far

Posted: Tue Jan 25, 2011 6:32 pm
by Voltage
Dadkaan reer baadiyeysanaa. If someone tells the truth, is he hating? Farmaajo wrote a master's thesis which has to have every fact cited. Don't you think his part about tribes benefiting from colonists would be cited? if you don't think so, you have never done an academic research paper.

Re: Intellectual dishonesty of the Somali Prime Minister Far

Posted: Tue Jan 25, 2011 6:35 pm
by kambuli
OO wuxu wax uu haddeer intuu xukunka hayey uu yidhiba maaha miyaa :?:

OO waaba la is qalay oo laga heshiiyee... :!:

Re: Intellectual dishonesty of the Somali Prime Minister Far

Posted: Tue Jan 25, 2011 7:31 pm
by Murax
Somalian Boqor,


Koonfur consists of Mudug and in general all Italian controlled territory which included Bari. Waqooyi waxaa laga wada what was known as Brittish Somaliland. Farmaajo meant Southern in that sense not Jubbas.


Abdalla,


Just like He told the truth about the 'dictator' and his policies, He also spoke the truth in that statement by the same token :up:



Kambuli,

When did Marexaan ever say anything about Cumar Cabdirashid? He and His Gov were a fail and Farmaajo while He hasn't been here for long, His Gov is a fail too. Laakin meeshan waxaa laga hadlaaya a unfounded aflagaado of Mr Farmaajo's academic credentials. Gal dil gartiisa sii, His book was spot on and unbiased :up:

Re: Intellectual dishonesty of the Somali Prime Minister Far

Posted: Tue Jan 25, 2011 7:51 pm
by abdalla11
The reason i dislike mareexaanku waxaa weeye xumaanta xataa wey isku raacaan oo kooga qaldan runta uma sheegan and you wonder why people look down on them, midgaha darood :down:

Did the Italians built Garowe, Qardho and Bosaso in 12 years from scratch?
I think Voltage got angry in walaashiis wax laga sheegay lol