Magacyada Maxaabistii Kalshaale lagu Qabtay iyo Qabiilkooda
Moderator: Moderators
Re: Magacyada Maxaabistii Kalshaale lagu Qabtay iyo Qabiilko
Saraarnews & Caynabonews? double check your sources. Non of the H.Y & Sa'ad Yoonis owned websites such as Togdheernews,Oodweynenews, etc) and the other reliable ones are reporting such.
The clashes in Horufadhi was between Dhullos & HJ like your websites state nothing to do with S.Y.
Dagaal ka Dhacay degmada Horufadhi iyo Warar kale oo deegaanka ah.
Waxaa maanta ka dhacay degmada Horufadhi ee gobolka Cayn dagaal kooban oo u dhexeeya dadka deegaanka iyo beesha Habarjeclo.
Waxaa magaalada hareeraheeda ku sugnaa soo guurto beelaha Habarjeclo ah, waxaana shalay odayaal ka soo jeedaa deegaanka Horufadhi u sheegeen inaysan imaan magaalada dhexdooda sababo xaga amaanka ah, waxaana ay iska indho tireen soo jeedintii Duqayda. Waxayna taas bedelkeedii isku urursadeen meel dhanka Qoorlugud ka xigta Horufadhi taasoo dhalisay in dhalinyaro ka tirsan kuwa deegaanka ay weerar ku qaadaan. Halkaas waxaa ku nafbaxay labo ruux oo ka soo jeeday beesha Habarjeclo.
Waxaana dhalintan oo ka cadhaysnaa dagaalkii Kalshaale ee gaadmaada ahaa ay gebi ahaanba ka buriyeen maleeshiyaadkii deegaanka Gamaha. Xaalada magaalada horufadhi ayaa hada degan, waxaana magaalada hada shacabkeedu yihiin kuwo feejigan, mana jirto wax danbe oo dhibaato ah oo dhacay.
Dhanka kale magaalada Laascaanood ayaa weli kacsan ayadoo dadku ay Cutub cutub u wada socdaan, waxaana magaalada ku sugan labo horgal oo wasiiro ugu magacaaban maamulka SNM kuwaasoo kala ah Madiidin Xaabsade iyo C/Risaaq Ahmed Dawdar oo dhawaan isku Cimaamaday Horgalnimo cusub.
Dhanka Kalshaale ayaa weli la isku horfadhiyaa ayadoo xabadu markastaba dhici karto, waxanaa labada dhinacba jira gurmado waa weyn oo u qul qulaya, ayadoo xaalada deegaanku ay tahay mid cakiran.
Waxii wara kala soco wararkeena danbe.
Horufadhi.com

WALAAHAY IIDOORKA WAAN LA YAABAA, WAR HADII DAGAALKU AHAA DHULOOS AND H/JECLO MAXAA CIIDAMADII AAD QARANKA UGU YEEDHI JIRTEEN U SOO RAACEEN HABAR JECLO? ANAGU AWALBA WAANU OGAYN IN CIIDAMADIINA AAD UGU YEEDHAAN CIIDAMADO QARAN AY ISAAQ WADA YIHIIN. SSC CIIDAMDEEDU WAXAY JOOGEEN BUUHOODLE OO LABA QABIIL OO ISLAYNAYA MA SOO DHEX GALAAN, LAAKIIN IMINKA WAX ISKA CELIYA.................. DHULOOS CAN FIGHT WITH ALL THESE TRIBES HABAR AWAL, HABAR YONIS HABARJECLO, ARAB CIIDAGALE, GUDUBIIRSI, CIISE AND OTHERS.. DHULOOS KALIYA WEEYE DAGALKU AND ALL OF YOU.. LET'S SEE WHAT HAPPEN NOW ON..
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Magacyada Maxaabistii Kalshaale lagu Qabtay iyo Qabiilko
Maxaad dagaal u ciclaameynysin dadkina qurbaha jooga waligay ma arkin dad iclaamiya dagaal reer miye dhex mara idinku guryihin fadhiya jeyr maraykan baad degentahay sicid maraykan bu degenyahay babygirl maraykan bay degentyahay intiinu ba dagaal reer miye baad ku kala faaneysin hebel ba la dilay , ninka dagaalya yaqana kuma deg dego.
jeyrow Ciidamada Somaliland qabil na garab ma siiyaan wala habarjeco wala warsangeli habaryoonis ama Dhulbahante , laakin niminka meeleshiyadka buhoodle ciiidamada qaranka oo maraya hagoogane iyo kalshaale bey ciidamo beeleed so weerareen ciidamada qaranku wey iska cabiyeen 7 na wey diileen 18 na wa qabteen dadkina wa kale diireen, ciidamadu waxay ba meesha u yimadeen waxay maqleen salamadow iyo Axmed garaad ba isk heley baligi kalshaale waxay islahayeen kala dhex gala laakin foolish , clan buhoodle militia attacked the national army of Somaliland, wata maanta labba habarjeclo ay lugu diiley hururfadhi may ciidamadu qaranka ku duulaan wacays adan iyo hayaag.. that did not happen it will not happen, Ciidamada qaranka iyo kuwa booliska waxay u joogaan inanay beeluhu is dilin. waxaynu u rajeynayna ilahay abaahara bahsan dalkeena ka qaado hala duceysto oo allah hala baryo oo salaad fara badan hala tukkado.. Colaada reer miyguna wa dhamaan inshallah..
Suldaan Emperior

Owned Ina Aamina lol. The original from Togdheernews.

Re: Magacyada Maxaabistii Kalshaale lagu Qabtay iyo Qabiilko
EMPRIOR.05 NINYOHOW HORTA NIN WAX GARAD AH BAAD TAHAY, DAGAL IN LAGU DEG DEGO MA FIICNA, LAAKIIN SOMALI WAA WADA QABIIL. NIMANKA MEESHA JOOGAY H/JECLO AYEY MEESHA U JOOGEEN OO DAGAAL DHEXMARAY, CIIDANKII AAD QARAN KU SHEEGI JIRTEEN BAANA LA SOO SAFTAY, TAASI WAA CADAAN. ILAAHAY HA QABOOJIYO DAGAALKA, LAAKIIN XAALADU AAD BAY U XUNTAHAY IMINKA. COLAAD XUN BAA BILAABANTAY EEDANA CIIDAMADA SOMLILAND BAA LEH IYO BEESHA ISAAQ. WAXAANSE CAQLI GAL AHAYN CIIDAMO NABAD ILAALIN AH BAANU NAHAY HAL BEELNA WAANU WEERARAYNAA TAASI MA SOCONAYSO. CIIDAMADA SOMALILAND IMINKA WAXAA LOO ARKAA ISAAQ QOF KASTAANA WAA OGYAHAY HADII AAD ODHAN JIRTEEN SOMALIALAND WAA MAAMUL IMINKA WAA MAAMUL ISAAQ.... ILAAHAY UMADA SOMALIYEED HA KALA QABOOJIYO..
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Magacyada Maxaabistii Kalshaale lagu Qabtay iyo Qabiilko
JeyR wrote:EMPRIOR.05 NINYOHOW HORTA NIN WAX GARAD AH BAAD TAHAY, DAGAL IN LAGU DEG DEGO MA FIICNA, LAAKIIN SOMALI WAA WADA QABIIL. NIMANKA MEESHA JOOGAY H/JECLO AYEY MEESHA U JOOGEEN OO DAGAAL DHEXMARAY, CIIDANKII AAD QARAN KU SHEEGI JIRTEEN BAANA LA SOO SAFTAY, TAASI WAA CADAAN. ILAAHAY HA QABOOJIYO DAGAALKA, LAAKIIN XAALADU AAD BAY U XUNTAHAY IMINKA. COLAAD XUN BAA BILAABANTAY EEDANA CIIDAMADA SOMLILAND BAA LEH IYO BEESHA ISAAQ. WAXAANSE CAQLI GAL AHAYN CIIDAMO NABAD ILAALIN AH BAANU NAHAY HAL BEELNA WAANU WEERARAYNAA TAASI MA SOCONAYSO. CIIDAMADA SOMALILAND IMINKA WAXAA LOO ARKAA ISAAQ QOF KASTAANA WAA OGYAHAY HADII AAD ODHAN JIRTEEN SOMALIALAND WAA MAAMUL IMINKA WAA MAAMUL ISAAQ.... ILAAHAY UMADA SOMALIYEED HA KALA QABOOJIYO..
Jeyr ciidamada qaranka Somaliland fadhisankouud wa kalshaale iyo inta u dhexeysa hagoogane dhanka hawdka iyaguna kuma talin jirin inu meesha dagaal ku dhaca , ismanay lahayn meleshiyadka Buhoodle soo weerarayaa, waxay maqleen salamadow iyo axmed garaad ba xabbad isku rid riidayaa ,, ilaa 80 askar oo dhowr tikniko oo kuga gaashaman gawaadhida dagaala oo ciidanka qaranka tiirsana ayaa goobti tagay iyago marayaa meesha ayeey meleyshiyadki Buhoodle xabbad ku fuureen gaadhi dagaalka ciidamada qaranka dabeedna askar ba ku dhawacmay gaadhi na wax bu ku noqday dabeedna halkasu dagaalku ka bilaabay wa wax runti laga xumado inu halka dagaal ka dhaco maanta habarjeclo iyo dhulbahnte hururfadhi bay isku dileen , ciidanka qaranku mu u hiiliyo habarjeclo ileen laba reer miye ba is dilay wa maya ciidanka qaranka inadeer wa nabad ilaalin., nabaduna wa shay muhim ah halanaga shaqeyo baan odhan laha.
Re: Magacyada Maxaabistii Kalshaale lagu Qabtay iyo Qabiilko
Maba jirto maxaabiis reer Buuhoodle ah oo aad qabsateen. Waa been magacyadan aad la wareegaysaan, Inna Khadiija iyo Inna Aamina iyo Inna Faadumo kulahaa
Yaa magacyo noocaas ah la baxa, ma jirto ciidan aad qabsateen, xaqiiqiyan SL militia 4 gaadhi baa laga gubay. Waa jirtaa niman baabuur la socday oo la yidhi gawaadhi baad kala degteen laakiin ma jirto ciidan aad dagaal ku qabateen idinkaa tiknikadii laga gubay 

Re: Magacyada Maxaabistii Kalshaale lagu Qabtay iyo Qabiilko
^^^ What are you on about? those 18 men have been captured and it's real. Even your websites were calaacaling about "18 people missing" lol. Little do they know they are in Burco jails. But don't worry we treat prisoners well. 
"a dib dagaalkii shalay casarkii ka qarxay Baliga Kalshaale ayaa waxaa saacadba saacada ka danbeysa isa soo taraya Khasaarihiisa. Warbaahinta SSC oo ilaa xalay u kuur galaysey khasaaraha dagaalka ayaa ugu danbeyntii saaka wararka badankoodii helay.Dagaalkii shalay dhacay ayaa ahaa mid gaadmo ah, kaasoo ay labo jiho ka soo weerareen Ciidamada maamulka SNM iyo maleeshiyo beeleedka Isaaq oo is garabsanaya Fadhiisiinkii ciidamada difaaca ahaa ee Deegaanka Kalshaale.Maleeshiyaadka SNM ee isugu jirey kuwa maamulka iyo beeshooda ayaa ku hubaysaan tikniko gaadhaysay 25 gaadhi, oo ah kuwa ilaalada gaarka ah u ah Siilaanyo iyo Saleebaan gaal oo labadu Habarjeclo ah.
Dagaalka auyaa dhaliyey Khasaare fara badan oo labada dhinac ah, waxaana la xaqijiiyey dhimasho shan ruux dhanka Deegaanka Kalshaale, kuwaasoo qaarkood maxaabiis ahaan ay u dileen, waxaana afar nin oo Maydkooda la helay saakoo isniin ah ay ahaayeen kuwo lagu diley gaadhi Taayirkii ayadoo ay ka muuqanayso sawirka Taayirka la mariyey Maxaabiistaas.
Waxaana dhawaca hada la hayaa uu yahay afar ayadoo mid dhawaac ahaana u xalay saqdii dhexe go’a, waxaa sidoo kale ilaa hada la la yahay 18 ka mid ah dadkii deegaanka ee shalay weerarka wada jirka ah ee gaadmada ah ay ku soo qaadeen Beesha iyo maamulka is garabsanayey."
http://horufadhi.com/?p=2129

Waxa lagu faanaya rag reer miyi qafashay oo macawiis xidhan oo bila qori ahudun wrote:Maba jirto maxaabiis reer Buuhoodle ah oo aad qabsateen. Waa been magacyadan aad la wareegaysaan, Inna Khadiija iyo Inna Aamina iyo Inna Faadumo kulahaaYaa magacyo noocaas ah la baxa, ma jirto ciidan aad qabsateen, xaqiiqiyan SL militia 4 gaadhi baa laga gubay. Waa jirtaa niman baabuur la socday oo la yidhi gawaadhi baad kala degteen laakiin ma jirto ciidan aad dagaal ku qabateen idinkaa tiknikadii laga gubay

Re: Magacyada Maxaabistii Kalshaale lagu Qabtay iyo Qabiilko
Garaad. I don't think those guys were ordinary reer miyi but part of Jabhad ku sheega (SSC - Soldiers of Saado Cali). You should know better Cidaanka Qaranka Somaliland does not arrest ordinary innocent reer miyi's who haven't done nothing.
Last edited by Siciid85 on Wed Feb 02, 2011 8:29 am, edited 2 times in total.
Re: Magacyada Maxaabistii Kalshaale lagu Qabtay iyo Qabiilko
Garaad
Are these the unarmed reer miyi captured by Mahad Caanbashe so that he can get piad $$ by Somaliland???

That is what happened bro, and have heard my many sources they were arrested by Mahad Caanbashe he Jamac Siyaad dhulbahanteSiciid85 wrote:Garaad. I don't think those guys were ordinary reer miyi but part of Jabhad ku sheega (SSC - Soldiers of Saado Cali). You should know better Cidaanka Qaranka Somaliland does not arrest ordinary innocent reer miyi's who haven't done nothing.

Re: Magacyada Maxaabistii Kalshaale lagu Qabtay iyo Qabiilko
Yes they were captured by Mahad Caanbashe who is trying to make a name for himselfExecutive wrote:Garaad
Are these the unarmed reer miyi captured by Mahad Caanbashe so that he can get piad $$ by Somaliland???

Re: Magacyada Maxaabistii Kalshaale lagu Qabtay iyo Qabiilko
I can't blame Mahad Canbaashe or whoever was behind the arrests they are just being business minded ( Every 1 prisoner captured = 500 dollars.) 

Re: Magacyada Maxaabistii Kalshaale lagu Qabtay iyo Qabiilko
Siciid85 wrote:I can't blame Mahad Canbaashe or whoever was behind the arrests they are just being business minded ( Every 1 prisoner captured = 500 dollars.)
I understand what you would support it, but I don't get how garad13 would back SL?

garad13
Whats your uncle Xaabsade doing about it?
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 996 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 741 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 479 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 2 Replies
- 641 Views
-
Last post by original dervish
-
- 0 Replies
- 355 Views
-
Last post by Salaxbaashe
-
- 3 Replies
- 755 Views
-
Last post by KyrieJama
-
- 1 Replies
- 401 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 7 Replies
- 780 Views
-
Last post by Advo
-
- 14 Replies
- 1010 Views
-
Last post by shiniile9