Forget Silanyo, Gabose and Saylici. indhabuur...I like the older gentelman in your avator...very nice indeedAishahWaqooyi wrote:waa caadi inabti i will take you word that you have hair ...
Madeline silaanyo is ugly ... ssaylaci is very cute but what Gabose makes up his shortness with the two letters in front of his name DR
Siciid your cute too![]()
![]()
Gaboose Oo Magaalada Burco Yimi
Moderator: Moderators
- Madelina
- SomaliNetizen

- Posts: 953
- Joined: Fri Jan 21, 2011 11:48 am
- Location: My country is Somaliland, My Ethnicity is Somali and My Religion is Islam ;-)
Re: Gaboose Oo Magaalada Burco Yimi
- MujahidAishah
- Posts: 16994
- Joined: Thu Dec 16, 2010 5:32 pm
- Location: Garisadi Guryosamo Goljano ku nool
Re: Gaboose Oo Magaalada Burco Yimi
Ahmed Salebaan Bidde 
Re: Gaboose Oo Magaalada Burco Yimi
On a seperate event. Reer Gabiley voice their support for JSL foreign minister mahomad abdilahi Cumar?
khudbadi Jimacaha ee Masjidka Ugu Wayn Gabilay iyo Wasiirka Arrimaha Dibada oo Lagu Taageeray
SH.Xasan Jaamac Diiriye oo ah IMAAMKA MASJID-JAAMACA UGU WEYN EE GOBOLKA GABILEYayaa
salaadii jimcaha dabadeed dadweynaha halkaasi kala hadlay ugu horayn sheekhu waxa uu aad u taageeray siyasada geesimada leh ee wasiirka Arimaha Dibada ee Somaliland DR:Maxamed c/laahi cumer uu kaga qayb galay shirkii dhawaan ka qabsoomay dalka Ingiriiska ee lagaga hadlayey arimaha dalka somaliya waxaanu sheekhu sheegay inay khalad ahayd in labaatan sanadood ay banaanka laga joogo iyada oo laga baqayo shirarka caalamiga ah ee afkaartaada laga gudbin lahaa.
Waxa uu sheekhu aad ugu hambalyeeyay siyaasada cusub ee Arrimaha dibada ee uu ku talaabsaday madaxweyne siilaanyo waxaanu shacabka somliland ka codsadey in siyaasada loo daba fadhiisto xukuumadii aynu dooranay oo aynaan xag-xagan masuuliyiinta qaranka.
sheekhu waxa kale oo uu wax aad loola yaabo ku tilmaamay sheekh Aadan Maxamuud xiiray (sh.aadan Siiro),oo todobaadadan afka gacanta aad u geliyey dhaleecayn iyo aflagaadana u geystay wasiirka arimaha dibada somaliland waxaanu sheekhu dadweynaha waydiiyey sheekhaadan siiro sideebay u kala xigaan labada wasiir-arimo-dibadeed ee somaliya iyo somaliland,mahomad abdilahi Cumarr iyo mohemad abdilahi Omaar,waxaanu sheekhu kula dardarmay inaanay culimadu u hadal sidii siyaasiga
dhanka kale waxa uu sheekhu dhaliil u soo jeediyey masuliyiinta DEGMADA GABILEY D/hoose iyo Boolisba isaga oo ku eedeeyay inay magaalada ku soo badanayaan danbiyada xun-xun,sida khamriga iyo sinada oo goobo cayiman uu sheegay in lagu sameeyo waxaa uu ka codsadey masuuliyiinta deegaanka gabiley iyo Boliskaba in arimahan si xoogleh looga hortago waxan uu yidhi
marka aad cashuurta doonaysaanba albaabada kala baxa masakiinta aan waxba karsan.
waxanu masuliyiinta kula dardarmay in dadweynaha si isku mid ah loogu shaqeeyo iyaga ayaa wax lagu yahay e'
aadan cabdi ciidle
gabiley

^^^ dee siciid no one care inabti ... we are busy discussing old cute men 
- Madelina
- SomaliNetizen

- Posts: 953
- Joined: Fri Jan 21, 2011 11:48 am
- Location: My country is Somaliland, My Ethnicity is Somali and My Religion is Islam ;-)
Re: Gaboose Oo Magaalada Burco Yimi
The foreign minister is cute Walaahi...he has that boyish looks about him. Laakin waxaan ku yar nacay bidaarta wayne other than that wa very oraaydh 
P.S Faysal Cali Warabee is another good looking baldie...
P.S Faysal Cali Warabee is another good looking baldie...
Re: Gaboose Oo Magaalada Burco Yimi
Aishawaqooyi This topic is for future references. If you want to discuss looks orod topic kale uu furo. 
- MujahidAishah
- Posts: 16994
- Joined: Thu Dec 16, 2010 5:32 pm
- Location: Garisadi Guryosamo Goljano ku nool
Re: Gaboose Oo Magaalada Burco Yimi
Siciid85 wrote:Aishawaqooyi This topic is for future references. If you want to discuss looks orod topic kale uu furo.
I will watch me
Re: Gaboose Oo Magaalada Burco Yimi
Take your friend madelina with you since you are both into grandads lol. 
- Madelina
- SomaliNetizen

- Posts: 953
- Joined: Fri Jan 21, 2011 11:48 am
- Location: My country is Somaliland, My Ethnicity is Somali and My Religion is Islam ;-)
Re: Gaboose Oo Magaalada Burco Yimi
Sorry Saciid we didn't mean to hijack your topicSiciid85 wrote:Aishawaqooyi This topic is for future references. If you want to discuss looks orod topic kale uu furo.
Re: Gaboose Oo Magaalada Burco Yimi
- Madelina
- SomaliNetizen

- Posts: 953
- Joined: Fri Jan 21, 2011 11:48 am
- Location: My country is Somaliland, My Ethnicity is Somali and My Religion is Islam ;-)
Re: Gaboose Oo Magaalada Burco Yimi
Siciid85 wrote:Madelina. Lower your gaze walal just simple as that. If you are not able to we shall take you to the masjiid and get you a husband.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 24 Replies
- 1415 Views
-
Last post by Barkhadd
-
- 1 Replies
- 882 Views
-
Last post by Keyse_0208
-
- 25 Replies
- 1435 Views
-
Last post by LeonidaS
-
- 3 Replies
- 509 Views
-
Last post by udun
-
- 41 Replies
- 2339 Views
-
Last post by DisplacedDiraac
-
- 27 Replies
- 1398 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 2 Replies
- 539 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 9 Replies
- 1900 Views
-
Last post by LiquidHYDROGEN
-
- 10 Replies
- 1141 Views
-
Last post by Ron