
How come you guys are not lobbying for APG?
Re: How come you guys are not lobbying for APG?
Pat salaadu kolba say kuu qabato ayaa loo tukadaa,, wax fahan.... 

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1986
- Joined: Tue Jan 04, 2011 4:14 pm
- Location: Boston
Re: How come you guys are not lobbying for APG?
The_Patriot wrote:
Poor bird in your display picture...

Re: How come you guys are not lobbying for APG?
As a jabhad he should have kept a gun.... 

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: How come you guys are not lobbying for APG?
Wixii jawxo ku saabsan warkeedu waa cad yahay, wax la qariyona kuma jirto.
Waxaanse u baahanahay wixii arimaha Absame ku saabsan meel aanu ku jid-jiidna.
Waxaanse u baahanahay wixii arimaha Absame ku saabsan meel aanu ku jid-jiidna.
Re: How come you guys are not lobbying for APG?
Inteena meejan joogta qoraa rasmi ah sida haro digeed....ma inagu jiraa?
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: How come you guys are not lobbying for APG?
Haro digeed ma mid innala jogaa.Faranacab wrote:Inteena meejan joogta qoraa rasmi ah sida haro digeed....ma inagu jiraa?
Adiga iyo Ugaaska kale wax idin dhaama garanmaayo.
Re: How come you guys are not lobbying for APG?
Ma hubo garaadow, lakiin Ogadentube, Facebook iyo blogs ayuu caan ka yahay..
- new-york24
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2800
- Joined: Tue Aug 19, 2008 2:00 am
- Location: HAGARDAAMO GUMAYSI HALGAMAA WAX MA YEESHO
Re: How come you guys are not lobbying for APG?
Haradigeed waa halyeey,video ga youtube ka buuxa 100 kiba 80 asaa isku soo daba riday
Ogadentube wali ma furantahay,waa horaa iigu dambeesay.

Ogadentube wali ma furantahay,waa horaa iigu dambeesay.
Re: How come you guys are not lobbying for APG?
Ugaas halyeeygaas ilaa in mudo ahba waan ku xidhnaa...inta badan qoraaladiisa ayaa igu dhaliyey inaan halgnka kusii dhagnaado...ogadentube goorahan ma fiirin, lakiin weji booga ayaa shidan.
Rag wax qora, oo badan ayaa loo baahanahay..gaar ahaan kuwo tariikhda qora..oo malmaha iyo dhacdooyinka xafida...
Rag wax qora, oo badan ayaa loo baahanahay..gaar ahaan kuwo tariikhda qora..oo malmaha iyo dhacdooyinka xafida...
- Hyperactive
- SomaliNet Super
- Posts: 34540
- Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
- Location: "Some people are so poor, all they have is money."
Re: How come you guys are not lobbying for APG?
okay ilmo aderyal, hadan la edin howl gali ye. tell me who you want to be mod in your private section o dadka kala garine ke wayane ah iyo ke dabaqoodi ah iyo ke tol ka halal ka ah 

Last edited by Hyperactive on Sat Mar 19, 2011 5:27 pm, edited 1 time in total.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: How come you guys are not lobbying for APG?
hyper hada wadadi wad kuso dacdhey ee hawsha bilow is dagdag



-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: How come you guys are not lobbying for APG?
Sheekh hyper salaanta muslinkaan kugu salaamay koow dheh.hyperactive wrote:okay ilmo aderyal, hadan la edin howl gali ye. tell me who you want to me mod in your private section o dadka kala garine ke wayane ah iyo ke dabaqoodi ah iyo ke tol ka halal ka ah
Ushana waxaad u dhiibaysaa ugaaska laba dheh.
Isagaana dadkiisa kala yaqaana sadex dheh.
- Hyperactive
- SomaliNet Super
- Posts: 34540
- Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
- Location: "Some people are so poor, all they have is money."
Re: How come you guys are not lobbying for APG?
lol, awalba wadada wan haye, i didnt know you were that serious.The_Patriot wrote:hyper hada wadadi wad kuso dacdhey ee hawsha bilow is dagdag![]()
Re: How come you guys are not lobbying for APG?
Garaad Ina adan suu ku yidhi yeel...sheekhow ugaas N.Y ayaa golahan kala yaqaana..isagaana noogu degan.
Way dhantahay.
Way dhantahay.
- Hyperactive
- SomaliNet Super
- Posts: 34540
- Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
- Location: "Some people are so poor, all they have is money."
Re: How come you guys are not lobbying for APG?
walaga qaaday salam ta inader. wa hadal la gartay inader.ina aadan wrote:Sheekh hyper salaanta muslinkaan kugu salaamay koow dheh.hyperactive wrote:okay ilmo aderyal, hadan la edin howl gali ye. tell me who you want to me mod in your private section o dadka kala garine ke wayane ah iyo ke dabaqoodi ah iyo ke tol ka halal ka ah
Ushana waxaad u dhiibaysaa ugaaska laba dheh.
Isagaana dadkiisa kala yaqaana sadex dheh.
ugaaske osha lo dibi, illen ugaas yadena wey badan yeheene

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 48 Replies
- 1978 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 46 Replies
- 3933 Views
-
Last post by Xildiiid
-
- 14 Replies
- 1442 Views
-
Last post by jamal9
-
- 0 Replies
- 498 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 0 Replies
- 317 Views
-
Last post by sahal80
-
- 0 Replies
- 362 Views
-
Last post by DawladSade
-
- 1 Replies
- 479 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 0 Replies
- 307 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 3 Replies
- 443 Views
-
Last post by Marques