SahanGalbeed wrote:Cuqdada iska saara gadabuursiyow . Ma laga yaaba in berigii ay SNM-tu soo gashay gadabuursigu ka qaxeen Lughaya maadama ay ahayd xaruun cidamada faqashtu ku lahaayeen ? haa ! Anigu deegaan u ma'alaha ma odhan , e waxaan idhi inta jeer e aan maray meeshaas , wax gadabuursi sheeganaya la'maan kulmin . Ama kuwan ciisaha sheeganayay baa gadabuursii aha

, ama de Djibouti iyo Ethiopia iyo galbeedka kale bay ku maqnaayeen.
Maybe we are talking about another Lughaya. Dont you know that Lughaya is only a few kilometres away from Baki, the former capital of gobolka??
P.S If it doesnt belong to maxamed case, then twhy is the mayor of the city maxamed case? Also the governor is maxamed case. Your reply was smarter than the others. Maxamed case became refugees in ethiopia after the war and they came back during the 1990's. Deygaan ahaan it belongs to the,