Dilalka Galkacyo ka Dhacaya Waxaa ka Danbeeya Alshabaab”Madaxwayne Xigeenka Dawlada Puntland
Garowe(Puntlandi.com);- Madaxwayne ku xigeenka Dawlada Puntland Gen.C/samad Cali Shire ayaa dilaka qorshaysan iyo qaraxyada ka dhacaya Gobolka Mudug ku eedeeyay in ay kadanbeeyaan Alshabaab. Waxaa uu Madaxwaynaha sitoosa u carabaabay inqaraxii ugu danbeeyay ee lagu dilay alaha uraxmadee Shiikh Ismaaciil Xaashi Xuseen ay ka danbeeyaan Alshabaab waxaana uu tacsi udiray guud ahaan eheladii qaraabadii iyo bulshadii uu kabaxay shiikha waxaana uu eebe ugu baryay janadii kawaraabiyo.
Madaxwaynaha ayaa sheegay in haatan ay qorshaynayaan talaabooyin adag oo ay kaqaadaan dadka falalkaas gaysanaya waxaana uu sheegay in haatan Dawlada u soo jeesandoonta waxkaqabashada kooxahaas.
“Dadka la’laynayo waaa dadkii bulshada ugu macquulsanaa reer Puntland tusaale ha kuqaadato wixii na soomaray hana feejignaadaan ayuu hadalkiisa raaciyay Madaxwaynaha.
Waxaa uu bulshasa Gobolka Mudug ugu baaqay in amaankooda ilaashadaan kana digtoonaadan cidkastaa oo waxyeela ugaysanaysa dadka macquulkaa iyo qaybaha kaladuwan ee bulshasa.
Allah u naxariisto Shiikh Ismaaciil
Moderator: Moderators
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super
- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 13 Replies
- 1077 Views
-
Last post by DawladSade
-
- 0 Replies
- 397 Views
-
Last post by watchman
-
- 0 Replies
- 411 Views
-
Last post by afisoone
-
- 25 Replies
- 1815 Views
-
Last post by misterioso
-
- 0 Replies
- 329 Views
-
Last post by afisoone
-
- 0 Replies
- 1501 Views
-
Last post by afisoone
-
- 0 Replies
- 830 Views
-
Last post by Somalian_Boqor
-
- 1 Replies
- 456 Views
-
Last post by AhmedBoqor
-
- 7 Replies
- 747 Views
-
Last post by Warsame101
-
- 2 Replies
- 447 Views
-
Last post by COSTA