Page 3 of 4

Re: Ciise Clan

Posted: Wed Apr 20, 2011 11:40 am
by ToughGong
waayeel101 wrote:
seemeyer wrote:
Blue_609 wrote:they saved ur ass in 1991.
They call your people "Inantii sanka jeexneyd"

:lol: :lol:
waxba maad sheegin. ma waxad is ledahay card-ki binu axmed ha laguu cusbonaysiiyo? :lol:
ciise haday gadabuursi waxa ugu yeedhan adu maxad noqon :lol:
somali oo dhan ciise wuxuu ka yaqaan gadabuursi taasa xaqiiq ah.


ciyaalkan sacad muuse ee qurbaha ku cayiley waan idin karbaashi laha lkn dad fiican ayaan idinku xaq dhawraya.
intaasan kaga baxay.

Actualy they call us duula i.e those that are everywhere

Re: Ciise Clan

Posted: Wed Apr 20, 2011 12:06 pm
by Heritage!
seemeyer wrote:^
So Somaliwayne as long as it doesn't include Djibouti miyaa
:lol: :lol:
Don't you see the problem there
I think it is better to keep Mataanaha together. I mean 26 of June and first of July :som: :sland: :up:

Re: Ciise Clan

Posted: Wed Apr 20, 2011 12:08 pm
by ToughGong
Heritage! wrote:
seemeyer wrote:^
So Somaliwayne as long as it doesn't include Djibouti miyaa
:lol: :lol:
Don't you see the problem there
I think it is better to keep Mataanaha together. I mean 26 of June and first of July :som: :sland: :up:
What about the 27 of june

Re: Ciise Clan

Posted: Wed Apr 20, 2011 12:10 pm
by abdikarim86
who the hell is waayeel?
goormuu sectionkan ku soo biiray?

Re: Ciise Clan

Posted: Wed Apr 20, 2011 12:11 pm
by ToughGong
waayeel waa part of "Inantii sanka jeexneyd" he's been a member for donkeys

Re: Ciise Clan

Posted: Wed Apr 20, 2011 12:12 pm
by djibsomali
seemeyer wrote:waayeel waa part of "Inantii sanka jeexneyd" he's been a member for donkeys
mayaa tii hoyadaa kaa hoos jexnayd

Re: Ciise Clan

Posted: Wed Apr 20, 2011 12:13 pm
by abdikarim86
seemeyer wrote:waayeel waa part of "Inantii sanka jeexneyd" he's been a member for donkeys
ciisuhu waa shayaadiin with their naming of other clans :lol:
horta I forgot what they call Isaaqa, do you know it?

Ignore djib he's having another homo fantasy :down:

Re: Ciise Clan

Posted: Wed Apr 20, 2011 12:14 pm
by ToughGong
abdikarim86 wrote:
seemeyer wrote:waayeel waa part of "Inantii sanka jeexneyd" he's been a member for donkeys
ciisuhu waa shayaadiin with their naming of other clans :lol:
horta Iforgot what they call Isaaqa, do you know it?
scroll up

Re: Ciise Clan

Posted: Wed Apr 20, 2011 12:15 pm
by abdikarim86
:up: :lol:

Re: Ciise Clan

Posted: Wed Apr 20, 2011 12:23 pm
by SahanGalbeed
abdikarim86 wrote:who the @#!*% is waayeel?
goormuu sectionkan ku soo biiray?
Waa iska gadabuursiigaas oo , maalin ciyaal q4 iyo ciyaal q6 meel isku shiideen bay ku odhanayaan , dagaal baynu la galnay ciisaha iyo anagaa Isaaqa Jabuuti keenay .
Faqash iyo SNM baa laga hadlayaayo , sheeko ciyaal xaafo ayuu kugu soo jiidhaya :lol:
Cumar Agoon , alle ha u naxariiste , anaga jaar ahayn , yacni wasiirka gadabuursiga ahaan bu iskaga dhagay ma'ogtahay ?
Mais quelle bande de cons , je te jure , des comme ceux la , on n'en fait plus!

Re: Ciise Clan

Posted: Wed Apr 20, 2011 12:30 pm
by Heritage!
seemeyer wrote:
Heritage! wrote:
seemeyer wrote:^
So Somaliwayne as long as it doesn't include Djibouti miyaa
:lol: :lol:
Don't you see the problem there
I think it is better to keep Mataanaha together. I mean 26 of June and first of July :som: :sland: :up:
What about the 27 of june
maybe one day we will have three flags :dj: :som: :sland: in one :up: who knows?
but first, 26 and 1 should remain together.

Re: Ciise Clan

Posted: Wed Apr 20, 2011 12:30 pm
by abdikarim86
SahanGalbeed wrote:
abdikarim86 wrote:who the @#!*% is waayeel?
goormuu sectionkan ku soo biiray?
Waa iska gadabuursiigaas oo , maalin ciyaal q4 iyo ciyaal q6 meel isku shiideen bay ku odhanayaan , dagaal baynu la galnay ciisaha iyo anagaa Isaaqa Jabuuti keenay .
Faqash iyo SNM baa laga hadlayaayo , sheeko ciyaal xaafo ayuu kugu soo jiidhaya :lol:
Cumar Agoon , alle ha u naxariiste , anaga jaar ahayn , yacni wasiirka gadabuursiga ahaan bu iskaga dhagay ma'ogtahay ?
Mais quelle bande de cons , je te jure , des comme ceux la , on n'en fait plus!
:lol: :lol:

in answer to your last statement, waa iska dhaandhaan
qofkii ciyaal =xaafadka ka sheekeeya :lol:

Re: Ciise Clan

Posted: Wed Apr 20, 2011 12:38 pm
by Heritage!
SahanGalbeed wrote:
abdikarim86 wrote:who the @#!*% is waayeel?
goormuu sectionkan ku soo biiray?
Mais quelle bande de cons , je te jure , des comme ceux la , on n'en fait plus!
Sahan
you still chasing your Peter Pan qabiil qabiil...
tu penses que tu es le plus intelligent ici... Càd, tu joues l'intelligent.
Afsoomaligaaguna,
cidna kama sarreeyee
dadkuun baad lasiman tahay...

Re: Ciise Clan

Posted: Wed Apr 20, 2011 12:46 pm
by SahanGalbeed
Shalay waaxad igu tidhi
:lost:
maanta
maxaad iskaga kay saraysiinaysa
Let me tell you something , je ne pense certainement pas que je puisse etre le plus intelligent de toute la communaute ici presente , modestie oblige :) , mais ce n'est pas a moi que vous aller raconter vos conneries , recu?

Re: Ciise Clan

Posted: Wed Apr 20, 2011 1:59 pm
by udun
SahanGalbeed wrote:Wax Alle iyo wuxu kala garanayo ayaa iska yar , naanaab kaasi . 1991 sidii cidaanka 99 faqashta u eryanaysay , Jabuuti bay ka galeen . SNM-tii ba tidhi , waynu ka daba galayna . Ninka maanta general ku xigeen ka ah cidamada qalabka sida e jabuti oo mamaasankan banka giriyaad ka iyo geerisa dan Somaliland ku taal dega oo general Zakaria la'yidha , ayaa loo soo diray lawyacada . Aar abtiyaal Ilaahina ka baqa , anaga ka saarayna waddanka nimanka aad faqashta ku sheegaysan e , baal inoo yara kaadiya bu ku yidhi SNM-ti.
Sidii baa Gaani iyo faqashtiisi looga saaray Jabuti oo lagu yidhi , war kuwii xayranka aha baa xuduuda lawyacada inoo fadhiya e , halkaad ku jabaysaan idinka ayaa og , inaga baxa :lol:
Ciyaar ha moodin S-ta :up:
Kan been cidina ku gaadhi mayso, dhuusadiisaa u macaan, muxuu been isku jac buriyey, bal ma General Gaani baa joogay Waqooyi Galbeed 1991? War wax walba waa la shir imaanayaan :lol: Waryaa Sahan dhuusadaadaa kuu macaane AHUN General Maxamed Xaashi Gaani waxa Waqooyi Galbeed ugu danbeysey 1986. Meel walba mis ispiirto (alcohol) kasoo dhergey, oo meelahaas apricotga ka cuni jirey, dabadeedna sheekada islaamaha hegaysan jirey baa yada yadaa la imaanaya :lol: :lol: Waryaa Sahan haddaad been sheegaysid mid aan lagugu qabayn meesha la kaalay :lol: :lol: