Telesom Company Majority Owned By Hawiye

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Telesom Company Majority Owned By Hawiye

Post by Siciid85 »

lol@poor liqaaye clinging on the propagendist yool that even claimed Calanka Somaliya ba lala Soo baxay in Oodweyne. @ :lol: :lol: . Watch how their lies is rebuffled.


:lol: :lol: Wax waxan oo kale qora bu raba ina serious uu qadaano. Either bring reliable sources such as Oodweyne, Ramaasnews, Togaherer. Or i will dig up many lies Yool wrote about the government and claim it as "true". :up:
Mudaharaad Balaadhan oo Calanka Somaliya Lala Soo baxay oo Ka Dhacay Magaalada Oodweyne
Oodweyne - Magaalada Ooweyne ee Xarunta Gobolka Oodweyne, ayaa waxa maanta mudaharaad ka sameeyey macalimiin sida la sheegay ka cabanayey kadib markii maamulka Wasaaradu ka reebay liiska macalimiinta rigliga ah ee ka walgeli doona Dugsiyada Oodweyne. Sidaana waxa Wargeyska “Yool” u sheegay ilo xog-ogaala ah oo u dhuun daloola dhaqdhaqaaqa Gobolka.

Cabdi Axmed Ciise oo ka mid ahaa macalimiintii wax ka dhigi jirtay dugsiga Hoose dhexe ee Hara-waafi ee magaalada Oodweyne, ayaa sida ilahaasi tibaaxeen waxa isaga iyo dhalin yaro kale oo isagu jiray macalimiin la fanishay iyo qaar ka mid ah ardaydii, waxa ay banaanbax cabasho ah ka sameeyeen Magaalada Oodweyne.

Sidoo kale, waxa ilahaasi tibaaxeen in xubnaha mudaharaadka sameeyey ay markii danbe la soo baxeen Calankii Soomaaliya, haseyeeshee waxa wararku intaa ku darayaan in markii danbe ay Ciidamada Boolisku xabsiga dhigeen Cabdi Axmed Ciise, macalinkaasoo sida la sheegay ka mid ahaa macalimiintii mudada dheer wax ka dhigi jiray dugsiga Hoose dhexe ee Harag-waafi, balse hadda maamulka Wasaraaradu ka reebay liiska macalimiinta rasmiga ah.

Waxa kaloo wararka naga soo gaadhay Oodweyne ay sheegayaan in shalay galinkii danbe markii falku dhacay kadib uu maamulkii Gobolka Oodweyne oo markii hore ku maqnaa Burco dib ugu soo laabteen dhinaca Oodweyne.

Geesta kale, badhasaabka Gobolka Oodweyne oo caawa khadka Telefonka kula soo xidhiidhay Wargeyska “Yool” ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka sheegaya in dad sitay Calankii Soomaaliya ay mudaharaad ka sameeyeen Oodweyne balse waxa uu xusay in Nin kaligii cabayanyey uu Magaalada la dhex maray Bac buluug ah oo kuwa wax lagu qaato ahna uu ku dhajiyey garnkii uu xidhanaa.

Cabashooyinka la xidhiidha dhinaca macalimiinta, ayaa ahayd arin mudooyinkan dabe ku soo nonoqonaysay, taasoo ka dhalatay kadib markii Wasaarada waxbarashadu daboolka ka qaaday diiwaangelinta tiri xadidan oo macalimiinah, kuwaasoo noqondoona macalimiinta rasmiga ah ee dalka, islamarkaana ay mushahaaro siin doonaan.

Yool

And here was the response on Yool's lies.


Oodweyne(OWN)- Magaalada Oodweyne Xarunta Gobolka Daad-madheedh Oo maanta ka dhacay mudaaharaad looga soo horjeedo war lagu daabacay wargeyska Yool oo ka mid ah wargeysyada ka soo baxa magaalada Hargeysa kaasoo qoray in calankii Somaaliya laga taagay Ooodweyne. Warkii Oo dhan xagan ka dawo.








Original interview of Suldaan Maxamed Suldaan Abdiqadir.


"Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Oo Ku Baaqay In Golaha Golaha Wakillada La Kala Diro + Farinna U Diray Madaxweynaha Iyo Guurtiida."
http://www.geeska.net/index.php?option= ... 2&Itemid=1

http://oodweynenews.com/news/68785-suld ... ida-2.html
Last edited by Siciid85 on Sat May 07, 2011 12:29 pm, edited 1 time in total.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Telesom Company Majority Owned By Hawiye

Post by LiQaaye_TDH »

That was True.... Oodweyne Calanka Bluuga waa lala soo baxay, that wasnt a Lie, one man did it, he did get arrested.... we saw the Pic man on Qorulugud news!!!
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Telesom Company Majority Owned By Hawiye

Post by Siciid85 »

lol@ Qorulugud the hj version of jidbaale that once claimed they killed one of the high ranking SSC officials later only to speak on audio declaring his alive :lol: . I rest my case. Just know one thing though if you post nonsense posted by Yool i can post many nonsense they wrote about the government claiming it as true.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Telesom Company Majority Owned By Hawiye

Post by LiQaaye_TDH »

It is true, that one man was waving clearly in oodweyne the blue flag, but got arrested straight away, and the Administration had to come out and Deny it.... Just beacuse ne website reported it it doesnt mean its fake and a LIe... YOOL is HY owned News Paper :lol: and you also Claimed Isaaq Suldaan of all Isaaqs liying about Telesom Company being Majority Owned by Hawiyes? :lol: Cajiib!!!
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Telesom Company Majority Owned By Hawiye

Post by Siciid85 »

I don't care who owns it. Do you think i would care if it is owned by H.Y :? any site that lies about other people's regions and promotes propagenda shouldn't be taken serious. You might aswell take Qarannews, Qorilugud serious :lol:

As i have said it before if it's not Oodweynenews, Ramaasnews, Togaherer, Togdheer, GeeskaAfrika and other respected impartial reliable websites it's not worthy taking it's interpretation with a high level of reliability. I value websites on their reliability, knowledge of the Somaliland regions, Business etc and reputation not based on clans. Even with that the media is not always right sometimes you have to do your own research and conclusion.



Bottom line whether Telesom is majority Garhajis or Hawiye it's the biggest and most successful telecommunication company in Somaliland. :up: :sland:
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Telesom Company Majority Owned By Hawiye

Post by hargaysaay »

Waar cidii lehba shirkadu waa ta dalka ugu weyn horumarna keentay sidaa ku daaya lakiin liqaye suldan maxamed is the worst resource you can get to prove a point :)
User avatar
Somalistan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4778
Joined: Sat Sep 15, 2007 10:24 am
Location: Oodwayne, Togdheer,Somaliland

Re: Telesom Company Majority Owned By Hawiye

Post by Somalistan »

If you have share in something it does not mean you own it. That being said I have no idea who has the biggest share either way isaaq iyo hawiye waa dad walala ah oo ah isku mid. That is why this company is successful.
User avatar
gurey25
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19349
Joined: Thu Apr 15, 2004 7:00 pm
Location: you dont wana know, trust me.
Contact:

Re: Telesom Company Majority Owned By Hawiye

Post by gurey25 »

ok guys here is the skoop..

If you look at who are the majority shareholders in terms of qabil it will be Isaaq
but isaaq do not have the controlling share, the shareholders are too diverse and no individual one has any more than 15%.
The biggest chunk of the shares belong to the owners of the previous company Barakat and this is 36%.
They have commanding shares, the next biggest chunk is 11% and is owned by isaq i dont know what clan...

60% of the shares are held by isaaq but the commanding 36% share is hawiye namely duduble...

This is still a somaliland company and they see it this way, so lets be proud of it and support it..
User avatar
yunis09
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3441
Joined: Thu Feb 19, 2009 1:32 pm

Re: Telesom Company Majority Owned By Hawiye

Post by yunis09 »

gurey25 wrote:ok guys here is the skoop..

If you look at who are the majority shareholders in terms of qabil it will be Isaaq
but isaaq do not have the controlling share, the shareholders are too diverse and no individual one has any more than 15%.
The biggest chunk of the shares belong to the owners of the previous company Barakat and this is 36%.
They have commanding shares, the next biggest chunk is 11% and is owned by isaq i dont know what clan...

60% of the shares are held by isaaq but the commanding 36% share is hawiye namely duduble...

This is still a somaliland company and they see it this way, so lets be proud of it and support it..
by the name of jimcaale in think! he used to be an investment banker, nice guy :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”