Moderators: Moderators, Junior Moderators
Dabaaqtan ma laha tan. Oscar nominated one.ciyaal_warta wrote:shiniile9 wrote:![]()
![]()
![]()
. Thnx Warta. This is a Jackpot.
![]()
![]()
![]()
reer mudugi meesha wa soo gali la yihiiin Sboqor, AW and Abdalla
shiniile9 wrote:Dabaaqtan ma laha tan. Oscar nominated one.ciyaal_warta wrote:shiniile9 wrote:![]()
![]()
![]()
. Thnx Warta. This is a Jackpot.
![]()
![]()
![]()
reer mudugi meesha wa soo gali la yihiiin Sboqor, AW and Abdalla
Sir-Luggoyo wrote:Warta,
Gaalkacyo waxaa la dhahay shinemada meeshii lagu gadi lahaa loos, xanjo, nanac ayaga waxey ku dhex gadaan hilib geel iyo caano. Guy aa wuxuu ku dhex wareejinaa jeeg caano iyo baaquli hilib asagoo dhahaayo "Waslad kulul, waslad kulul" And then when you buy the meat, guyga dhinacaaga fadhiyo aa dhehee "Saxib, lemme borrow your knife" si aa hilibka ugu goosatid. The whole cinema reeks of violence. And then by 9:00 pm, the movie stops and the operator puts on BBC Somali![]()

abdalla11 wrote: lol@ bbc at the cinema. It's the norm in Gaalkacyo in lacagta laguu soo celiyo haduu atooraha dhinto lol
abdalla11 wrote:lol good one ciyaal, but doofaryahow doofarka dhalay cid kale baa lagu yaqaanaa![]()
Sir luggoyo,
lol@ bbc at the cinema. It's the norm in Gaalkacyo in lacagta laguu soo celiyo haduu atooraha dhinto lol