Reer Waamo Jamming to Dhaanto(Video)

waayeel101
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2799
Joined: Mon Aug 30, 2010 7:15 am
Location: Anigoo dhar cad soo ma dhuuman karee dhurwaayow ma soo hagoogtaayeey

Re: Reer Waamo Jamming to Dhaanto(Video)

Post by waayeel101 »

ciyaartani waxay u egtahay mid reer barigu ciyaro oo la yidha botor. codkuse wa sidi abgaalka iyo raxanweynta.

waryada ma garanayo inad aragten reer NFD, lakin inta miyiga ama tuloyinka somalidu degto ku af bartay waxay ku hadlan af somali fiican, walahi been idin ma shegayo kuwo an sxb nahay iyo inta aan arkay way ka af somali ficanyihin dad badan oo reer koonfur ah iyo weliba reer jabuuti. lakin waxad aragten malaha kuwa wax bartay ee Nairobi iyo Mombasa ku koray.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Ogaden - General Discussions”