HELWAA wrote:Aakhirka way iloway siday isku diidsineyan.Afka hooyo wax ka wanaagsan ma jiran..kaas inu qof kasta xoog saaro wayan si o hadho caruurtisa oo baro.Hadi kale somali wada akake ah uun ba si tarmi oo af somali danbe ma jiri doona inta qurbaha joogta.ciyaal_warta wrote:HELWAA wrote:Ciyaal
Mid kasta da'da oo isku dhiibay bu is leeyahy iska dhig thats why.
![]()
![]()
wa sheekadi : nin is waal inta la dhahay is waalay ka dib kasoo laaban waayay waalidii marka waxaan ka baqayaa inay xarfaanta is doqomeyska kasoo laaban waayaan
runta waaye qof walbo afkiisa hooyo ayuu ku faana..luqadiisa ayuu isku dayaa inoo hormariyo laakin anaga waxaan u egnahay inaan ka faaneyno..waxaan maqli jiray Af qalaad aqoon ha moodin

Zingi
oday dhoore is talented bro..he used to be ciyaal labo dhagax shactiroole waaye ..if somalia was good he will be doing stand up comedy wallah what a waste of talent

aniga kolley markaan xanaaqo af soomaali kii ugu danbeeyey baan ku hadlaa xitaa hadii aan ajnabi la hadlaayo

