Page 3 of 3
Re: Sexy Kitten - Conference call
Posted: Thu Jul 07, 2011 3:30 pm
by ciyaal_warta
HELWAA wrote:ciyaal_warta wrote:HELWAA wrote:Ciyaal
Mid kasta da'da oo isku dhiibay bu is leeyahy iska dhig thats why.

wa sheekadi : nin is waal inta la dhahay is waalay ka dib kasoo laaban waayay waalidii marka waxaan ka baqayaa inay xarfaanta is doqomeyska kasoo laaban waayaan

Aakhirka way iloway siday isku diidsineyan.Afka hooyo wax ka wanaagsan ma jiran..kaas inu qof kasta xoog saaro wayan si o hadho caruurtisa oo baro.Hadi kale somali wada akake ah uun ba si tarmi oo af somali danbe ma jiri doona inta qurbaha joogta.
runta waaye qof walbo afkiisa hooyo ayuu ku faana..luqadiisa ayuu isku dayaa inoo hormariyo laakin anaga waxaan u egnahay inaan ka faaneyno..waxaan maqli jiray Af qalaad aqoon ha moodin
Zingi
oday dhoore is talented bro..he used to be ciyaal labo dhagax shactiroole waaye ..if somalia was good he will be doing stand up comedy wallah what a waste of talent
aniga kolley markaan xanaaqo af soomaali kii ugu danbeeyey baan ku hadlaa xitaa hadii aan ajnabi la hadlaayo

Re: Sexy Kitten - Conference call
Posted: Thu Jul 07, 2011 3:34 pm
by zingii
^^^ duqa taas adi lee waaye.
aniga mar hadaan xanaaqo, 3 maalmood ayaan aamusnaadaa.
Waxaan ka baqaa inaan xanaaq awgiis wax lama filaan ah ku kaco.
marka aniga dhan baa is xir-xiro.
warkoo dhan hadaan kuu soo gabiyo.
yacni aftuur aa iga soo haro aniga.

Re: Sexy Kitten - Conference call
Posted: Thu Jul 07, 2011 3:36 pm
by ciyaal_warta
zingii wrote:^^^ duqa taas adi lee waaye.
aniga mar hadaan xanaaqo, 3 maalmood ayaan aamusnaadaa.
Waxaan ka baqaa inaan xanaaq awgiis wax lama filaan ah ku kaco.
marka aniga dhan baa is xir-xiro.
warkoo dhan hadaan kuu soo gabiyo.
yacni aftuur aa iga soo haro aniga.


@ gafuuur lee kasoo haro bisinka
ani wa hadlaa at sometimes wa iska aamusa when i feel that person doesnt deserve my reply

Re: Sexy Kitten - Conference call
Posted: Thu Jul 07, 2011 3:42 pm
by HELWAA
@ singi.. dabaceeda ayuu ka aradey
Ciyaal
lol Somalida ilbax beyba isku haystan markey af kale bartan, qofka af somali kula hadlana waxay oo haystan reer badiye.Aduunka ilaahy waxan ugu necebahy dadka afkooga ka faana.

Re: Sexy Kitten - Conference call
Posted: Thu Jul 07, 2011 3:46 pm
by zingii
^^^
Ma waxaa leedahay (waa dabeecad xumahay)?
Re: Sexy Kitten - Conference call
Posted: Thu Jul 07, 2011 3:47 pm
by HELWAA
^^turjumaan doono

Re: Sexy Kitten - Conference call
Posted: Thu Jul 07, 2011 3:50 pm
by ciyaal_warta
HELWAA wrote:@ singi.. dabaceeda ayuu ka aradey
Ciyaal
lol Somalida ilbax beyba isku haystan markey af kale bartan, qofka af somali kula hadlana waxay oo haystan reer badiye.Aduunka ilaahy waxan ugu necebahy dadka afkooga ka faana.

waxaas ceeb waaye last time aan aabahay kalmad english ku dhahay waxi canaan igu dhacday baan xasuustaa..hada waan ka xishoodaa qof soomaali inan luqad kale kula hadlo .. soomaaligeyga inaan hormariyo baan rabaa

Re: Sexy Kitten - Conference call
Posted: Thu Jul 07, 2011 3:50 pm
by Nabeela
It's on

Re: Sexy Kitten - Conference call
Posted: Thu Jul 07, 2011 3:51 pm
by zingii
in that case,
hada ka dambe waan is waali oo cirka ayaan is gayn markaan wax yar tabto.
indhaha intaan taago ayaan gacmahana tuuri sida lagu yaqaan kuwa qacda ah(yacni kuwa isfiilatada qabo).

Re: Sexy Kitten - Conference call
Posted: Thu Jul 07, 2011 3:53 pm
by ciyaal_warta
Nabeela wrote:
It's on

gimme the time please and the numb am so gona be there

Re: Sexy Kitten - Conference call
Posted: Thu Jul 07, 2011 3:55 pm
by Nabeela
It has be only af somali conference though, I'm sick of you folks making fun of my HOT af somali, indeed ya'll gonna be sorry

Re: Sexy Kitten - Conference call
Posted: Thu Jul 07, 2011 3:55 pm
by zingii
check the clan politics section where the number got posted.
Re: Sexy Kitten - Conference call
Posted: Thu Jul 07, 2011 3:56 pm
by zingii
anoo ingiriis ku hadlaya hadaa aragto( kan intee kusoo koray) baad is leedahay.
Re: Sexy Kitten - Conference call
Posted: Thu Jul 07, 2011 3:58 pm
by ciyaal_warta
Re: Sexy Kitten - Conference call
Posted: Sat Jul 09, 2011 12:14 pm
by zingii
ARE ON TODAY OR WHAT?
i feel like karbashin today.