

Sidaas ba kugu dhici walle

Moderators: Moderators, Junior Moderators
HELWAA wrote:Ciyaal warta caawa wuxu raba cid isrifrifta...warya orodow la dagaalan basra wajiga ha kaaga fadhiiste![]()
![]()
Sidaas ba kugu dhici walle
HELWAA wrote:
sac sac nimo maahan abaaydiis mida kale dagaal mode meesha ka saar meesha kaftan lee waaye iskasoo dhax galee maxaa waaye meesha forum waaye oo leeska kaftamo abaayo e dagaalka naga jooji see cml reer magaalnimadaada jeebka maku ridatayBlackVelvet wrote:HELWAA wrote:![]()
Ciyaal:
Helwaa iyo aniga waan is af fahamnaa lakin adiga meesha ayaad is soo dhex galisey and that waa sac sac nimo runtii.
Btw adiga you think you are the only reer xamar mays tiri?![]()
You should be thankful, caloosha was the second option.
BlackVelvet wrote:Caawa hilaac iyo gugac aa jiro marka dagaal ey iga haysa adiga neh meesha aad is so dhigtey neef oo rabo in la qalo camal so I am only doing the honors.![]()
ps Anigabo xudunteey xamar leey kuduugantahay adiga neh xamar markaad ka soo tagtey reer qurbo, anaka camal, lee noqotey see waye? Sheekada la soco nooh