Page 3 of 3

Re: Married people should wear rings

Posted: Sat Jul 09, 2011 2:47 pm
by HELWAA
Ciyaal warta caawa wuxu raba cid isrifrifta...warya orodow la dagaalan basra wajiga ha kaaga fadhiiste :lol: :lol:

Sidaas ba kugu dhici walle

Image

Re: Married people should wear rings

Posted: Sat Jul 09, 2011 2:50 pm
by ciyaal_warta
HELWAA wrote:Ciyaal warta caawa wuxu raba cid isrifrifta...warya orodow la dagaalan basra wajiga ha kaaga fadhiiste :lol: :lol:

Sidaas ba kugu dhici walle

Image

:lol: :lol: :lol:
war ani dagaal ma rabo camal..laakin isrifitaan hadii refree ka noqonaayo ma diidaayo..basra markaan u tagaayo ma waalanahay ani :lol: :lol: :down:

Re: Married people should wear rings

Posted: Sat Jul 09, 2011 2:58 pm
by BlackVelvet
HELWAA wrote: Image
:lol:


Ciyaal:

Helwaa iyo aniga waan is af fahamnaa lakin adiga meesha ayaad is soo dhex galisey and that waa sac sac nimo runtii.

Btw adiga you think you are the only reer xamar mays tiri? :down: :lol: You should be thankful, caloosha was the second option.

Re: Married people should wear rings

Posted: Sat Jul 09, 2011 3:25 pm
by ciyaal_warta
BlackVelvet wrote:
HELWAA wrote: Image
:lol:


Ciyaal:

Helwaa iyo aniga waan is af fahamnaa lakin adiga meesha ayaad is soo dhex galisey and that waa sac sac nimo runtii.

Btw adiga you think you are the only reer xamar mays tiri? :down: :lol: You should be thankful, caloosha was the second option.
sac sac nimo maahan abaaydiis mida kale dagaal mode meesha ka saar meesha kaftan lee waaye iskasoo dhax galee maxaa waaye meesha forum waaye oo leeska kaftamo abaayo e dagaalka naga jooji see cml reer magaalnimadaada jeebka maku ridatay :lol:

by the am the only authentic reer xamar kulligiin copy aa tihiiin nooh 8-)

Re: Married people should wear rings

Posted: Sat Jul 09, 2011 3:29 pm
by BlackVelvet
Caawa hilaac iyo gugac aa jiro marka dagaal ey iga haysa adiga neh meesha aad is so dhigtey neef oo rabo in la qalo camal so I am only doing the honors. :mrgreen:

ps Anigabo xudunteey xamar leey kuduugantahay adiga neh xamar markaad ka soo tagtey reer qurbo, anaka camal, lee noqotey see waye? Sheekada la soco nooh :lol:

Re: Married people should wear rings

Posted: Sat Jul 09, 2011 3:36 pm
by ciyaal_warta
BlackVelvet wrote:Caawa hilaac iyo gugac aa jiro marka dagaal ey iga haysa adiga neh meesha aad is so dhigtey neef oo rabo in la qalo camal so I am only doing the honors. :mrgreen:

ps Anigabo xudunteey xamar leey kuduugantahay adiga neh xamar markaad ka soo tagtey reer qurbo, anaka camal, lee noqotey see waye? Sheekada la soco nooh :lol:
:lol: :lol:

hadey saas tahay ani mogoow dagaal tabartee maahan ha qalin ee iga khaleey camal cagahaan wax ka dayaa :mrgreen:

xudunteey aa ku aasan xamar cadeeyey hadii dhahday ciyaalka xaafada asal aa tahay abaaydiis :up: ..ani dhagax camal qurbaha wa badali layahay nooh kakaankeyga wa soo taaganahay inaan wardhiigley dhax fadhiyo camal :lol:

Re: Married people should wear rings

Posted: Sat Jul 09, 2011 5:14 pm
by Nabeela
BV, has a point 8 and above should definitely wear rings if they are not available :down: