Dhalinyarada Aaya ka talinta Gobolka Mudug
Moderator: Moderators
-
quark
- SomaliNet Super

- Posts: 7820
- Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
- Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug
Re: Dhalinyarada Aaya ka talinta Gobolka Mudug
mashallah the new governor is doing a fine job 
- damu
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3373
- Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
- Location: PL National Socialist Party
Re: Dhalinyarada Aaya ka talinta Gobolka Mudug
Gaalkacyo(Puntlandi.com) Olole balaaran oo ay hormuud ka ahaayeen Wasiirka Shaqada iyo Dhalinyarada Cabdiwali Xirsi Cabdulle (Indhaguran) Gudoomiyaha G. Mudug Mudug Maxamuud Cabdiraxmaan Cuuke, iyo waliba Maxamed Yusuf Jamac oo ka tirsan Gudiga Gobolka oo maanta Gaalkacyo ayna soo abaabuleen Dhalinyarada Gobolka dhacey ayaa ahaa mid lagu xirayey nalal xaafadaha qaar, waxaa kaloo feersocdey xirida luuqyo yaryar oo xafadaha dhex mara
![]()
- damu
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3373
- Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
- Location: PL National Socialist Party
Re: Dhalinyarada Aaya ka talinta Gobolka Mudug
this man have achieved more in a couple of months than his predecessors did in yearsquark wrote:mashallah the new governor is doing a fine job
-
quark
- SomaliNet Super

- Posts: 7820
- Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
- Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug
Re: Dhalinyarada Aaya ka talinta Gobolka Mudug
there is no comparisondamu wrote:this man have achieved more in a couple of months than his predecessors did in yearsquark wrote:mashallah the new governor is doing a fine job
- CismanMaxamud1
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1824
- Joined: Sun Jan 02, 2011 11:16 am
- Location: SSDF/Kulmis
Re: Dhalinyarada Aaya ka talinta Gobolka Mudug
damu wrote:this man have achieved more in a couple of months than his predecessors did in yearsquark wrote:mashallah the new governor is doing a fine job
- damu
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3373
- Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
- Location: PL National Socialist Party
Re: Dhalinyarada Aaya ka talinta Gobolka Mudug
Wasiirka Shaqada Puntland oo Gaalkacyo ku sugan “Waan ku faraxsanahey inaan idinkala qaybqaato Howlgalkaan”
Gaalkacyo(Puntlandi.com) Howlgalkii ay dhalinyarada G. Mudug ka soo gabgabesey Xaafada Israac ayaa waxaa kala qaybqaatey Wasiirka Shaqada iyo Dhalinyarada Puntland Cabdiwali Xirsi iyo Maamulka Gobolka Mudug, Waxaa hadaladii wasiirka ka mid ahaa “Waxaan ku faraxsanahey inaan arko Maamulkii gobolka, Dhalinyaradii iyo Qaybihii kale ee Bulshada oo isku duuban kana qayb qaadanaya horumarinta Gobolka” hoos ka daawo sidii ay u dhacdey munaasabadii lagusoo gabagabeeyey Mashruucii ay dhalinyarada Aaya katalinta G. Mudug ay ka fuliyeen Xaafada Israac ee Magaalada Gaalkacyo
- CismanMaxamud1
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1824
- Joined: Sun Jan 02, 2011 11:16 am
- Location: SSDF/Kulmis
Re: Dhalinyarada Aaya ka talinta Gobolka Mudug
Will be visiting my reer abtis in Galkacyo in a couple months time. The new governor has made major difference in the short time his been there. Hopefully it will continue
- damu
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3373
- Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
- Location: PL National Socialist Party
Re: Dhalinyarada Aaya ka talinta Gobolka Mudug
who is your reer abti???CismanMaxamud1 wrote:![]()
![]()
![]()
![]()
Manshallah
Will be visiting my reer abtis in Galkacyo in a couple months time. The new governor has made major difference in the short time his been there. Hopefully it will continue
- CismanMaxamud1
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1824
- Joined: Sun Jan 02, 2011 11:16 am
- Location: SSDF/Kulmis
Re: Dhalinyarada Aaya ka talinta Gobolka Mudug
Reer Khalaf

- damu
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3373
- Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
- Location: PL National Socialist Party
Re: Dhalinyarada Aaya ka talinta Gobolka Mudug
close enoughCismanMaxamud1 wrote:Reer Khalaf![]()
- CismanMaxamud1
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1824
- Joined: Sun Jan 02, 2011 11:16 am
- Location: SSDF/Kulmis
Re: Dhalinyarada Aaya ka talinta Gobolka Mudug
damu wrote:close enoughCismanMaxamud1 wrote:Reer Khalaf![]()
Reer mahad ma tahay?
- damu
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3373
- Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
- Location: PL National Socialist Party
Re: Dhalinyarada Aaya ka talinta Gobolka Mudug
yeah you guessed rightCismanMaxamud1 wrote:damu wrote:close enoughCismanMaxamud1 wrote:Reer Khalaf![]()
Reer mahad ma tahay?![]()
![]()
- CismanMaxamud1
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1824
- Joined: Sun Jan 02, 2011 11:16 am
- Location: SSDF/Kulmis
Re: Dhalinyarada Aaya ka talinta Gobolka Mudug
damu wrote: yeah you guessed right
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 279 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 665 Views
-
Last post by wadnahadhiiga
-
- 2 Replies
- 310 Views
-
Last post by Xamud.
-
- 1 Replies
- 471 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero
-
- 0 Replies
- 345 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero
-
- 59 Replies
- 7224 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 1 Replies
- 390 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 4 Replies
- 578 Views
-
Last post by quark
-
- 0 Replies
- 353 Views
-
Last post by TheblueNwhite
-
- 5 Replies
- 1443 Views
-
Last post by FBISOMALIA







