War niyow kuwani waa askarti Blackwater soo tababareen , haddeena bal eega sidu 2nd pic ninkaa ugu horeeya qoriga caradiisa ciida iska galiyay ."Unprofessional "weeye waxaasi wallahi . Ciidu haddey gasho oo u qoriga is "jam " gareeyo , muxuu yeelaya bal ii sheega , ya?Aseelah-Raaida wrote:
I am trying to pis.s off some people here
