Page 3 of 5
Re: 1st pics of PL 13th Anniversary
Posted: Mon Aug 01, 2011 4:12 pm
by SahanGalbeed
Aseelah-Raaida wrote:

War niyow kuwani waa askarti Blackwater soo tababareen , haddeena bal eega sidu 2nd pic ninkaa ugu horeeya qoriga caradiisa ciida iska galiyay ."Unprofessional "weeye waxaasi wallahi . Ciidu haddey gasho oo u qoriga is "jam " gareeyo , muxuu yeelaya bal ii sheega , ya?
I am trying to pis.s off some people here

Re: 1st pics of PL 13th Anniversary
Posted: Mon Aug 01, 2011 4:12 pm
by FBISOMALIA
Aseelah-Raaida wrote:Damu,
She's also the only minister that was in all the Puntland Govts.

you right sis from the cadi day until now she is best

Re: 1st pics of PL 13th Anniversary
Posted: Mon Aug 01, 2011 4:15 pm
by damu
Aseelah-Raaida wrote:Damu,
She's also the only minister that was in all the Puntland Govts.

she have always been my favorite poltician

i would like to see her as the minister of interior

Re: 1st pics of PL 13th Anniversary
Posted: Mon Aug 01, 2011 4:29 pm
by SahanGalbeed
Okay waad ii so jawaabi waydeen sow ma'aha reer majeerteniya , haddaba aniga isku jawaabaya . Horta qori Kalashnikov ah , haddu PKM yahay iyo haddu AK noqdo ba , weliga ma' "jam" gareeyo , waxaas addunweynaha looga jecel yahay . Hase ahaate , waxaad u sheegaysan ninka , waxan loo dhibay inaaney bakoorad lagu tiirsado ahayn , haddu ka culus yahay qorigu , de ha iska dhigo , ya? okay ? Happy birthday Puntland , waan idin ka baxay

Re: 1st pics of PL 13th Anniversary
Posted: Mon Aug 01, 2011 4:32 pm
by damu
SahanGalbeed wrote:Okay waad ii so jawaabi waydeen sow ma'aha reer majeerteniya , haddaba aniga isku jawaabaya . Horta qori Kalashnikov ah , haddu PKM yahay iyo haddu AK noqdo ba , weliga ma' "jam" gareeyo , waxaas addunweynaha looga jecel yahay . Hase ahaate , waxaad u sheegaysan ninka , waxan loo dhibay inaaney bakoorad lagu tiirsado ahayn , haddu ka culus yahay qorigu , de ha iska dhigo , ya? okay ? Happy birthday Puntland , waan idin ka baxay

stop messing up the thread with your dumb questions

Re: 1st pics of PL 13th Anniversary
Posted: Mon Aug 01, 2011 4:33 pm
by Aseelah-Raaida
SahanGalbeed wrote:Okay waad ii so jawaabi waydeen sow ma'aha reer majeerteniya , haddaba aniga isku jawaabaya . Horta qori Kalashnikov ah , haddu PKM yahay iyo haddu AK noqdo ba , weliga ma' "jam" gareeyo , waxaas addunweynaha looga jecel yahay . Hase ahaate , waxaad u sheegaysan ninka , waxan loo dhibay inaaney bakoorad lagu tiirsado ahayn , haddu ka culus yahay qorigu , de ha iska dhigo , ya? okay ? Happy birthday Puntland , waan idin ka baxay

If you think "Majeerteenia" is offensive in any way ,its not.Waan ku
faana ,Ilaahay baa laandheere caan ah naga dhigay .The correct name is
Reer Puntland.
Anyway thanks fidnoole

Re: 1st pics of PL 13th Anniversary
Posted: Mon Aug 01, 2011 4:35 pm
by Knight of Wisdom
SahanGalbeed wrote:War niyow kuwani waa askarti Blackwater soo tababareen , haddeena bal eega sidu 2nd pic ninkaa ugu horeeya qoriga caradiisa ciida iska galiyay ."Unprofessional "weeye waxaasi wallahi . Ciidu haddey gasho oo u qoriga is "jam " gareeyo , muxuu yeelaya bal ii sheega , ya?
I am trying to pis.s off some people here
SahanGalbeed wrote:Okay waad ii so jawaabi waydeen sow ma'aha reer majeerteniya , haddaba aniga isku jawaabaya . Horta qori Kalashnikov ah , haddu PKM yahay iyo haddu AK noqdo ba , weliga ma' "jam" gareeyo , waxaas addunweynaha looga jecel yahay . Hase ahaate , waxaad u sheegaysan ninka , waxan loo dhibay inaaney bakoorad lagu tiirsado ahayn , haddu ka culus yahay qorigu , de ha iska dhigo , ya? okay ? Happy birthday Puntland , waan idin ka baxay

The Jealousy and Xasidnimo is making you frantically go around in other people's threads of celebration and try to fock it up.
Xasidnimadii xiita Ramadan oo shaitankii la xidhay miyad ka bogsanladahay?
Re: 1st pics of PL 13th Anniversary
Posted: Mon Aug 01, 2011 5:12 pm
by damu
Re: 1st pics of PL 13th Anniversary
Posted: Mon Aug 01, 2011 5:51 pm
by tightrope
Re: 1st pics of PL 13th Anniversary
Posted: Mon Aug 01, 2011 5:54 pm
by Aseelah-Raaida
^
Tightrope,
Don't be a racist sis

Re: 1st pics of PL 13th Anniversary
Posted: Mon Aug 01, 2011 5:55 pm
by tightrope
^^ OKAY OKAY NOT TODAY!
HAPPY PUNTLAND DAY!
Re: 1st pics of PL 13th Anniversary
Posted: Mon Aug 01, 2011 5:55 pm
by damu
Re: 1st pics of PL 13th Anniversary
Posted: Mon Aug 01, 2011 5:56 pm
by Aseelah-Raaida
Re: 1st pics of PL 13th Anniversary
Posted: Mon Aug 01, 2011 6:04 pm
by CismanMaxamud1
tightrope wrote:^^ OKAY OKAY NOT TODAY!
HAPPY PUNTLAND DAY!

Re: 1st pics of PL 13th Anniversary
Posted: Mon Aug 01, 2011 6:11 pm
by FBISOMALIA