Page 3 of 3

Re: Allahuakbar EARTHQUAKE DEVASTATES WASHINGTON

Posted: Tue Aug 23, 2011 4:25 pm
by SahanGalbeed
war darood badnida caawa kaagani.. darood meel baas kaala dhac ma ihi darood anigu.
Waaye , haddaba raali ahow , kula ma ba hadleen haddaan intaas oga

Re: Allahuakbar EARTHQUAKE DEVASTATES WASHINGTON

Posted: Tue Aug 23, 2011 4:29 pm
by Mondey
SahanGalbeed wrote:
war darood badnida caawa kaagani.. darood meel baas kaala dhac ma ihi darood anigu.
Waaye , haddaba raali ahow , kula ma ba hadleen haddaan intaas oga
cuqdada darood iska saar ayaan ku odhan laha :up:

waad fasaxantahay :arrow:

Re: Allahuakbar EARTHQUAKE DEVASTATES WASHINGTON

Posted: Tue Aug 23, 2011 5:22 pm
by SahanGalbeed
Ya? aar sii wacan i maqal haddana , anigu cuqdad waxa la yidha ma lihi .
Daaroodku reerka qudha aan la kaftami karo weeye .
Mar waynu is dilna , marna way i dhalaan , marna waan caaya , marna waan dhunkada , adigu se , siduu daarood waddanka uga baxay ba qurbaha ka maad soo laaban e , mar dambe agteyda ha isa soo taagin .

Re: Allahuakbar EARTHQUAKE DEVASTATES WASHINGTON

Posted: Tue Aug 23, 2011 5:25 pm
by union
God save the United States, her altars cities and edifices. :up:

Re: Allahuakbar EARTHQUAKE DEVASTATES WASHINGTON

Posted: Tue Aug 23, 2011 5:29 pm
by Mondey
waad yara mirqaantay qiyaastii.
iska bax oo ha soo laaban :arrow:

Re: Allahuakbar EARTHQUAKE DEVASTATES WASHINGTON

Posted: Tue Aug 23, 2011 5:30 pm
by SahanGalbeed
Okay peace , mondey , yacni a long lasting peace , haddi kale berito markaan soo laabto walle baan ku dhaarte ... :lol:

Re: Allahuakbar EARTHQUAKE DEVASTATES WASHINGTON

Posted: Tue Aug 23, 2011 5:46 pm
by ciyaal_warta
grandpakhalif wrote:Oh allah you are Al Aziz, you have cast terror into pentagon, whitehouse and capitol hill.

What a great news

subhanallah hate will only consume u...why u cursing innocent pple in those states :down: :down: