Re: Alchemist come in
Posted: Fri Sep 09, 2011 10:50 pm
Hutu sidey uu kala baxaan? Ubgaal, Habar digir, wat else?Armstrong wrote:Awraadle now that you introduced people wardhac can you take this opportunity to also name the other ones?
Hutu sidey uu kala baxaan? Ubgaal, Habar digir, wat else?Armstrong wrote:Awraadle now that you introduced people wardhac can you take this opportunity to also name the other ones?
Caabudwaaq June.09.2008.(Allwadani)- Xarunta waqooyiga G/gaduud ee Caabudwaaq ayaa waxaaa maanta ka bilawday Shir Nabadeed oo u Dhaxeeyay beelaha Saleebaan iyo Wagardhac ku wasoo bartamihii bishii hore ay iskaga dhinteen 4- nin oo sadexna ay ahayeen Beesha Saleebaan halka kankale uu ahaa Beesha Wagardhaceed.
Kulankaam maanta ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Bixiyayna Qarasaahdka ku Baxaya Fadjiga Dhalinyaro Wadaado ah oo u kala dhasahay Deegaanada Caabduwaaq iyo Cadaado waxaana kasoo qaybgalay furitaanka shirkaan Nabadeed, dhamaan waxgaradka beesha Sade bari .
Kulankaan ayaa waxaa uu ahaa mid si weeyn loo sugayay waxaana Qaban qaabadiisa maalmahaanba laga dareemayay Magaalada Caabudwaaq iyo deegaanada ku xeeran.
Shirkaan Nabadgalyada ee Maanta ka Furmay Xarunta Waqooyiga G.gaduud ee Degmada Caabudwaaq ayaa waxaa uu muhiimad weeyn u leeyahay Nabada Gobolka G/gaduud midaasoo si weeyn looga baqayay in uu halkaasi ka qarxo dagaal ku dhexmara labada beelod ee Wagardhac & Saleebaan kadib markii ay soo Noqnoqdeen Dilal isdba Joog ah oo haba ay qolo Gacantu ay ku danbaynayso , si kastaba ha ahaatee waxaa dadaal dheeraad ah arintaas ka sameeyay dhalinyaro Wadaado ah uu u kala dhashay deegaanada Caabudwaaq iyo cadaado.
Odayaahsa beesha Saleebaan waxaa Hogaaminayay Nabadoon Cali Geedi oo Furitaankii shirka ka sheegay in ay beshiiso diyaar u tahay Nabada Soomaaliyeed oo dhan gaar ahaana ay hada doonayaan in ay heshiis kama danbeeys ah ay kala qaateen beesha walaalahood ah ee Wagardhaceed, sidoo kale Dhinaca Beesha Wagardhaceedna waxaa ay si weeyn u soo dhaweeyeen walaalahooda dariska ah waxaana ay ayaguna ku dhawaaqeen in ay diyaar u yihiin Nabada taasoo ay ku tilmaameen Nolol.
isku soo wada duub duuboo hanaanka uu shirka Maanta ka furtay ayaa waxaa lagu saadaalin karaa in uu noqon karo mid miro dhal ah islamarkaasna keena xalwaara oo kama danbays ah.
maalmaha uu shirku socdo go'aamada kasoo baxa waxaad si toos ah kala soconaysaan webseedkan www. Allwadani.com
oo u diyaarisay shirkaas wariyaal soo tabiya haba meesha uu marayo shirka Nabada ee Haatan loo fadhiyo Xarunta Waqooyiga G/gaduud ee Caabudwaaq.
Magacyada Nabadoona Beesha Saleenaan.
1-Nabdood Cali Geedi
2-Nabadoon Cali Xaashi Afrax
3- Nabadoon Max’ed Yare Xassan
4- Nabadoon Cabdi Jukre
5- Nabadoon Daahir Cilmi
6- Nabadoon Xirsi Cabdi Cali
7- Nabadoon Max;ed Carab
8- Nabadoon Daahir Diirshe
9- Nabadoon Caabi Yuusuf Dini.
Magacyada Odayaasha Wagardhaceed.
1- Nabadoon Cabdi Qacle
2- Nabadoon Cali Wali
3- Nabadoon Daahir C/lle Cali (Gare)
4- NabadoonCabdi Xasan Cade
5- Nabadoon Daahir Macalin Faarax
6- Nabadoon C/rixmaan xaashi Tarabi
7- Nabadoon Cusmaan Xaashi Diirshe
8- Nabadoon Bashiir Macalin Cumar
9- Shiiq Maxamed Xaashi Guure
10- Nabadoon Raage Cali Maax
11- Nabadoon Feed Good Guure
12- Nabadoon bshir Adoon Maxamed
Wat white guy? Wat u smoking?Alchemist wrote:Awraadle lol... ok i will meet up with Olive but will she bring her co worker with hercause there is no way i will be sitting with a white guy discussing qabil.
The guy who taught her how to kiss.Awraadle wrote:Wat white guy? Wat u smoking?Alchemist wrote:Awraadle lol... ok i will meet up with Olive but will she bring her co worker with hercause there is no way i will be sitting with a white guy discussing qabil.
OliveOil wrote:Waryaa dhocilyahow qaniiska ah...what I have said to you or about ur damn people really hit you hard miyaa...why must you follow me around cursing me?? Does it make you feel more manlier![]()