

Sxb, meesha wax laga qaraabto maba joogaane.
Reer North America late ay u tahay so they went to bed, reer Europe-na weekend waaye marka hadda iyo wixii ka dambeeyo lay soo kacaayaan.
The only one here is XaliimoFarax ayadana kakanoos dhagaxoos waaye, waxba malaga faa'iidaayo.

Laters, buddy!