Page 3 of 3

Re: SO DHOWOW UGAAS.. NOLOW UGAAS!

Posted: Thu Jan 12, 2012 2:28 am
by Mondey
dp

Re: SO DHOWOW UGAAS.. NOLOW UGAAS!

Posted: Thu Jan 12, 2012 2:29 am
by Mondey
waayeel101 wrote:dooxa cagaar-weyne iyo dibira-weyn somalia ku taal weliba baki district. hadayna mid kale jirin.
maybe its another one.. this Cagaarwayn is in ethiopia but im not sure is it in Shiniile or Dembel.. read here

http://camuudnews.com/?p=20766

Re: SO DHOWOW UGAAS.. NOLOW UGAAS!

Posted: Thu Jan 12, 2012 11:08 am
by waayeel101
war magacdi ayay nagagadaydeen.
reerkayaga aya dega dibira-weyn waa baki, cagaarweyne waxa nala dega maxad case iyo gabarrmadow wana lughaya.

Re: SO DHOWOW UGAAS.. NOLOW UGAAS!

Posted: Thu Jan 12, 2012 11:10 am
by Khalid Ali
Ugaasku wali may ictraafin beelaha Maxammad case iyo habr cafaan inago og inu yahay ugaaski taarikhige ah eeh beesha gadabuursi maxa keeney inay labada reerood ay ka so horjeedsadan Ugaaska reerka?

Re: SO DHOWOW UGAAS.. NOLOW UGAAS!

Posted: Sun Jan 15, 2012 7:37 pm
by Mondey
ugaaska waa la wada ictiraafsanyahay waa ugaas guud Maxad casse iyo Habar caffan si weyn ayay ugu so dhaweeyeen Saylac iyo Lughaye.. Borama markuu yimid xitaa salaadiin reer hargaysa ayaa so dhaweeyay. cidina ma diidin.