Students from Caabudwaaq treated badly by Puntland

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

Enlightened~Sista
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10831
Joined: Fri Feb 29, 2008 4:55 am
Location: Stonetown, Zanzibar

Re: Students from Caabudwaaq treated badly by Puntland

Post by Enlightened~Sista »

XimanJaale, what happened to you recently, you were bumbling like a drunkard on this forum? :? :?
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12578
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: Students from Caabudwaaq treated badly by Puntland

Post by XimanJaale »

Dawlada dalka Turkiga oo iyadu baryahan dambe il gaara ku haysa xaalada dalka Soomaaliya ayaa hadana marka laga soo tago dhinaca wax u qabadka dadka ku dhibataysan koonfurta iyo bartamaha Soomaliya waxa ayna ilawin in ay deeqo wax barasho u fidiyan Ardayda Gobolada kala duwan ee dalka.

Ku dhawaad kun arday oo ka kala timid deegaanada uu ka koobanyahay maamul goboleedka Galmudug ayaa saka u fariistay Imtixan lagu kala saarayo cida u qalanta in ay ka faa,iidaysato deeqdaas wax barasho ee katimid dalka Turkiga oo kamid ah deeqaha waxbarsho ee sanadka 2011/2012 taasi oo Dawlada dalka Turkigu ay ugu tala gashay dhaman ardayda ku nool gobolda kala duwan ee dalka Soomaaliya.

Maamul goboleedka Galmudug oo ka mid ah maamulada sida wayn looga tixgaliyo masraxyada caalamka ayaa isagu kamid noqday kuwa deeqdas dawlada Turkigu ay ku deeqday in ay qaybtooda ka helaan.
Wasiir ku xigeenka waxbarashada ee mamulka galmudug CabdiWali sheekh cali Rooraye oo isagu daaha ka rogay bilaabashada imtixaanka ayaa uga mahad celiyey dawlada Turkiga deeqaha kala duwan ee ay dalka keeneen hadii ay noqon lahayd tan badbaadinta dadka dhibataysan ee dalka Soomaaliya iyo mida haatan imtixaanka loogalayoo ee dhinaca wax barashada Wasiirku xigeenka ay sidoo kale uga mahadceliyey sida qiimaha badan ee ay ardaydu ugu diyaar garoobeen imtixaankan kala reebista ah una rajeeyey guul inta hesha iyo inta ka hadha labadaba.

Waxaa kale oo isna halkaasi hadal kooban ka jeediyey Wasiir kuxigeenka Arimaha gudaha iyo Aminiga Mudane Axmed Maxamuud xasan Axmed Baasto oo isagu mahad celinta kadib ka codsaday in inta ku guulaysata ay ku tala galaan in ay u maqanyihiin dad aan ceela uqodnayn cidina umaqnayn oo ay yihiin mustaqbalkii umada.

Dhinaca kale waxa goob joog ka ahaa masuuliyiintii Imtixaanka Qaadaysay ee ka socotay dalka Turkiga kuwaas oo indha indhaynayey habsami u socodka imtixanka loogalayo deeqaha waxbarasho ee katimid dalka Turkiga.

Qaadista imtixaankan ayaa ku soo aadaysa xili maamulka galmudu lagaarsiiyey xuduudihiisii dhabta ahaa marka laga fiiriyo dhinaca dhismaha xukuumada iyo waliba ku tala galka soo socda ee balaarinta Baarlamaanka galmudug waana markii ugu horaysay ee ay arday imtixaan qadanaysaa ay ka kala yimaadaan gobolada kala duwan ee maamulka Galmudug Sida degmooyinka Caabudwaaq,Guriceel Dhuusa mareeb iyo meelo kale oo badan.

Ardayda imtixanka qaadanaysay iyo masuuliyiintii kaqayb qadanaysay qabka uu imtixaanku u socdo ayaa waxaa laga dareemayey wajiyadooda sida wanaagsan ee ay ugu qanacsan yihiin deeqadan dalda Turkiga ee dhinaca waxbarashada.

Maahan markii Maamul Goboleedka GalMudug uu siiyay Fursad arday aadesa waxbarasho Dibadeed iyadoo sida la xasuusan yahy Maamulku horay u diray Arday fara badan Dalka Yemen kuwaasoo qaarkood ay soo wajahday Xaalado Nabad Galyo xumo.

Waxaan u rajeyneynaa Ardayda Maanta Imtixaanka u fariistay iney ku guuleystaan deeqdaan uga timid Walaalahooda reer Turki oo uu horseedka u yahay Ra'iisal wasaare Erdogaan.

Fu'aad Xasan Caaqil(sanyuura)
sanyuuraf@hotmail.com
mudugnet.com Galkacyo Galmudug Soomaaliya

Enlightened~Sista wrote:XimanJaale, what happened to you recently, you were bumbling like a drunkard on this forum? :? :?
lool it wasn't me, i left my account open, and somebody was playing with it. :lol: :down:

Ardaydaan ayaa Maanta u fariisatay Imtaxaan hal maalin ah kaasi oo Ardaygii ku gulaysta uu helayo Deeq Waxbarasho, Dalka Turkiga ah, islamarkaana maalinta bari ah lagu dhawaaqayo Ardayda Ku guulaysatay Deeqda Waxbarasho.

Waxay iskugu jiraan Ardaydaan, Kuwo Haysta Shahaadooyinka Dugsiga dhexe oo loo qadanayo Dugsi Sare iyo kuwa Haysta Shahaadooyinka Dugsiga Sare oo loo qadanayo Jaamacad, Ardaydaan ayaa waxay ka kala yimaadeen, Gobolada, Mudug, Galgaduud iyo Hiiraan, Ayagoona Saaka U faristay Imtaxaan lagu kala xulayo, Waxaana la doonayaa sida wararka ay sheegayaan ku dhawaad 150 Arday, Imtaxaanka Ayaa waxaa qaadaya Aqoon
yahano u dhashay Dalka Turkiga, Ayadoona Sidoo kale ay saxayaan, islamarkaana waxaan jirin musuq maasuq ku aadan, Ardayda la xulayo.

Barnaamijkaan deeqda Waxbarasho oo ay heleen Ardayda Waxkabarata Deegaanada Galmudug, islamarkaana Haysta Shahaadooyinka Dugsiyada Dhexe iyo Sare, ayaa waxaa ka danbeyay Madaxweynaha Galmudug Maxamed Axmed Caalin, kadib Kulan aan la shaacin uu Magaalada Muqdisho kula yeeshay, Madax ka socota Dawlada Turkiga, Ayadoona ay fulisay Wasaarada Waxbarashada Galmudug.

Dhanka kale Guud ahaan Dalka Soomaaliya waxaa ka socda Imtaxaano sidan oo kale ah, Ayadoona Dawlada Turkiga, Ardayda Soomaaliyeed ugu deeqday Waxbarasho, Dalkeeda ah, hase yeeshee lama oga in dhamaan Ardaydaan la geyn doono Gudaha Dalkaasi, maadaama Ay jiraan Wadamo kale oo balan qaaday deeq waxbarasho.
Dhan walba hajirtee Waa markii ugu horaysay ee Deeq Waxbarasho Dawlada Turkiga ay siiso, Ardayda Soomaaliyeed,
Image

Image

Image

Image
User avatar
damu
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3373
Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
Location: PL National Socialist Party

Re: Students from Caabudwaaq treated badly by Puntland

Post by damu »

XimanJaale wrote:
Dawlada dalka Turkiga oo iyadu baryahan dambe il gaara ku haysa xaalada dalka Soomaaliya ayaa hadana marka laga soo tago dhinaca wax u qabadka dadka ku dhibataysan koonfurta iyo bartamaha Soomaliya waxa ayna ilawin in ay deeqo wax barasho u fidiyan Ardayda Gobolada kala duwan ee dalka.

Ku dhawaad kun arday oo ka kala timid deegaanada uu ka koobanyahay maamul goboleedka Galmudug ayaa saka u fariistay Imtixan lagu kala saarayo cida u qalanta in ay ka faa,iidaysato deeqdaas wax barasho ee katimid dalka Turkiga oo kamid ah deeqaha waxbarsho ee sanadka 2011/2012 taasi oo Dawlada dalka Turkigu ay ugu tala gashay dhaman ardayda ku nool gobolda kala duwan ee dalka Soomaaliya.

Maamul goboleedka Galmudug oo ka mid ah maamulada sida wayn looga tixgaliyo masraxyada caalamka ayaa isagu kamid noqday kuwa deeqdas dawlada Turkigu ay ku deeqday in ay qaybtooda ka helaan.
Wasiir ku xigeenka waxbarashada ee mamulka galmudug CabdiWali sheekh cali Rooraye oo isagu daaha ka rogay bilaabashada imtixaanka ayaa uga mahad celiyey dawlada Turkiga deeqaha kala duwan ee ay dalka keeneen hadii ay noqon lahayd tan badbaadinta dadka dhibataysan ee dalka Soomaaliya iyo mida haatan imtixaanka loogalayoo ee dhinaca wax barashada Wasiirku xigeenka ay sidoo kale uga mahadceliyey sida qiimaha badan ee ay ardaydu ugu diyaar garoobeen imtixaankan kala reebista ah una rajeeyey guul inta hesha iyo inta ka hadha labadaba.

Waxaa kale oo isna halkaasi hadal kooban ka jeediyey Wasiir kuxigeenka Arimaha gudaha iyo Aminiga Mudane Axmed Maxamuud xasan Axmed Baasto oo isagu mahad celinta kadib ka codsaday in inta ku guulaysata ay ku tala galaan in ay u maqanyihiin dad aan ceela uqodnayn cidina umaqnayn oo ay yihiin mustaqbalkii umada.

Dhinaca kale waxa goob joog ka ahaa masuuliyiintii Imtixaanka Qaadaysay ee ka socotay dalka Turkiga kuwaas oo indha indhaynayey habsami u socodka imtixanka loogalayo deeqaha waxbarasho ee katimid dalka Turkiga.

Qaadista imtixaankan ayaa ku soo aadaysa xili maamulka galmudu lagaarsiiyey xuduudihiisii dhabta ahaa marka laga fiiriyo dhinaca dhismaha xukuumada iyo waliba ku tala galka soo socda ee balaarinta Baarlamaanka galmudug waana markii ugu horaysay ee ay arday imtixaan qadanaysaa ay ka kala yimaadaan gobolada kala duwan ee maamulka Galmudug Sida degmooyinka Caabudwaaq,Guriceel Dhuusa mareeb iyo meelo kale oo badan.

Ardayda imtixanka qaadanaysay iyo masuuliyiintii kaqayb qadanaysay qabka uu imtixaanku u socdo ayaa waxaa laga dareemayey wajiyadooda sida wanaagsan ee ay ugu qanacsan yihiin deeqadan dalda Turkiga ee dhinaca waxbarashada.

Maahan markii Maamul Goboleedka GalMudug uu siiyay Fursad arday aadesa waxbarasho Dibadeed iyadoo sida la xasuusan yahy Maamulku horay u diray Arday fara badan Dalka Yemen kuwaasoo qaarkood ay soo wajahday Xaalado Nabad Galyo xumo.

Waxaan u rajeyneynaa Ardayda Maanta Imtixaanka u fariistay iney ku guuleystaan deeqdaan uga timid Walaalahooda reer Turki oo uu horseedka u yahay Ra'iisal wasaare Erdogaan.

Fu'aad Xasan Caaqil(sanyuura)
sanyuuraf@hotmail.com
mudugnet.com Galkacyo Galmudug Soomaaliya
if the cabudwaaq students were told to go to galmudug & they chose to go PL then they are to blame not PL :lol:
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12578
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: Students from Caabudwaaq treated badly by Puntland

Post by XimanJaale »

damu wrote:

Nobody told anyone to go somewhere. Caabudwaaq students decided to go to Puntland part of Gaalkacyo to take part in the exmination. They did take part, however their exams were rejected during the result day. I guees Caabudwaaq students passed the exams, and the Puntland students failed :lol: :lol: I mean why else would Puntland reject students from Caabudwaaq who are their fellow Daaroods? :lol: :lol:

So Caabudwaaq students went to Galmudug part of Gaalkacyo, and were welcomed by open hands, They took part in it nicely. :up: Mashallah Galmdug waa niiman rag ah not bitches like Puntland :up:
User avatar
damu
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3373
Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
Location: PL National Socialist Party

Re: Students from Caabudwaaq treated badly by Puntland

Post by damu »

Qaadista imtixaankan ayaa ku soo aadaysa xili maamulka galmudu lagaarsiiyey xuduudihiisii dhabta ahaa marka laga fiiriyo dhinaca dhismaha xukuumada iyo waliba ku tala galka soo socda ee balaarinta Baarlamaanka galmudug waana markii ugu horaysay ee ay arday imtixaan qadanaysaa ay ka kala yimaadaan gobolada kala duwan ee maamulka Galmudug Sida degmooyinka Caabudwaaq,Guriceel Dhuusa mareeb iyo meelo kale oo badan.
did you even read what you posted :lol:
PL were given seats for it's students Galmudug for theirs including the ones from Cabudwaaq!!
Some students from Caabudwaaq travelled all the way to Gaalkacyo to take part, seeing that they are Daarood
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12578
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: Students from Caabudwaaq treated badly by Puntland

Post by XimanJaale »

damu wrote:
Qaadista imtixaankan ayaa ku soo aadaysa xili maamulka galmudu lagaarsiiyey xuduudihiisii dhabta ahaa marka laga fiiriyo dhinaca dhismaha xukuumada iyo waliba ku tala galka soo socda ee balaarinta Baarlamaanka galmudug waana markii ugu horaysay ee ay arday imtixaan qadanaysaa ay ka kala yimaadaan gobolada kala duwan ee maamulka Galmudug Sida degmooyinka Caabudwaaq,Guriceel Dhuusa mareeb iyo meelo kale oo badan.
did you even read what you posted :lol:
PL were given seats for it's students Galmudug for theirs including the ones from Cabudwaaq!!
Some students from Caabudwaaq travelled all the way to Gaalkacyo to take part, seeing that they are Daarood
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
You are dumb. Caabudwaaq, Guriceel, Dhusomareeb are all under Ahlu Sunna. The Turkish can't go to every city in Somalia so decided to take the examinations in Gaalkayo. So the students from Guriceel and Dhusomareeb went to their fellow Hawiye (Galmudug) so that they can take part in it, and Caabudwaaq went to their fellow Daaroods) Puntland. However Puntland rejected Caabudwaaq. So the students went to Galmudug and got welcomed.
User avatar
Cinque Mtume
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4005
Joined: Fri Mar 06, 2009 5:36 pm
Location: Tres Puntos

Re: Students from Caabudwaaq treated badly by Puntland

Post by Cinque Mtume »

Why are you pretending that there's love between Majerten, Marehan and Habargidir? Like Advo said, don't expect other clans to go out on a limb for you, the whole clan system clashes with that thinking in the first place. Puntland and Galmudug are not interested in Marehan's wellbeing, they exist to be of service to their own people.

That being said, this story is fake till proven.
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12578
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: Students from Caabudwaaq treated badly by Puntland

Post by XimanJaale »

Cinque Mtume wrote:Why are you pretending that there's love between Majerten, Marehan and Habargidir? Like Advo said, don't expect other clans to go out on a limb for you, the whole clan system clashes with that thinking in the first place. Puntland and Galmudug are not interested in Marehan's wellbeing, they exist to be of service to their own people.

I brought many articles that states Caabudwaaq students took part in Galmudug part of the Turkish education charity examinations.

Galmdudug are not some whining bitches that act like women. They don't corrupt this opportunity given to ALL SOMALIS.

p.s you can call this incident fake, but denying stuff will not solve stuff. Just accept that ur people are women and act like women :up: Then you can find a way to stop acting like women.

I mean the Daaroods don't call Majerteen 'naago daarood' for no reason. ;)
User avatar
Awe
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1650
Joined: Wed Jun 04, 2008 11:50 am

Re: Students from Caabudwaaq treated badly by Puntland

Post by Awe »

XimanJaale wrote:
Cinque Mtume wrote:Why are you pretending that there's love between Majerten, Marehan and Habargidir? Like Advo said, don't expect other clans to go out on a limb for you, the whole clan system clashes with that thinking in the first place. Puntland and Galmudug are not interested in Marehan's wellbeing, they exist to be of service to their own people.

That being said, this story is fake till proven.
I brought many articles that states Caabudwaaq students took part in Galmudug part of the Turkish education charity examinations.

Galmdudug are not some whining bitches that act like women. They don't corrupt this opportunity given to ALL SOMALIS.

p.s you can call this incident fake, but denying stuff will not solve stuff. Just accept that ur people are women and act like women :up: Then you can find a way to stop acting like women.

I mean the Daaroods don't call Majerteen 'naago daarood' for no reason. ;)
The only one showing woman traits is you.. so stop bitching. You sound like naag oo guska loo diiday. :idea:
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12578
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: Students from Caabudwaaq treated badly by Puntland

Post by XimanJaale »

Awe wrote:

:lol: :lol: I do not hail from 'naago daarood' tribe, I hail from beesha 'mareexaan ma riixmaan'. ;) Walle today i was shocked when heard about this news. I'm still shocked :lol: :lol:
Enlightened~Sista
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10831
Joined: Fri Feb 29, 2008 4:55 am
Location: Stonetown, Zanzibar

Re: Students from Caabudwaaq treated badly by Puntland

Post by Enlightened~Sista »

XimanJaale wrote:
Enlightened~Sista wrote:XimanJaale, what happened to you recently, you were bumbling like a drunkard on this forum? :? :?
lool it wasn't me, i left my account open, and somebody was playing with it. :lol: :down:

Are you sure?? someone like who? :lol:
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12578
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: Students from Caabudwaaq treated badly by Puntland

Post by XimanJaale »

Enlightened~Sista wrote:
XimanJaale wrote:
Enlightened~Sista wrote:XimanJaale, what happened to you recently, you were bumbling like a drunkard on this forum? :? :?
lool it wasn't me, i left my account open, and somebody was playing with it. :lol: :down:

Are you sure?? someone like who? :lol:
:lol: :lol: istagfurllah afcourse it wasn't me. I left my phone in a different room and the person their was playing with it. I thought i lost my phone and during the afternoon he gave it to me.

he was a co-worker that lives in the next room of mines. :lol:
User avatar
DropkickMurphy
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 822
Joined: Sat Jul 02, 2011 9:13 pm
Location: Xaafada Iskufilan

Re: Students from Caabudwaaq treated badly by Puntland

Post by DropkickMurphy »

Someone ban XimanJalle for his sake.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”