Strong Message To Dabadhilifyada !

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

This Story Is Fake and Is Written By A Cuqdad-Ridden person

Post by udun »

The stories that you people are running with are fake. There are between 25 - 30 Dhulbahante students who passed the exams held in PL and will be going to Turkey to complete their education.

Source: http://allboocame.com/?p=6774

I may add if you, KoW, don't see yourself as PLer, why are you complaining about these exams held in PL? You certainly want to be SLer, so why don't you go to SL and ask them about your share of scholarships?
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Strong Message To Dabadhilifyada !

Post by udun »

Knight of Wisdom wrote:
EastAfrica wrote:
Hadaaftimo.com "DEEQDII WAXBARASHO EE LOGU DEEQAY IYO MUSUQ MAASUQA KA DHEX MUUQDA"


deeqaha waxbarasho



1- Nugaal Gobolka Madaxwayne Faroole 65- Arday buu Helay



2- G.Mudug 42



3-Gobolka Bari oo ah Gobol aad u baaxad wayn Marka loo eego Nugaal iyo Gobolada Kale

Waxa la Siiyay 4-Arday ahna gobolka ugu dadka badan puntland



4-Gobolka Sanaag Wax la siiyay 1-Arday

5-Gobolka Haylaan waxaa la siiyey 0-arday

6- Gobolka Kar-kaar Waxa la Siiyay 3-Arday

7 -Gobolka Sool waxaa la siiyey 3-arday

8-Gobolka cayn waxaa la siiyey 0-arday

65+42+4+1+0+3+3+0=118


Fiiro-Gaar, Wasiirka Waxbarashada Puntland Mudane Juxa, hadii uu cadaalad

moodey inuu Nugaal 65, Xubnood siiyo iyo Mudug 42, Gobolka ugu dhaqaalaha

iyo dadkaba badan ee Bari uu helo 4, Xubnood waa arin lagu qoslo Taariikhdana

meel ku qormeysa.
Udun, this is for YOU. Ku raxeeso how the Gobol you claim (SOOL) has only 3 students while Nugaal has 65 students that were given the so-called Scholarships.
Busted, read here more: http://allboocame.com/?p=6774

Hate consumes to those who hate :idea:
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Strong Message To Dabadhilifyada !

Post by udun »

Knight of Wisdom wrote:
udun wrote:
Bro Monk-of-Mogadishu, these people's obsession is beyond repair and imagination. They are inventing stories out of the asses in order to come up a blame against PL. It really can't get sicker than that.
:lol: :lol: :lol:

Walle sidan kuma qumanid. You're either a Dhabayaco with Nalaaye Ahmed mother OR you've been raped and abused by a Dhabayaco. It's a known fact that the abused tend to love and die for the one that abuses them. :lol: I gave you a clear list of names and clans. Your "bro" Paidmonk helped 48 brothers of his under the banner of "Puntland", while he threw in ONLY 2 of the clan you claim, which I highly doubt you are. :|
Wallee the one who is raped and abused are you and your likes who are constantly in the hate business and throwing around negative info about PL endlessly. Go and play with your boyfriends you b-tch who is always wanting attention. I am not going to get diseases from you!!!!

You were calling meeting between clans in SL section like the 1991, and here you're complaining about scholarships :shock: :shock: F#ck, if you want to be SLer, why complain about PL?
Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: Strong Message To Dabadhilifyada !

Post by Xamud. »

Scholarshipka ma qabiil ba lagu qeybsaday, mise aqoon? I thought they picked the best students, or the ones with the highest exam score,not? Anyway two of my cousins are going to Turkey for higher education, waxay ka so galen Gaalkacyo.
samadoon-waaxid
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4228
Joined: Tue Feb 10, 2009 9:48 pm
Location: telling Siilaanyo's daughter ictiraaf bed time stories

Re: Strong Message To Dabadhilifyada !

Post by samadoon-waaxid »

xamud,the scholarships were stolen by the riyooles,Nugaal got like 60% of the scholarships and the rest went to mudug.Bari,sool,sanaag,cayn,and Haylan were given less than 10 scholarships all together.how the fuck could this happen in a sane world.Apparently Juxa is a nasty qabiliste who couldnt resist the opportunity
User avatar
EastAfrica
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1371
Joined: Sat Jul 17, 2010 7:46 pm
Location: Las Anod, SSC-SOMALIA

Re: Strong Message To Dabadhilifyada !

Post by EastAfrica »

HORSEED MEDIA "BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADA BADHAN OO MUDAHARAAD AY KU MUUJINAYAAN SIDA AY UGA XUNYIHIIN CADAALAD DARADII DEEQIHII WAXBARASHO EE LA MUSUQ MAASUQAY KA DHIGAY FAGAARAHA MAGAALADA "


Tuesday, 27 September 2011 15:43
BADHAN::sawirBoqolaal qof oo isugu jira Waxgaradka iyo Aqoonyahanka degmada Badhan , dhalinyaro arday ubadan , iyo Hoyooyin ayaa maanta isugu soo baxay bartamaha degmada Badhan , si ay u muujiyaan dareenkooda ku aadan qaabkii Imtixaamaadkaasi loo qaaday iyo sidii gobolada loogu qaybiyey.

Mustafe Cali shire oo kamid ah Ardaydii Imtixaankii Garoowe lagu qaaday ka qayb galay oo isaga oo goobta uu banaanbaxu ka dhacayey ku sugan Horseed Media u waramay ayaa sheegay in gebi ahaanba Imtixaankii Garoowe lagu qaaday uu ahaa mid la Musuqmaasuqay waa sida uu ardaygaasi hadalka u dhigaye.

wuxuuna intaas ku daray in arintaasi ay tahay mid niyad jab u keeni karta ardayada gobolka kuwaas oo uu ku tilmaamay inay yihiin kuwa marka la eego dhanka dadaalka Waxbarashada ardayda kale ee dhiggooda ah aad uga wanaagsan.

Dhanka kale Cabdiqaadir Maxamuud Cali oo isna ku hadlayey magaca Aqoonyahanada gobolka Sanaag oo isna Horseed Media u waramay ayaa sheegay in ujeedada maanta degmada Badhan isu soo baxa balaaran looga dhigay ay tahay si loo dareensiiyo bulshada gobolka in Imtixaanaadkii deeqaha Turkiga loogu tartamayey loo qaaday si aan sharciga waafaqsanayn.



Cabdiqaadir Maxamuud oo kamid ah Aqoonyahanada gobolka Sanaag ayaa ugu danbayntii ku booriyey ardaydii gobolka Sanaag in aysan waxba niyada iska jebin dadaalkoodiina ay meeshiisii ka wadaan, isagoo dhanka kale ka dhawaajiyey in arintan oo kale aysan mardanbe dhici doonin.

Banaanabaxa ay maanta degmada Badhan ka dhigeen bahda waxbarashada ee gobolka Sanaag ayaa kusoo beegmeya xilli maalmo kahor magaalooyinka Garoowe iyo Gaalkacayo lagu soo gaba gabeeyey Imtixaanaad ay araday 5000 gaara u fariisteen kaas oo loogu tartamayey deeqo waxbarasho oo ay dowlada Turkigu u fidisay ardayda Soomaaliyeed.

Source: HorseedMedia
User avatar
EastAfrica
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1371
Joined: Sat Jul 17, 2010 7:46 pm
Location: Las Anod, SSC-SOMALIA

Re: Strong Message To Dabadhilifyada !

Post by EastAfrica »


SPR Somali Public Radio " Sanaag, Haylaan! Yaa xiga: Mudaharaadyada loga soo horjeedo musuqmaasuqa Puntland oo wali socda"


Dhahar (SPR) Kadib cadaalada daradii uu ku kacay maamulka Puntland, ayaa waxa isa soo taraya jawaabta laga bixinayo qeybtii ay samasay wasaarada waxbarashada ee Puntland.

Waxaana jawaabta maanta ay kasoo yeeraysa degmada Dhahar ee Caasimadda gobolka Haylaan iyada oo ardayda wax kabarata dugsiyada kala duwan ee magaalada ay mudaharaadyo aad u balaaran ay ka dhigeen jidadka magaalada iyaga oo ka cabiraya aragtidooda ku aadan cadaaladda darada ay sameeyeen maamulka Puntland.

Waxana mudaaharaadyadan si aad ah uga qaybqaatay ardayda dugsiga Mubarak ee Deg. Dhahar iyaga oo muujiyay saamaynta ay ku yeelatay falkan ay ku kacday Puntland, Waxana ay sheegeen in tani ay welwel galin karto mustaqbalkooda waxbrasho iyo xiriirka aqooneed ee ka dhexeeya Dhahar iyo Puntland.

Dhinaca kale, Aqoonyahiniin aad u kala duwan oo ku sugan deegaanka ayaa iyaguna shucuurtooda muujiyey, waxana ay sidoo kale dareenkooda ka muujiyeed dhacdada foosha xun ee ay ku kacday wasaarada waxbrasahda Puntland. Waxana ay tibaxeen in arintan aysan marnaba ka fileyn wasaaradda waxbrashada madaama ay tahay hooyada umadda iyaga oo ugu soo halqabtay "Dugsi maleh qabyaaladi waxay dumiso mooyaane".

Maalinimadii shalay ayay ahayd markii mudaharaadyo kuwan lamid ah laga dhigay magaalada Badhan ee caasimadda gobolka Sanaag. Waxana soo badanaya saamaynta ay yeelanayso musuqmaasuqa ay ku kacday Puntland, taasi oo welwel galin karta mustaqbalk maamulka Puntland.
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Strong Message To Dabadhilifyada !

Post by udun »

Xildhibaano Puntland ah oo jawaab kulul ka bixiyay, eedaynta ku aadan natiijada deeqdii waxbarasho ee Turkiga laga helay.

Qaar ka mida mudanayaasha baarlamaanka Puntland ee kasoo jeeda gobolka Sool ayaa wax laga xummaado ku tilmaamay, eedayn isi soo taraysay muddooyinkii danbe taasoo ku aadan natiijada deeqdii waxbarasho ee dawladda Turkigu ugu deeqay Soomaaliya, waxaana xildhibaannadu ay si gaar ah eedayn dusha uga tuureen maamulka Somaliland iyo qeybo ka mida dadka ku dhaqan gobollada Sool, Sanaag, iyo Ceyn oo iyagu caddaalad darro ku tilmaamay habka uu u dhacay imtixaankii lagu qabtay magaalada Garowe ee xarunta dawladda Puntland.

Xildhibaan Saadiq Abshir Garaad oo ka mida mudanayaasha baarlamka ee laga soo doortay gobolka Sool ayaa sheegay in imtixaanku uu ahaa mid u furan ummada Soomaaliyeed oo dhan, isla markaana aysan jirin wax sharuud ah oo lagu xirayay qofka ka qayb-qaadanaya. Waxaana isagoo sii wata hadalkiisa uu yiri “Haddii tartan furan lagu tilmaamay caddaalad darro, waa maxay caddaaladu”.

Mudane Saadiq, ayaa sheegay in wax lagu farxo ay tahay in ardayda gobolka Sool oo fursad laga siin waayay deeqo waxbarasho oo Somaliland ay heshay, ay dabadeed si furan oo aan sharuud lahayn uga qayb-qaateen imtixaankii Garowe lagu qabtay, arrintaasina ay naftooda ku abuurtay kalsooni dheeriya, waxaana xildhibaan Saadiq Abshir Garaad uu intaasi ku daray in qaar ka mid ah ardaydaasi ay nasiibkooda ku guulaysteen imtixaankaasi.

Dhanka kale, xildhibaan Faarax Sulub oo ka mida mudanayaasha baarlamka Puntland ayaa qiray in muddadii ay socotay sixitaanka imtixaanka ay jireen xubno ka tirsan golaha baarlamaanka Puntland, oo markhaati ka ahaa natiijada ardaydii nasiibka u helay fursadii waxbarasho ee dawladda Turkigu Soomaaliya ugu yaboohday.

Hadaladaan kasoo baxaya qaar ka mida mudanayaasha baarlamaanka Puntland, ayaa u muuqda kuwo difaacaya eedaynta iyo astakada kasoo yeeraysa gobolada Puntland ee ku aadan natiijada imtixaankaasi, balse 26-kii bishaan Septembar ayay ahayd markii ay wasaaradda waxbarashada Puntland xafiiskeeda imtixaanaadku iska fogeeyay masuuliyada imtixaankaasi, kuna tilmaamay mid ay wadatay dawladda Turkigu.

Source: http://allboocame.com/?p=6841
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Strong Message To Dabadhilifyada !

Post by udun »

udun wrote:Xildhibaano Puntland ah oo jawaab kulul ka bixiyay, eedaynta ku aadan natiijada deeqdii waxbarasho ee Turkiga laga helay.

Qaar ka mida mudanayaasha baarlamaanka Puntland ee kasoo jeeda gobolka Sool ayaa wax laga xummaado ku tilmaamay, eedayn isi soo taraysay muddooyinkii danbe taasoo ku aadan natiijada deeqdii waxbarasho ee dawladda Turkigu ugu deeqay Soomaaliya, waxaana xildhibaannadu ay si gaar ah eedayn dusha uga tuureen maamulka Somaliland iyo qeybo ka mida dadka ku dhaqan gobollada Sool, Sanaag, iyo Ceyn oo iyagu caddaalad darro ku tilmaamay habka uu u dhacay imtixaankii lagu qabtay magaalada Garowe ee xarunta dawladda Puntland.

Xildhibaan Saadiq Abshir Garaad oo ka mida mudanayaasha baarlamka ee laga soo doortay gobolka Sool ayaa sheegay in imtixaanku uu ahaa mid u furan ummada Soomaaliyeed oo dhan, isla markaana aysan jirin wax sharuud ah oo lagu xirayay qofka ka qayb-qaadanaya. Waxaana isagoo sii wata hadalkiisa uu yiri “Haddii tartan furan lagu tilmaamay caddaalad darro, waa maxay caddaaladu”.

Mudane Saadiq, ayaa sheegay in wax lagu farxo ay tahay in ardayda gobolka Sool oo fursad laga siin waayay deeqo waxbarasho oo Somaliland ay heshay, ay dabadeed si furan oo aan sharuud lahayn uga qayb-qaateen imtixaankii Garowe lagu qabtay, arrintaasina ay naftooda ku abuurtay kalsooni dheeriya, waxaana xildhibaan Saadiq Abshir Garaad uu intaasi ku daray in qaar ka mid ah ardaydaasi ay nasiibkooda ku guulaysteen imtixaankaasi.

Dhanka kale, xildhibaan Faarax Sulub oo ka mida mudanayaasha baarlamka Puntland ayaa qiray in muddadii ay socotay sixitaanka imtixaanka ay jireen xubno ka tirsan golaha baarlamaanka Puntland, oo markhaati ka ahaa natiijada ardaydii nasiibka u helay fursadii waxbarasho ee dawladda Turkigu Soomaaliya ugu yaboohday.

Hadaladaan kasoo baxaya qaar ka mida mudanayaasha baarlamaanka Puntland, ayaa u muuqda kuwo difaacaya eedaynta iyo astakada kasoo yeeraysa gobolada Puntland ee ku aadan natiijada imtixaankaasi, balse 26-kii bishaan Septembar ayay ahayd markii ay wasaaradda waxbarashada Puntland xafiiskeeda imtixaanaadku iska fogeeyay masuuliyada imtixaankaasi, kuna tilmaamay mid ay wadatay dawladda Turkigu.

Source: http://allboocame.com/?p=6841
As you can see the the exam was open to all Somalis, and all that students to do in order to qualify for the scholarship was to pass the exam and be part of the top students. What is is weird is that some people want special treatment for the scholarship provided by the Turksish government; they, instead, wanted certain seats to be allocated for them even if they don't quality for those seats :shock: :down:

The question is since when a fair competition became something to be rejected? As it is obvious some are trying to politicize the great work that the PL Ministry of Education have conducted; they want to manufacture false information and blame the PL administration for ' a presumed injustice' that did not take place.

The other question that should be asked is why those who don't see themselves as PLers want to constantly flash negative information on that Somali regional state? And why are they in constant calaacal?

It is getting sicker and sicker and never stops :down: :down:
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Strong Message To Dabadhilifyada !

Post by udun »

Yaa helay Turkiga imtixaankii Garowe?
28 Sep 28, 2011 - 6:59:42 AM

Sida laga wada dheragsanyahay waxaa dhowaan magaalada Garowe lagu qabtey imtixaan balaaran oo ay u fariisteen in kabadan 5 kun oo ardey,waxana loo tartamayey sidii deeqo waxbarasho looga heli lahaa dalka Turkiga oo kaalmo uga dhigey ardeyda Somaliyeed aan awoodin kharaashadka waxbarashada dugsiga sare ama heerka jaamacadeed.

Dawladda Puntland waxay nasiib u heshay 118 ardey in deeq waxbarasho loogu dhigo dalkaasi,qaarkood way baxeen halka inta kalena dharka diyaarsaden,ehelada sagootiyeen isweydinayaana goorma la bixi?

Horaa Somaali u tiri gari lama nin kamada wada qosliso,waxaan ula jeedaa taas in dhinaca kale ay jiraan ardey nasiibkoodi u saamixi waayey in ay wax ka helaan waxbarashada bilaashka ,dalka dibadiisana lagu soo qaadanayo.

Kadib ku dhawaqidii natiijada imtixaanka iyo ardeydii ku guleysatey magacyadoodi waxaa bilaabmey dadaalo badan oo lagu beeninayo arintaasi ama lagu durayo sharci ahaanshaha qaabka ay wax u dhaceen,qaar way kaceen,kuwo way mudaaharadeen halka inta kalena ay ka dhaadhacsiiyeen odayaasha dhaqanka sida wax u dhaceen oo maankooda ah kadibna ka hadalsiiyeen inta ay saxaafada u balamiyeen.

Cirka ayay isku shareertey arintu waxana markii ugu horeysaba farta lagu fiiqey dhanka wasaarada waxbarashada Puntland balse wasiirkeedu waxa uu beeniyey in ay xitaa wasaaradiisu kaalin ku lahayd imtixaankaasi ka sokow hawl fududeyn waxana uu ka sheegay sidaasi waraysi uu siiiyey BBC-da laanteeda afka Somaliga.

Intaasi oo dhan kasoo tag Warsidaha Garowe Online waxaa uu dhankiisa kaga jirey xaqiiqo raadin,u kuurgelid,baaritaano ilaa gunta iyo dulucda sheekada gaarsiisan waxana ay nagu qaadatey in kabadan boqol saacadood si aanu akhristayaashayada ugu soo gudbuni xog dhabta ee ku saabsan cida ku guuleysatey Imtixaankii Garowe lagu galay 24 bishan September,2011.

Waxaanu idiin ku soo gudbinaynaa halakan macluumaad dhamaystiran oo ku saabsan ardeyda heshay deeqda waxbarashada Turkiga kuwoodi baxay iyo in ta joogta oo u sharaxan jaamacadaha Turkiga sanadka 2011/2012,waxayna ka kobantahay magacyadooda,iskuulada ay ka baxeen,gobolada ay asal ahaan iyo dhalasho ahaanba kasoo jeedaan iyo taleefanadooda.

LIISKA ARDEYDA U AMBABAXDEY SHALEY DALKA TURKIGA Waa kuwama?

No. Name school District Origin Region Tell Scholarship

1 Tawakal Mohamed gelle Get way La,anod Sool 4902609 Secondary

2 Mohamed Abdi Aden Omar Issse Talex Sool 668829 Secondary

4 Mohamed Abdi Ahmed Omar Issse Talex Sool 759199 Secondary

5 Abdikarim Mohidin Isse Omar Issse Talex Sool 561992 Secondary

6 Abdi qani Mohamed arab Omar Issse Talex Sool 635162 Secondary

8 Said yusuf ali Nawawi Garowe Nugal 786921 Secondary

7 Luqman Abdiraxman Ilmi Ras casyr Bosaso (Sool) 762557 Secondary

9 Nimca Abdilahi Mohamud Alwaxa Garowe Nugal 621586 Secondary

10 Fatah Yusuf Ismail Imam Shafici Bosaso Bosaso 759199 Secondary

11 Abdalla Dahir Golkhatumo Las,anod Sool 797702 Secondary

12 Khadra Dirie Hashi Mustaqbal Burco Sool 362292 Secondary

13 Samira Mohamed Adan Alwaxa garowe Nugal 748984 Secondary

14 Fahima Isma’il Jama Ganbol garowe Sool 740782 UNIVERSITY

15 Halimo abdikadir Hersi Ganbol Garowe Nugal 577927 UNIVERSITY

LIISKA ARDEYDA U SHARAXAN JAAMACADAHA TURKIGA

No Names School Origin Region Tel Number

1 Hannad Said Hassan Gambol SCH Mudug 795253

2 Guled Abdi Hersi Bosaso Public Sec Bari 621067

3 Abdirahman Abdirizak Said Imamu Shafii Bari 608257

4 Mohamed Bashir Burale Gambol SCH Bari 742046

5 Hassan Abdirizak Ahmed Haji Alli Biihi Mudug 686809

6 Jammal Said Mohamed Haji Alli Biihi Mudug 707217

7 Ahmed Isma’il Mohamed Gambol SCH Sool 781349

8 Abdigahayr Ahmed Hais Burar Sec SCH Mudug 612517

9 Yahye Hassan Haji Alli Biihi Mudug 666954

10 Abdi fatah Jamac Abdi Ali Gambol SCH Sool 709732

11 Daud Mohamed Abdulahi Hamdan SEC Bari 781034

12 Abdihakin Mohamed Mahdi Hamdan SEC Bari 732708

13 Abdijibar Faisal Warsame Gambol SCH Karkar 759017

14 Yusuf Abdi Shire Imamu Nawawi Bari 717424

15 Abdimahad Ahmed Adan Gambol SCH Sool 696414

16 Mohamed Abdulahi Mohamed Sheikh Osman Karkar 697636

17 Abdirashid Hassan Jama Hamdan Sch Bari 774229

18 Ahmed Kasim Farah Gambol SCH Nugaal 794049

19 Abdinoor Mohamed Warsame Gambol SCH Mudug 709717

20 Abdulahi Jama Mohamed Ileys SCH Sool 24908006

21 Jama Hassan Mohamed Imamu Nawawi Bari 732589

22 Anas Abdisalam Said Alwaxa SCH Nugal 717808

23 Guled Mohamed Ali Sheik Osman Karkar 733955

24 Ahmed Bahir Mohamed Mumtada SCH Karkar 701132

UNIVERSITY GIRLS

25 Sahro Ibarin Sahardiid Alwaxa SCH Ayn 768242

26 Hamdi Abdikani Shire Alwaxa SCH Nugal 776757

27 Deeko Abdilahi Liban Gambol SCH Gedo 658812

28 Najibo Osman Abdi Musa Ysuf Sool 783917

29 Ikran Said Duale Alwaxa SCH Nugal ---------

30 Ilahan Mohamud Ahmed Huddur SCH Sool 4497205

31 Maryama Mohidin Mohamed Imamu Nawawi Bari 690901

32 Faduma Mohamoud Ali Sheik Osman Karkar 711407

33 Hamdi Faisal Salad Gambol SCH Nugal 767886

34 Fadumo Abdinasir Hersi Alwaxa Nugal 742505

35 Muna Ismail Mohamed Gambol SCH Nugal 653406

36 Samira Awad Osman Gambol SCH Nugal 737382

37 Hiba Said Alwaxa SCH Nugal 672950

38 Hodan Jama Bulshale Gambol SCH Nugal 646035

39 Hanna Said Mohamoud Moh’mud Ahmed Hargeysa 412638

40 Fardowsa Yusuf Gelle Musa Yusuf Sool 636220

GAROWEONLINE

Source: http://www.garoweonline.com/artman2/pub ... rowe.shtml
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Strong Message To Dabadhilifyada !

Post by Babygirl- »

@ Garoweonline run by Faroles son. :lol:
User avatar
EastAfrica
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1371
Joined: Sat Jul 17, 2010 7:46 pm
Location: Las Anod, SSC-SOMALIA

Re: Strong Message To Dabadhilifyada !

Post by EastAfrica »

SPR Somali Publiuc Radrio: "Mudaaharaad ka dhacay degmada Dhahar oo looga soo horjeeda qaabkii deeqda waxbarasha loo MUSUQ MAASUQAY"

Dhahar (SPR): Kadib markii oo soo shaac baxday deeqo waxbarasho dalka turkiga ay ugu deeqday maamulka Puntland, ayaa waxa isa soo taraya qaylo dhaan kasoo yeerayso shacabka iyo maamulayaasha xarumaha tacliinta ee qaybo kamid ah degaanka ay sheegato inay ka arimiso maamulka Puntland.

Waxaana jawaabta maanta ay kasoo yeeraysa degmada Dhahar ee Caasimadda gobolka Haylaan iyada oo ardayda wax kabarata dugsiyada kala duwan ee magaalada ay mudaharaadyo aad u balaaran ay ka dhigeen jidadka magaalada iyaga oo ka cabiraya aragtidooda ku aadan cadaaladda darada ay sameeyeen maamulka Puntland.



Waxana mudaaharaadyadan si aad ah uga qaybqaatay ardayda dugsiga Mubarak ee Deg. Dhahar iyaga oo muujiyay saamaynta ay ku yeelatay falkan ay ku kacday Puntland, Waxana ay sheegeen in tani ay welwel galin karto mustaqbalkooda waxbrasho iyo xiriirka aqooneed ee ka dhexeeya Dhahar iyo Puntland.



Dhinaca kale, Aqoonyahiniin aad u kala duwan oo ku sugan deegaanka ayaa iyaguna shucuurtooda muujiyey, waxana ay sidoo kale dareenkooda ka muujiyeed dhacdada foosha xun ee ay ku kacday wasaarada waxbrasahda Puntland. Waxana ay tibaxeen in arintan aysan marnaba ka fileyn wasaaradda waxbrashada madaama ay tahay hooyada umadda iyaga oo ugu soo halqabtay "Dugsi maleh qabyaaladi waxay dumiso mooyaane".



Maalinimadii shalay ayay ahayd markii mudaharaadyo kuwan lamid ah laga dhigay magaalada Badhan ee caasimadda gobolka Sanaag. Waxana soo badanaya saamaynta ay yeelanayso musuqmaasuqa ay ku kacday Puntland, taasi oo welwel galin karta mustaqbalk maamulka Puntland.
User avatar
EastAfrica
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1371
Joined: Sat Jul 17, 2010 7:46 pm
Location: Las Anod, SSC-SOMALIA

Re: Strong Message To Dabadhilifyada !

Post by EastAfrica »

MAAKHIR MEDIA NETWORK "Maxaa Sabab u ah In Ardayda Reer Maakhir Ka Qadaan Deeqaha Waxbarasho ee Debadaha"

Faalo(MMedia) Hadii deegaan laga hayaamo qof walibana higsado halkuu rabo waxaan laga waayin kuwo u hara oo u heelan inay hagaajiyaan hadaan usoo noqdo dulucda Maqaalkan oo ku saabsan siday u qatan yihiin dhalaanka reer maakhir deqaha waxbarsho ee laga helo wadama caalamka ayaa moodaa inay aad usii badanayso waxaana ugu wacan iyadoon aanay jirin cid isu xilqaanta sidii wax looga heli lahaa deeqahaas ay bixinayaan wadamada debadu waxaanay ugu tabarucaan Waxbarashada bilaashka ah Dhalaanka Soomaaliyeed

Hadii aynu ku dul hakano Deegaanada Reer Maakhir sidee waxbarashadu uga Hirgashay. xaqiiqatan waa mid xowli aada ku socota waxaana kuu cadaynaya goobaha Waxbarashada oo aad ugu soo badanaya deegaanadaas tusaale ahaan waxa jirtay in mudo laga joogo ilaa 5 sano ay yaraayeen dugsiyada Sare iminakna waxaad arkaysaa inay aad usoo badanayaan waxaanay u kala baxayaan sidan

Degmada Badhan waa 4 Dugsi Sare

Degmada Dhahar waa 2 Dugsi Sare

Degmada Laasqoray waa 1 Dugsi Sare

Degmada Xiingalool waa 1 Dugsi Sare

Degmada Yube waa 1 Dugsi Sare

Waxaana dhigata sagaalkaas Dugsi Sare Arday gaadhaysa ilaa ilaa 2000 oo Arday waxaana sanad walba ka baxa Dugsiga Sare ilaa Arday gaadhaysa 600 intooda badani waxay dib ugu noqdaan inay derbiyada ka sheekeeyaan ama ay bartaan sida loo cuna qaadka si ay isugu dhaafiyaan waqtiga waa sida ay hadalka u dhigaane

Waxa kale oo deegaanada reer Maakhir ka jira Hal Jaamacad iyo hal Machad waxaanay labaduba ka furan yihiin Magaalada Badhan waxaana lagu qiyaasa ardayda nasiibka u heshay inay dhigtaan ilaa 200 oo arday una badan dadka ka shaqeeya Shirkadaha iyo Hayadaha

Dhinaca kale hadii laga fiiriyo iftiinkaas aqooneed ee ka bidhaamaya deegaanada Maakhirwaxa u kacay Hanado u heelan inaan dhalaanka deegaankaasi waxbarsho la,aani la dersin waxaanay heegan ugu jiraan habeen iyo maalinba inay ka haqabtiraan xaga waxbarashada laakiin maaha kuwo wakhtigu u saamaxayo inay raadinyaan deeqaha waxbarasho ee laga heliyo wadamada caalamka waxaanay u baahan yihiin cid gacan ka siisa

Deeqaha Waxbarashoo ee ay bixiyaan wadamada debadu maaha kuwo loogu talagay Gobolo ama Degmooyin gaara waxaana la siiyaa dhamaan Ardayda soomaaliiyeed waxaase gacanta loo geliyaa Maamulada Somaliland P/land iyo DKMG waxaana ku takri fala hadba cida gacanta ku haysa waxaanay u baahan yihiin dad kala xisaabtama dhamaan Maamuladaas aynu soo sheegnay waxa jooga dad deegaanka u dhashay lamana odhan karo waa Maamula laga maqan yahay waxaana loo baahan in la dereensiiyo inay wax ka keenaa deeqahaas waxbarasho.

Waxa iyaduna muhima in la helo Dalad isku xirta Dugsiyada Sare ee Degmooyinkaa Jaamacada Maakhir iyo Machadka Iqra ka dibna ardadya keenta Darajooyinka Sare loola dadaalo sidii loogu heli lahaa deeqaha waxbarsho ee dabadaha inta soo hartana loo kala qaybiyo Jaamacada Maakhir iyo Machadka Jaaliyada Debaduna ka caawiso wixii dhaqaale ah waxana laga maarmaan ah in la helo gudi ka kooban Dugsiyada Jaamacada Iyo Machadka oo hindisa qaabka ugu haboon ee laysugu xiri karo Jaaliyada debada iyo qaybaha kala duwan ee waxbarashada.

Ma muuqato cid kuu keenaysa wixii aad xaqa u lahayd waxa iminka Soomaaliya ka socdaan waa boob iyo in qof waliba ku takri falo wixii uu masuulka ka ahaa waxaan quman inaan la sugin in wax laguu keeno laakiin waxay tahay inaad raadsato wixii aad u aragto inaan lagaa xigin adigoon eegayn Maamulka uu yahay madaama deeqaha waxbarasho ay ka dhaxayso dhamaan Umada Soomaaliyeed.

hadaba waxa sabab u ah in Ardayda Reer Maakhir Ka qadaan deeqaha Waxbarasho ee debada waa iaydoo aanay jirin cid isu howsha iyo xiriir aan ka dhaxay Dugsiyda deegaas waxana usii dheer Masuuliyiinta ku qadhaabta Magaca deegaanka oo aan dareensanayn baahida loo qabo deeqahaas madaama Caruurtoodu hesho Waxbarasho Bilaasha

Maakhir Media Network
User avatar
EastAfrica
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1371
Joined: Sat Jul 17, 2010 7:46 pm
Location: Las Anod, SSC-SOMALIA

Re: Strong Message To Dabadhilifyada !

Post by EastAfrica »


MAAKHIR MEDIA NETWORK "Waxa loo baahan yahay MAAKHIR STATE OF SOMALIA "


Maqaal(MMedia) Laga soo bilaabo 2007 sida aynu wada ogsoon nahay waxaa jiray barnaamijyo lagu horumarinayo Maakhir.Markii 2007 lagu dhawaaqey Maakhir State dadka deegaanku waxa ay muujiyeen dareen fiican oo ku aaddan samaynta maamul la hana qaada caalamka.Waxa naftoodana ku dhashay rajo fiican iyo iftiin.

In ka badan 4 sanno ayaa hadda laga joogaa markii lagu dhawaaqay maamulka Maakhir State balse wax la taaban karo oo loo qabtay dalkii ma jirohaday tahay dhanka horumarinta tacliinta, dhaqaalaha, shaqooyin abuurka,wadooyinka iyo iwm.

Ilaa 2007 shirar badan oo ay iskugu imaadeen qurbajoogta reer maakhir waxa ay ka soo saareen ama isla garteen qodobo badan oo ku saabsan sidii wax looga qaban lahaa dhibaatooyinka ka taagan Maakhir.Waxse laga fuliyey qodobadaa ma jiraan haba yaraaatee.

Waa arrin layska wada ogyahay oo laga xumaado in aysan jirin dad isku duuban oo u kacaya horumarinta Maakhir.Horta mida ugu muhiimsan waxa weeyi in dib loo soo dhiso Maakhir State si loo helo maamul caalamka la shaqaysan kara ,horumarin karana dhulka.Haddaan Maakhir State dib loo soo dhisin way adkaanaysaa in wax la qabto waayo caalamka maanta waxa ka socda maamul goboleedyo.Taasina waxa ay noqotay dariiqa ugu haboon ee waxaad xaq u leedahay aad ku soo dhicsan kartid. Kolay waad akhriseen maqaalkii aadka u wacnaa ee walaalkeen C/saq M.Ali qoray ee uu kaga hadlay khatarta aynu ku sugan nahay haddaan maamulkii Maakhir State dib loosoo dhisin.

Dad badan ayaa markaad waydiisid waxa loo samaysan kari laayahay ama dib loogu soo dhisi laayahay Maakhir State kuugu jawaabaya in ayna jirin nin wax maamuli kara ama lagu kalsoonaan karo oo hawshaash kasoo bixi kara.Run ahaantii waa fikrad gaaban in sidaa loo fikiro waayo umad dad iyo dhul baaxad weyn in ay isku maaweeliso qof hogaamin kara ma jiro.

Horta qof kaligii wax maqaban karo haddaan dadka bulshadu dal iyo dibad la shaqayn.Hadii inta wax laysku afgarto ama la shiro waxba laga fulin waayo wax horumar ah lama gaadhi karo.

Markasta waxaa la eedeeyaa qurbajoogta Maakhir iyaga oo lagu eedaynayo in ay shirar qabtaan waxna ka soo saarin.Taasi waa aarrin la wada ogyahay balse qurbajoogta oo kaliya wax ma qaban karto waayo waxaa loo baahan yahay in dadka dalka jooga iyaguna ay shiraan oo ay nidaam samaystaan.Waxa ah wax lagu farxo maamulka badhan oo ah tusaale loo baahan yahay in wax laga qaato.

Ujeedada qoraalkani waa mid aan ku soo bandhigayo waxyaabaha loo bahan yahay in loo qabto maakhir si loo helo horumar iyo iskufilnaansho.Waxkastana waxa ay leeyihiin biloow iyo dhamaad ilaa la gaadho meeshii loo baahnaa.

Waxyaabaha loo baahan yahay in la qabto ee ugu muhiimsan waa kuwan:-

1 – Maakhir State – In dib loo soo dhiso Maakhir State oo hoostaga TFGga.Waa arrinta ugu muhiimsan ee lagu dhaqaaqi karo si loo dhiso dalka , dhibaatooyinka noocyada badanna wax looga qabto. In la qabto shir lagu qabto dalka gudihiisa oo ay ka soo qaybgalaan dhamaan dadka dagan dalka iyo kuwa qurbajoogta ah.Lana sameeyo maamul ay hogaaminayaan dad u daacad ah dadkooda iyo dhulkooda.

Maamul markaad leedahay adiga ayaa lagula soo xidhiidhi cidna wax laguu waydiin maayo ama laguu soo marsiin maayo.

2- Dekeda Laasqoray – Waa arrinta labaad ee loo baahan yahay in la siiyo ahamiyad gaar ah waayo marka la dhiso dekeda laasqoray waxa ay noqon doontaa isha dhaqaalaha ee Maakhir.Wadamo aan bad lahayn iyo meel ay alaabta ka soo dejiyaan ayaa jira.Markaa aad ayey muhiim u tahay in la dhiso dekeda laasqoray.Markaa aad maamul samaysatid bari kamaalin waxa aad ka soo dajisan kartaa dekedaada hub iyo waxkasta oo dhulkaaga anfacaya adiga oo aan dekeda boosaaso ama deked kale soo marin.

Waxa kale oo ay samaynaysaa dekeda laasqoray fursado shaqo oo dadku ka faaiidaystaan intay magaalooyin kale ama wadamo kale shaqo u raadsan lahaayeen.

Maamul markaad leedahay iyo deked caalamku wuu ku ogaanayaa cidna wax laguu soo marin maayo.Shirkadaha iyo wadamaduna way kula soo xidhiidhi waayo hadda Somalia dekeda muqdisho iyo bosaso iyo berbera ayaa laga hadlaa markaa wax la soo dajinayo.Markaa arrintaa waa in xooga la saaro waxii doonaa ha ku baxee.

3- Ciidan- Arrinta 3aad waa in loo sameeyo magaalo kasta ciidan ilaaliya oo suga amaankeeda.Mar hadii maamul la sameeyo ciidan waa in uu jiraa ilaaliya danaha dhulkaaga iyo dadkaaga.Tirada ciidanka ee magaalo kasta maaha in ay ay badato waxa ay noqon kartaa 500-1000 askari.Meesha dhaqaalaha looga helayaa waa in ay noqoto caashuuraha dadka laga gurayo iyo qayb ka mid ah dhaqaalaha ka soo bixi doona dekeda laasqoray iyo qurbajoogta oo iyaguna ka qayb gali doona.

4-In la dhiso iskuulada,wadooyinka,ceelasha biyahaa – In la dhiso wadooyinka isku xidha magaalooyinka. Waa in la dhiso iskuulo soo saara arday dalkooda iyo diintooda iyo dadkooda anfacda bari.In la laga dhiso magaalooynka kale jaamacado waayo Maakhir University oo qudha kuma filnaan karto baahida waxbarasho ee dalka ka jirta ,taasina waxa ay fursad siinaysaa in ardaygu magaaladiisa iskuul iyo jaamacad labadaba ka helo isaga oon u baahan in uu magaalo kale u tago si uu u helo waxbarasho jaamacadeed.

Waa in la dhiso ceelal badan ama nidaam lagu gaadhsiin karo dadka magaalo kasta biyaha iyaga oo aan u baahnayn in ay ka soo baxaan ama ka soo arrooraan xaafadahooda.

5-Cashuur Ururin- In la sameeyo nidaam lagu ururiyo cashuuraha si dalka iyo dadka wax loogu qabto.

6- Ganacsatada- dalku waa in ay ka qayb qaadato horumarinta deegaanka oo ay dalkooda ku sameeyaan maalgashi dhankasta ha ahaatee.Waa in ay sameeyaan fursado shaqo oo dadku ka faaiidaysto.

Haddii 6daa qodob ugu yaraan la helo labada ugu horeya waxaa la helayaa afarta kale oo markaa la samayn karo marka 1 iyo 2 la hel.

Waxa loo baahan yahay waa in nidaam la helo ama barnaamij leh bilow iyo dhamaad ama barnaamij leh ujeedooyin dhow iyo ujeedooyin fog.

Taasi waa aragtidayda ku saabsan sidii looga bixi lahaa jaahwareerka ka jira Maakhir.
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Strong Message To Dabadhilifyada !

Post by original dervish »

Even if the story was true, which I very much doubt, I wouldn`t blame PL at all.
How long are we gonna be whining from the sidelines while sl consolidates its hold over our regions, using millions of our own $$$ to occupy us.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Sool”