Page 3 of 4

Re: 2000 AMISOM troops to be deployed in Puntland

Posted: Mon Oct 03, 2011 12:29 pm
by XimanJaale
Sida uu shaaciyay afhayeenka maamul gobolleedka Puntland Axmed Libaax Joore waxaa degaannada Puntland ee amnidarada ay ka jirto la geynayaa ciidamo ka socda Ururka Midowga Afrika ee AMISOM.

Warar la isla dhex marayay beryahan ayaa sheegaya in madaxweynaha maamulka Puntland C/raxmaan Faroole uu ka codsadayMidowga Afrika 2,000 askari oo ciidamada Amisom ah in la geeyo deegaanada Puntland kadib markii maamulka Puntland wax ka qaban waayay xaalada amni ee degaannada puntland oo beryahan dambe dilalka qorsheysan ay ku bateem.

Magaalada Garowe ayaa waxaa haatan ku sugan wafdi saraakiil ciidan ah oo gaaraya 10 xubnood kuwaas oo isugu jira saraakiil AMISOM ka socota iyo saraakiil ka socota dowladda KMG Soomaaliya, kuwaasoo oo Khamiistii hore gaaray halkaas, ilamaa iyo haatanna jooga Garowe oo kulamo ay kula leeyihiin madaxda maamulka Puntland.

Afhayeenka Puntland oo markii ugu horeysay saxaafadda gudaha u waramay ayaa xaqiijiyay in ujeedada socdaalka wafdiga Amisom ee jooga Garowe ay tahay in ay indhadheeyaan xaalada amniga Puntland kadibna ay u gogol xaaraan ciidamo gaaraya 2,000 askari oo ka socda Uganda iyo Burundi oo la geynayo deegaanada Puntland., iyagoo indha indheynaya goobaha ciidamadaas la dejinayo.

Short URL: http://www.somaaljecel.com/wp/?p=3886

Re: 2000 AMISOM troops to be deployed in Puntland

Posted: Mon Oct 03, 2011 12:32 pm
by damu
Cali_Gaab wrote:Waan kaa naxay. You don't kick a dog down when he's sick :|
XimanJaale wrote:
IronSheik wrote: I didn't say that abti but I think you should listen to surah baqarah when you can't sleep and try to recite it off by heart. It will keep the shaydaan and evil away from you and also benefits you by learning it in your heart. This is better than anything abti please do this akhi.
My sleep problems occur due to health reason. Doctors prescribed sleeping pills, but I listen to nature to help me sleep. I read my nightly prayers alhamdulilah.
XimanJaale wrote:^According to doctors my sleeping problem is due to, too much stress. So natural sounds are relaxing. Sex is just pleasure not relaxing.
:lol: :lol:

Re: 2000 AMISOM troops to be deployed in Puntland

Posted: Mon Oct 03, 2011 12:34 pm
by XimanJaale
Wafdi isugu jira saraakiil ka kala socda ciidamada dowladda KMG ee Somalia iyo kuwa AMISOM ayaa maanta gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.



10-xubnood oo uu wafdiga ka kooban yahay ayaa waxaa ku soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha Gaalkacyo mas'uuliyiinta Puntland, waxayna markiiba u gudbeen dhanka koonfureed ee magaalada oo ay gacanta ku heyso maamulka Galmudug, halkaasoo ay kulamo kula qaateen madaxweynaha Galmudug Axmed Maxamed Caalim iyo wasiiradiisa.

Shirkan waxaa looga hadlay ujeedada safarka saraakiisha ciidan oo lagu sheegay u kuurgelidda xaaladda amni ee Gaalkacyo iyo kormeer indho-indheyn ah oo ay ku sameynayeen, Galmudug way soo dhaweysay imaanshiyahooda.

Wafdigan oo ka kicitimay magaalada Garowe oo ay maalmahan ku sugnaayeen ayaa lala xiriirinayaa socdaalka ay Puntland iyo Galmudug ku yimaadeen qorshe hadda ka hor laga dhawaajiyey oo ku aaddanaa in ciidamada AMISOM deegaannadan la geeyo, gaar ahaan Gaalkacyo.

Dad badan ayaa u arkayo haddii AMISOM timaado Gaalkacyo in ay ammaan xumada ka jirto kaga sii dareyso oo cid kasta oo ku soo gamban karto.


Axmed Sujuu
Boosaaso.

Gedowebnews@gmail.com
http://gedoweb.com/modules.php?name=New ... e&sid=1216

Re: 2000 AMISOM troops to be deployed in Puntland

Posted: Mon Oct 03, 2011 12:38 pm
by damu
you have not yet posted a Puntland source!!
gedoweb & kismayonews articles about PL are unreliable :lol:

Re: 2000 AMISOM troops to be deployed in Puntland

Posted: Mon Oct 03, 2011 12:41 pm
by XimanJaale
damu wrote:you have not yet posted a Puntland source!!
gedoweb & kismayonews articles about PL are unreliable :lol:
I already posted PL sources, go to page 2. :up:

Re: 2000 AMISOM troops to be deployed in Puntland

Posted: Mon Oct 03, 2011 12:42 pm
by grandpakhalif
Let them feel how we are feeling, when there beloved and cursed leader (may allah sent him to the deepest hell) sent ethiopian troops to muqdisho and devistated our capital.

Re: 2000 AMISOM troops to be deployed in Puntland

Posted: Mon Oct 03, 2011 12:44 pm
by damu
XimanJaale wrote:
damu wrote:you have not yet posted a Puntland source!!
gedoweb & kismayonews articles about PL are unreliable :lol:
I already posted PL sources, go to page 2. :up:
http://www.xaqiiqda.com/

that's a reer gedo website not a PL website try harder :lol:

Re: 2000 AMISOM troops to be deployed in Puntland

Posted: Mon Oct 03, 2011 12:46 pm
by XimanJaale
Ciidama Nabad-ilaalinta AMISOM Oo Puntland Kusoo Wajahan {Warbixin}
October 3, 2011 // Warar Somaali
Wefdi kasocda Dowladda Federaalka oo uu horkacaayo Taliyaha Ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed Gen.C/qaadir Sheikh Cali Diini iyo Saraakiil ka tirsan Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa maalmahaan ku sugnaa magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland.

Safarka Saraakiishaan ayaa ahaa mid Saxaafada laga qariyey oo aan lala socodsiin,waxaana lala xirririyey arimo ah oo ay kamid tahay u kuurgelid xaaladda Ciidamada Puntland iyo cutubyo kamid ah sidii loogu qaadi lahaa tababar dalka dibadiisa.

Hadaba waxaa soo shaac baxaaya arin hore shaki laga muujiyey oo ku aadan in Ciidamo kamid ah AMISOM la keeni doono degaanada Puntland si ay uga qayb qaataan arimaha amaanka.

Afhayeenka Dowladda Puntland Axmed Libaax-Joore oo la hadlay qaar kamid ah Saxaafada ayaa sheegay in labo arimood ay u joogaan wefdigaan,midka koowaad in ay u kuurgalaan sidii Ciidamo kamid ah AMISOM loo keeni lahaa degaanada Puntland oo ay ka howlgalaan iyo cutubyo kamid ah ciidamada Puntland tababar loogu qaadi lahaa dalka Uganda oo lagu tababaraayo Ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka oo ay tababarayaan Saraakiil ajnabi ah oo ay maalgelinayso Midowga Yurub.

Saraakiisha ayaa intii ay joogeen magaalada Garoowe waxay booqdeen Xarumaha Ciidamada ee Puntland sida Xerada caanka ah ee 54-aad oo ay deganyihin Ciidamada Daraawiishta Puntland.

Afhayeenka ayaa beeniyey wararka ku saabsan in ay hor u dhac u yihin wejiga labaad shirka wadatashiga ee la filaayo inuu ka dhaco magaalada Garoowe ayna kormeerayaan xaaladda amaan.

Taliyaha Ciidamada Xooga dalka Gen.C/qaadir Sheikh Cali Diini oo caawa la hadlay laanta Afsoomaaliga ee BBC-da ayaa sheegay in surtagal tahay in la keeno Ciidamada AMISOM degaanada Puntland hadii laga maarmaan ay noqoto,waxaana uu amaan usoo jeediyey Puntland sidii ay ilaaliyeen xeryihi Ciidamada Dowladdi hore ee Soomaaliya sameysay.

Waxaa uu ka gaabsaday inuu si qoto dheer uga warbixiyo waxyaabihi ay kawada hadleen masuuliyinta Dowladda Puntland,isagoo keliya xusey in ay iskusoo hadal qaadeen sidii looga wada shaqeyn arimaha amaanka dalka.

Ciidamada AMISOM ayaa xilligaan oo keliya ka howlgala magaalada Muqdisho iyagoo ku jooga 9,000-askari lana filaayo bilaha soo socda in ay gaaraan 12,000-askari oo lagu kordhin doono tiro dheeraad ah,mana haystaan awood ama Mandate ay ku howlgalaan meel ka baxsan Muqdisho.
http://puntlandnews24.com/ciidama-nabad ... -warbixin/

Re: 2000 AMISOM troops to be deployed in Puntland

Posted: Mon Oct 03, 2011 12:48 pm
by XimanJaale
damu wrote:
XimanJaale wrote:
damu wrote:you have not yet posted a Puntland source!!
gedoweb & kismayonews articles about PL are unreliable :lol:
I already posted PL sources, go to page 2. :up:
http://www.xaqiiqda.com/

that's a reer gedo website not a PL website try harder :lol:
All the sources I brought 2 are from Mareexaan websites, (Gedoweb and Kismaayo24).

The rest are from Puntland and others. :!:

Re: 2000 AMISOM troops to be deployed in Puntland

Posted: Mon Oct 03, 2011 1:09 pm
by FBISOMALIA
those marixan angry just because PL refuse to give them a single seat in examination , well done PL :up:

Re: 2000 AMISOM troops to be deployed in Puntland

Posted: Mon Oct 03, 2011 1:35 pm
by abdalla11
FBISOMALIA wrote:those marixan angry just because PL refuse to give them a single seat in examination , well done PL :up:
:lol: :lol:

Re: 2000 AMISOM troops to be deployed in Puntland

Posted: Mon Oct 03, 2011 2:58 pm
by Based
FBISOMALIA wrote:those marixan angry just because PL refuse to give them a single seat in examination , well done PL :up:
:lol:

There's no need to inject qabiil into everything sxb.

A quick google search of "Puntland Amisom" will give you dozens of articles from various Somali news outlets. I can't really confirm the veracity of their claims, but their qabiil affiliations do seem rather broad. Don't shoot the messenger :P

btw, wtf is razz :P :lol:

Re: 2000 AMISOM troops to be deployed in Puntland

Posted: Mon Oct 03, 2011 3:23 pm
by AhlulbaytSoldier
Good move, bantus should be deployed in Garowe, Bosaaso and Galkaacyo. These places are right now more dangerous than Kabul and Mogadishu combined.

Re: 2000 AMISOM troops to be deployed in Puntland

Posted: Mon Oct 03, 2011 4:26 pm
by Pwani
grandpakhalif wrote:Let them feel how we are feeling, when there beloved and cursed leader (may allah sent him to the deepest hell) sent ethiopian troops to muqdisho and devistated our capital.
allah will not send him to hell just bcoz a low life tranny with cuqdad filled heart wished it up on... Funny how u start cursing people and allways end up crying to mods. :arrow:

Re: 2000 AMISOM troops to be deployed in Puntland

Posted: Mon Oct 03, 2011 5:40 pm
by grandpakhalif
Pwani wrote:
grandpakhalif wrote:Let them feel how we are feeling, when there beloved and cursed leader (may allah sent him to the deepest hell) sent ethiopian troops to muqdisho and devistated our capital.
allah will not send him to hell just bcoz a low life tranny with cuqdad filled heart wished it up on... Funny how u start cursing people and allways end up crying to mods. :arrow:
Abdullahi Yusuf the ethiopian dog is a kaafir and this is ijimaac by all Soomali scholars, whether you like it or not :up: