Waxbaan aragnay!

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
greenday
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12366
Joined: Wed Jul 28, 2010 10:31 am
Location: Ruux bukaanka ku nacay, adoo bahan katagay....Ala barasho, barasho wacanaa!

Re: Waxbaan aragnay!

Post by greenday »

abaartii dabadheer :up:
Lamagoodle
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7334
Joined: Sun Sep 25, 2011 11:20 pm

Re: Waxbaan aragnay!

Post by Lamagoodle »

greenday wrote:abaartii dabadheer :up:
Gartay. Aniga waxaan dhashay gugigii xagaaga noqday oo aan lagu naqdanin :lol: :lol:
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34540
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: Waxbaan aragnay!

Post by Hyperactive »

Lamgoodle iyo islamaha maha kala haysta!!

is easy go tooladi awoowga ka yimid and get one. problem fixed!

hadey arinto humato, i know i can go to jigjiga and get one.lol
User avatar
Nabeela
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 23408
Joined: Mon Jan 02, 2006 4:56 pm

Re: Waxbaan aragnay!

Post by Nabeela »

Hyperactive baan la yaabaa, he can't stand somali women or somalis in general and he is talking about getting a woman from jigjigo, whats wrong with this picture. Stick with your Arab women!!
HELWAA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19743
Joined: Mon Apr 17, 2006 9:51 am

Re: Waxbaan aragnay!

Post by HELWAA »

Lamgoodle wrote:
HELWAA wrote:Wale nimanki ba ka daray hada naagihi oo mid kasta ciyaal iska dhigaya isago expire datekii gaadhey.Somalida rag iyo dumarba badankooda, wixi aan rafaad iyo balwad toona helin da'do kama muuqato.Kuwa jirkooda ka shaqeye ee exercise iyo cunto nafaq leh cunana walle 10yrs bey jari karaan.Laakin you should be honest about ur age even if you look young.

Lamagoodlo, adiga agekaaga runta ah ma sheekta mise waad is qarisa sida dumarka? :?
:lol: :lol: . Raggana da'adooda wax macno leh ma aha. Koleeyto isku da' unbaan nahay laakin hadaan kuu sheego waxaad i orani, waan kaa yaryahay :lol: :lol:

Waxaay soomaalidu ku maahmahaada nin kaa weyn ayaa ku dhaqi karo

Kaale horta waa suaale; naagaha maxaay jirkooda ka dhisan (GYM u tagaan?) Waabe naage :lol: :lol: :lol:

War anagaa wax aragnay, mid waliba waxaay ku leedahay GYM baan tagaa :lol: :lol: War yaa caruurta raashin u karinayo? Yaa ninka dharkiisa dhiqaayo oo u feereynaayo :lol: :lol:

Naag waa naagihii hore oo rag aqaanka ahaa!!!!!


P.s waaba la mormee meeqa sanno ayaad jirtaa Helwaa? :lol: :lol:

Iminka ma waxaad la yaaban tahay naagaha jimicsada :? ..meshan somalia maaha ood 24 hours dhidideysid ood lugeyneysid ood cunto fresh ah cunaysid.Dhulka dhaxanta ah beynu dhex jiifna oo qofka wa inu exercise sameeya hadi kale xanuun oo dhan ba kugu so habsan doona.Imsa naagood bu maalin kasta macaan ku dhaca iyo dhiig kar.Waxaas oo cudur ah waxay kaga hor tagi lahayen 30min workout everyday oy gurigooga xita ku dhex sameen karaan.Not only you get more energy and more healthy but you feel good to mentally as well.I bet you cant even move ur calool so maaha, :lol: markaasad inan yar rabta inaad isku taartid, inaalilah.Bal maxaad ku kordhin inan yar waxaan qofac iyo khaakho ahayn.quxu quxu khaakh tuf habeen oo dhan, bisinka iyo tabaarka war ha ku ridin cimri degdeg masaakinta. :lol:

As for my age check my profile :mrgreen:
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34540
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: Waxbaan aragnay!

Post by Hyperactive »

lol nabeela, i said "hade arinku , sidan rabey noqon weydo" you always have to have plan B .

helwaa odeygan, isagi ba 3aloosho so koosatay. islamahi ba ba ka faanay dee. 3eel ba haya.
HELWAA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19743
Joined: Mon Apr 17, 2006 9:51 am

Re: Waxbaan aragnay!

Post by HELWAA »

Hyper

Waa runta, duqan inu internetka ku cadho baxo bu doonaya miskiinka.Inu naago oo dhan meel iska dhigo ba lo qaatey oo sijaayadisa la saaxibo.
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34540
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: Waxbaan aragnay!

Post by Hyperactive »

:lol: :lol: at sijaayadisa la saaxibo.
User avatar
qoraxeey
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20485
Joined: Sat Dec 05, 2009 12:37 pm
Location: Im special

Re: Waxbaan aragnay!

Post by qoraxeey »

:shock: :shock: :shock: :? :? :? :?

:lol:
Lamagoodle
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7334
Joined: Sun Sep 25, 2011 11:20 pm

Re: Waxbaan aragnay!

Post by Lamagoodle »

Hyperactive, Haddaad dheylo aan weli la lisin aad dooneeysid Wardheer, Dhagaxbuur, iyo qabridahare. jigjiga naagaheeda la amaaneeynin; waa halaq; sodoh fiicana ma joogaan. Guurku wuxuu u baahanyahay sodoh fiican.

Heliwaa; waaba naage ee maxaay u jimacsani? War bal ibtaladaan eega!!!!! War jimicsigeeda anigaa ku filan. Naagaha jimicsiga aado nin la'aan baa haaysa

Gabadhaha yaryar odey baa u roon. Nin ka weyn baa naag dhaqi karo :lol: :lol: :lol: Ragganimadu ma duqoowdo. Meesha dhaxanta waxaa ka saari karaa oo keliya odey khibrad leh :lol: :lol: :lol: :lol:

Gabadhaha saaxibadaa u sheeg soomalidu inaay ku maahmaahdo Gabar baartay garoobaa ka roon.
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34540
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: Waxbaan aragnay!

Post by Hyperactive »

lamgoodle, i thought like you before. i thought before i marry girl ive to check her mother!!

halkeeba sodoh isku arkeyna? waban la goori , meel ay dream hatta ko iman kirin.
User avatar
qoraxeey
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20485
Joined: Sat Dec 05, 2009 12:37 pm
Location: Im special

Re: Waxbaan aragnay!

Post by qoraxeey »

hyperactive wrote:lamgoodle, i thought like you before. i thought before i marry girl ive to check her mother!!

halkeeba sodoh isku arkeyna? waban la goori , meel ay dream hatta ko iman kirin.

:lol:
HELWAA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19743
Joined: Mon Apr 17, 2006 9:51 am

Re: Waxbaan aragnay!

Post by HELWAA »

Lama G

Gamboyarto waxba kugu so kordhin maayan aan madax xanuun ahene, ee xabad dhalmo daysay oo estrogen ku socota iska raadso baan kugula talin laha.Inkasto oy hada islaamihi inamo yaryar isku taaran oo energy leh oo so xasuusiya waayo waayo, oo meel aan adigu kale gaadhi karin gaadha.Balse hadaad af mishaar tahay waad cidhiidhsan karta quuga dheer. :lol:

Hit the gym heedhe oo caloosha iska rid.

Calafka ilaahy ba haye ee hablaha waxba ha ka sheegin. :up:

Ragganimadu ma duqoowdo.
miskiin :lol: :lol: :lol: :lol:
Lamagoodle
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7334
Joined: Sun Sep 25, 2011 11:20 pm

Re: Waxbaan aragnay!

Post by Lamagoodle »

HELWAA wrote:Lama G

Gamboyarto waxba kugu so kordhin maayan aan madax xanuun ahene, ee xabad dhalmo daysay oo estrogen ku socota iska raadso baan kugula talin laha.Inkasto oy hada islaamihi inamo yaryar isku taaran oo energy leh oo so xasuusiya waayo waayo, oo meel aan adigu kale gaadhi karin gaadha.Balse hadaad af mishaar tahay waad cidhiidhsan karta quuga dheer. :lol:

Hit the gym heedhe oo caloosha iska rid.

Calafka ilaahy ba haye ee hablaha waxba ha ka sheegin. :up:

Ragganimadu ma duqoowdo.
miskiin :lol: :lol: :lol: :lol:

Caloosha hadaan iska rido maxaaba ii haray? Waxaan doonayaa inaay caloosha ii salaaxdo; oo aay tiraahdo; xaaji; xaaaji; xaaji (riwaayadii Habla yahow Hadmaad guursan doono; when xarawo - Salaad Cali Barakoow Buulo).


Gym; ku lahaa! Waaba naag ee maxaay murqo u dooni? Yaa caruurta u haaynaayo? Yaa raashin karinaayo?


Xusul baruur nimcatul fashuuq laguma helo GYM. Islaantu waa inaay markaay socoto laafayoon kartaa; dhinac dhinac u socon kartaa; dabaweyna aay ku taalaa.

Caku naag caato ah!
HELWAA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19743
Joined: Mon Apr 17, 2006 9:51 am

Re: Waxbaan aragnay!

Post by HELWAA »

^^Waxaasi qurux maaha wa early death iyo wadno xanuun.Wa waxay naagaha qaar baruurta qurux oo moodan thinking their husbands want them like that till he replace her with a teenager.Akhas :down:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”