Page 3 of 3

Re: ahmed guray full name (video)

Posted: Sat Oct 29, 2011 5:51 pm
by abdirisak22
That is not how you count generations you DABO-KEEN Ximan Jaalle. whats an average age that one marries?
just kidding about Dabokeen thing, Hey true? you sound like one.

Re: ahmed guray full name (video)

Posted: Sat Oct 29, 2011 7:13 pm
by XimanJaale
abdirisak22 wrote:That is not how you count generations you DABO-KEEN Ximan Jaalle. whats an average age that one marries?
just kidding about Dabokeen thing, Hey true? you sound like one.
faggot :arrow:

Re: ahmed guray full name (video)

Posted: Sun Oct 30, 2011 3:53 pm
by abdirisak22
Ximan waan kula kaftamayay:

Dabokeen kama wadin saad u qaadatay ee waxaa Dabokeen la yiraahdaa ilmaha markaay dhalanayaan halkaay madaxa ka keeni lahaayeen dabada keena inta badana C section ayaa lagu dhaliyaa markaa agabka caafimaadku sahlo, laakiin hooyooyinka Soomaalidu waay umul raacaan ama si silic leh ayay ku dhallaan.

Inta badan ilmahaasi wax dhib iyo muran badan ayuu noqdaa marka saas ayaan sheekada ka waday ee raali ahoow haddaad i fahmiweyday.

cafis.

Re: ahmed guray full name (video)

Posted: Sun Oct 30, 2011 3:58 pm
by XimanJaale
abdirask wiilhassanow,

fadlan reer abitgey dhaaf, leave reer diini alone.

I will complain to ugaaska beesha hassan gaalshirdle about you.

Re: ahmed guray full name (video)

Posted: Sun Oct 30, 2011 4:41 pm
by abdirisak22
XimanJaale wrote:abdirask wiilhassanow,

fadlan reer abitgey dhaaf, leave reer diini alone.

I will complain to ugaaska beesha hassan gaalshirdle about you.
Promise.
Adna use decoffee about Somalinet.

Re: ahmed guray full name (video)

Posted: Sun Oct 30, 2011 4:44 pm
by The_Patriot
XimanJaale wrote:abdirask wiilhassanow,

fadlan reer abitgey dhaaf, leave reer diini alone.

I will complain to ugaaska beesha hassan gaalshirdle about you.
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

3abdi risak I will also forward my cagdheer complain to Ugaska reer Xassan. :evil:

Re: ahmed guray full name (video)

Posted: Sun Oct 30, 2011 5:01 pm
by abdirisak22
The_Patriot wrote:
XimanJaale wrote:abdirask wiilhassanow,

fadlan reer abitgey dhaaf, leave reer diini alone.

I will complain to ugaaska beesha hassan gaalshirdle about you.
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

3abdi risak I will also forward my cagdheer complain to Ugaska reer Xassan. :evil:
:oops:

Re: ahmed guray full name (video)

Posted: Sun Oct 30, 2011 5:03 pm
by The_Patriot
WTF is with the flower :lol:
dude thats an insult :evil:

Re: ahmed guray full name (video)

Posted: Mon Oct 31, 2011 5:12 pm
by Based
zingii wrote:yamyam (aun) counted to ugaas diini 3 generations.

he was awoowe to most reer diini (aun) for that reason alone.
I think his great grandfather was Xirsi Diini :shock:

I met him the month he died AUN.

Shout out to my reer abtis btw