Thats upto them to decide not you just keep being an observer.Based wrote:lol @ kablalax.
I don't think that's going to work again. I mean, does Harti even count for anything anymore?

Moderators: Moderators, Junior Moderators
Thats upto them to decide not you just keep being an observer.Based wrote:lol @ kablalax.
I don't think that's going to work again. I mean, does Harti even count for anything anymore?
The_Emperior5 wrote:Ina aadaan Merexaanku sas bay ka qaban magaca Kablalax oo yar yare waxad tidha harti iyo Absame si ay ku aminan
The_Patriot wrote:Thats upto them to decide not you just keep being an observer.Based wrote:lol @ kablalax.
I don't think that's going to work again. I mean, does Harti even count for anything anymore?
ina adan ninkan madha fahmin.ina aadan wrote:The_Emperior5 wrote:Ina aadaan Merexaanku sas bay ka qaban magaca Kablalax oo yar yare waxad tidha harti iyo Absame si ay ku aminan![]()
Sxb anigu runtaan ogahay runtuna waxa weeye Sade la´aanti gaadhigu sifiican uma soconya, lakin wuu yare dhaqaaqi.
Nabad baa naq lagu doogsadiyo naas la nuugo lehe
Nabad baa adduun lagu dhaqaa lagu nagaadaaye
Wax kaloo la Naxal daajiyaa nuxur ma yeeshaane
Nabsi ha isku heeryayn adduun galinba waa nooce
Nacas iyo nin liitaa xumaan hawgu nacam laynin
Waa waxa Namruud iyo Fircoon naarta loo galine
Nafta waxaad ka reebtaa waxay kaa nahyiday Diintu
Ha namiimin waligaa runtaa kuu nasteexa ahe
Nasab laysma dheeree ka joog kibir ku naanaabsha
U nugloow masaakiinta iyo kaan nasriga haysan
Ha ka noqon nuqdadahaad fashay iyo nidarka aad qaaddo
Nashiid iyo ahow geesi aan cidi ka niib keenin
Adigoon naxwaha aad u baran naadiq ha is moodin
Nasiib waxaan Allaba kuugu darin ha u nidaamoonin
Ha naqdiyin islaan kale adoon taada naf u haynin
Bujumbuura nuubiga dagaan naado ugu yeeran
War adigana nasaabyada ku helay kaaga nixi maayo
Nisbadeeda ii sheeg adaa doontay naaraha e
ninkii raga baa garan doqona ha mogaado.The_Patriot wrote:ina adaan gabaygan akhriNabad baa naq lagu doogsadiyo naas la nuugo lehe