Page 3 of 3
Re: My boy has yet again done me proud
Posted: Thu Oct 27, 2011 1:56 pm
by The_Patriot
Based wrote:lol @ kablalax.
I don't think that's going to work again. I mean, does Harti even count for anything anymore?
Thats upto them to decide not you just keep being an observer.

Re: My boy has yet again done me proud
Posted: Thu Oct 27, 2011 1:58 pm
by ina aadan
The_Emperior5 wrote:Ina aadaan Merexaanku sas bay ka qaban magaca Kablalax oo yar yare waxad tidha harti iyo Absame si ay ku aminan

Sxb anigu runtaan ogahay runtuna waxa weeye Sade la´aanti gaadhigu sifiican uma soconya, lakin wuu yare dhaqaaqi.
Re: My boy has yet again done me proud
Posted: Thu Oct 27, 2011 2:00 pm
by Based
The_Patriot wrote:Based wrote:lol @ kablalax.
I don't think that's going to work again. I mean, does Harti even count for anything anymore?
Thats upto them to decide not you just keep being an observer.

I'm not sure why I even bother with you lot wallahi.
Oh well, I'll just wait here until I hear the eternal Majerteen warcry of "Yaa Daarood ah!"

Re: My boy has yet again done me proud
Posted: Thu Oct 27, 2011 2:02 pm
by The_Patriot
ina aadan wrote:The_Emperior5 wrote:Ina aadaan Merexaanku sas bay ka qaban magaca Kablalax oo yar yare waxad tidha harti iyo Absame si ay ku aminan

Sxb anigu runtaan ogahay runtuna waxa weeye Sade la´aanti gaadhigu sifiican uma soconya, lakin wuu yare dhaqaaqi.
ina adan ninkan madha fahmin.
wuxu meshan uso galey inu tageero Irirnimo, shekadhu wey kaqalocantey wuxu raba inu madax isgaliyo Marexan iyo Ogaden si uu gacan bidhix uga baxo oo threadkan noqoto Darood oo madafic isku turayo.
Re: My boy has yet again done me proud
Posted: Thu Oct 27, 2011 2:07 pm
by ina aadan
inader sow maana garan. bal day waxaan u soo qoray.
Sxb anigu runtaan ogahay runtuna waxa weeye Sade la´aanti gaadhigu sifiican uma soconya
Re: My boy has yet again done me proud
Posted: Thu Oct 27, 2011 2:10 pm
by The_Patriot
ina adaan gabaygan akhri
Nabad baa naq lagu doogsadiyo naas la nuugo lehe
Nabad baa adduun lagu dhaqaa lagu nagaadaaye
Wax kaloo la Naxal daajiyaa nuxur ma yeeshaane
Nabsi ha isku heeryayn adduun galinba waa nooce
Nacas iyo nin liitaa xumaan hawgu nacam laynin
Waa waxa Namruud iyo Fircoon naarta loo galine
Nafta waxaad ka reebtaa waxay kaa nahyiday Diintu
Ha namiimin waligaa runtaa kuu nasteexa ahe
Nasab laysma dheeree ka joog kibir ku naanaabsha
U nugloow masaakiinta iyo kaan nasriga haysan
Ha ka noqon nuqdadahaad fashay iyo nidarka aad qaaddo
Nashiid iyo ahow geesi aan cidi ka niib keenin
Adigoon naxwaha aad u baran naadiq ha is moodin
Nasiib waxaan Allaba kuugu darin ha u nidaamoonin
Ha naqdiyin islaan kale adoon taada naf u haynin
Bujumbuura nuubiga dagaan naado ugu yeeran
War adigana nasaabyada ku helay kaaga nixi maayo
Nisbadeeda ii sheeg adaa doontay naaraha e
Re: My boy has yet again done me proud
Posted: Thu Oct 27, 2011 2:13 pm
by ina aadan
The_Patriot wrote:ina adaan gabaygan akhri
Nabad baa naq lagu doogsadiyo naas la nuugo lehe
Nabad baa adduun lagu dhaqaa lagu nagaadaaye
Wax kaloo la Naxal daajiyaa nuxur ma yeeshaane
Nabsi ha isku heeryayn adduun galinba waa nooce
Nacas iyo nin liitaa xumaan hawgu nacam laynin
Waa waxa Namruud iyo Fircoon naarta loo galine
Nafta waxaad ka reebtaa waxay kaa nahyiday Diintu
Ha namiimin waligaa runtaa kuu nasteexa ahe
Nasab laysma dheeree ka joog kibir ku naanaabsha
U nugloow masaakiinta iyo kaan nasriga haysan
Ha ka noqon nuqdadahaad fashay iyo nidarka aad qaaddo
Nashiid iyo ahow geesi aan cidi ka niib keenin
Adigoon naxwaha aad u baran naadiq ha is moodin
Nasiib waxaan Allaba kuugu darin ha u nidaamoonin
Ha naqdiyin islaan kale adoon taada naf u haynin
Bujumbuura nuubiga dagaan naado ugu yeeran
War adigana nasaabyada ku helay kaaga nixi maayo
Nisbadeeda ii sheeg adaa doontay naaraha e
ninkii raga baa garan doqona ha mogaado.