Page 3 of 3
Re: Waxyaabaha ay sameeyaan....
Posted: Fri Nov 11, 2011 2:54 am
by 1nemansquad

hadaa umaleysid inaa qaldaan ahe, sug intaa kala kulmesid kuwa runrumeyda qaldaaminta ah; ..waa runta waan ahay qaldaan by blood laakin by birth I'm probably more banadiri than you are
Re: Waxyaabaha ay sameeyaan....
Posted: Fri Nov 11, 2011 3:07 am
by BanadirBeauty
Why are you writing like ciyalka xafada all of the sudden, cajiib.
Lol rurumeyda afkey waxa ila fahmin dhan waa ii qaldaan ani.
Re: Waxyaabaha ay sameeyaan....
Posted: Fri Nov 11, 2011 3:14 am
by 1nemansquad
BanadirBeauty wrote:Why are you writing like ciyalka xafada all of the sudden, cajiib.
Lol rurumeyda afkey waxa ila fahmin dhan waa ii qaldaan ani.
Why? to show you that I can, that is how I naturally talk, its just that I'm ashamed of it therefore I use my borrowed qaldaan lingo instead
ever heard of qaldaan by blood but reer-banadir by birth? well there are a lot of people who are like that
your af-Somali is poor, it has nothing to do with being xamari...
Re: Waxyaabaha ay sameeyaan....
Posted: Fri Nov 11, 2011 3:36 am
by ina aadan
seemeyer wrote:Nothing whatsoever
Nin dadkiisa ku kalsoon.
Re: Waxyaabaha ay sameeyaan....
Posted: Fri Nov 11, 2011 3:48 am
by abuu_dujaana
Saddex arrimood ayaan somalida kala yaabay :
1 qabiil ayaa lafaha ka galay.
2 Waa dad aan badankooda aduunkan wax cusub kusoo kordhin. Nasiib daro, kooda ugu roon kitaab horey loo alifay ayuuu fasiraa. Akbar caamo ayaa tahay!
3 waqtigooda ma nidaamsana,ragga badankooda maqaayad, dumarkii badankooda war iyo telefoon dhalin yarta mustaqbalka fiican laga sugaayayna talantigooda lagama faa-iidaysan, iyagana Internet iyo Tv waqtigooda qaaliga ahaay ku dhammayeen.
Sidee marka Ummadaan hormar looga sugaa?
Re: Waxyaabaha ay sameeyaan....
Posted: Fri Nov 11, 2011 4:02 am
by Enlightened~Sista
Seemeyer and ina adan labadiina runta inaad iska sheegtaan maxaa idiin diiday? Lol
Anyway wey ku dhaafsanyihiin, like quark.
Re: Waxyaabaha ay sameeyaan....
Posted: Fri Nov 11, 2011 4:17 am
by ina aadan
Enlightened~Sista wrote:Seemeyer and ina adan labadiina runta inaad iska sheegtaan maxaa idiin diiday? Lol
Anyway wey ku dhaafsanyihiin, like quark.
Walaahi wax somalida ka dhaqan fiican inaan aragba anigu, bal umadaha kale u fiirso waxa aynu kaga duwanahay.
Somalidu waa dad ixtiraama badan oo dulqaad badan oo deeq badan walaahi markaynu runta ka hadlayno.
Re: Waxyaabaha ay sameeyaan....
Posted: Fri Nov 11, 2011 11:21 pm
by ToughGong
ina aadan wrote:Enlightened~Sista wrote:Seemeyer and ina adan labadiina runta inaad iska sheegtaan maxaa idiin diiday? Lol
Anyway wey ku dhaafsanyihiin, like quark.
Walaahi wax somalida ka dhaqan fiican inaan aragba anigu, bal umadaha kale u fiirso waxa aynu kaga duwanahay.
Somalidu waa dad ixtiraama badan oo dulqaad badan oo deeq badan walaahi markaynu runta ka hadlayno.

Re: Waxyaabaha ay sameeyaan....
Posted: Sat Nov 12, 2011 7:31 am
by Abdihaliim
Enlightened~Sista wrote:Soomaalidu aad necebtihiin/ka khasoowtaan
I'll start,
1) bastada kacmaha lugu cuno/ hudhmooyinka waa weyn markaa bariiska la cuno
Bilis afkeeyna ku hadla umada internet yey nugu qosline.

Runtii aniga ma nebci soomaalida? wa ay jirtaa,in mar mar aan arko waxayaabaha ay sameynayaan, in aysan i cajab gelin! laakin qof dhameystiran ayaanba jirin
Ogow
Dowladnimo waxaa noogu horeysay 1960kii.
Oktobar 1969-1991 dadka afka iyo gacnaha, ayaa lagu dhegenaa! waa nala hagi jiray(tutelage). Noolma carbin, in xuriyaddu u baahan tahay masuuliyad (accountability). Markii gacmaha iyo afka naloo siidaayay,waad aragteen wixii lagu kacay
Shaqsiga European:ka ah ee imaan jiray Somalia,waxa uu ahaa,mid meherad shaqo leh (aqoon leh).
Laakiin soomaalida timid galbeedka ( western:ka) wax yar baa aqoon lahaa.
Waxaan noqonay sidii malaay biyihii ka caariyeen "lulume, laaskii ga gudhay"!
Haddii aan qofka horay loogu soo sheegin in meelaha babliga marka lajooga ay ceebtahay,in sanka farta la galsho! sidee ayuu ku ogaanayaa
Waxaan arkay,kuwa iska daacanaayo meel la buuxo,sanka faraha gashanaayo,marada ay hugsan yihiin,diifka isaga siiminaayo,hadana anigu lama yaabo

Re: Waxyaabaha ay sameeyaan....
Posted: Sat Nov 12, 2011 11:09 am
by Niya
We seem to have poor listening skills. In any conversation, people interupt and talk over each other and end up shouting because no-one hears the other. Not a sterotype, but a fact based on many, many, many observations.
Another issue is rudeness. It seems people are rude for the sake of being rude. People will insult a total stranger because they don't like the person's qabil, or politcal stance etc., etc, etc, what gives?