Page 3 of 3

Re: Af Somali writing contest: Dr Yalaxoow vs Afisoone

Posted: Wed Dec 14, 2011 4:13 am
by OliveOil
Im going back to sleep...waa inoo galabta inshallah. ii raaxaysta walaalayaal :D

Re: Af Somali writing contest: Dr Yalaxoow vs Afisoone

Posted: Wed Dec 14, 2011 4:16 am
by Rabshoole
TBNW, this is your chance to be Don King of Snet, Let this match proceed sxb, this is the match Snet has been longing :up: :lol:

Re: Af Somali writing contest: Dr Yalaxoow vs Afisoone

Posted: Wed Dec 14, 2011 4:27 am
by TheblueNwhite
It's a money maker bro, a guaranteed sold out show. :up:

If BV gives the go ahead, will make a match out of it. :up:

Re: Af Somali writing contest: Dr Yalaxoow vs Afisoone

Posted: Wed Dec 14, 2011 4:44 am
by Rabshoole
Waa war la gartay, on that note, I'm need 20% of what the outcome of that match is :lol:

Re: Af Somali writing contest: Dr Yalaxoow vs Afisoone

Posted: Wed Dec 14, 2011 4:48 am
by TheblueNwhite
Waan heshiineynaa, xafiiska iigu kaaley mar ala markaad fursad hesho, shah iyo cambuulo kadib ayaan faataxeysaneynaa. :lol:

Re: Af Somali writing contest: Dr Yalaxoow vs Afisoone

Posted: Wed Dec 14, 2011 4:58 am
by Rabshoole
Say no more, that's a done deal .. :lol:

Re: Af Somali writing contest: Dr Yalaxoow vs Afisoone

Posted: Wed Dec 14, 2011 6:43 am
by Maandhow
afisoone wrote:Here is my writing.

1 Afisoone hordhacaaga wuu fiicnaay,ilaa intii Khadro aad ka gaartay,
2 sidoo kale , sidoo kale laba mar ayaad isticmaashay in one paragraph.
3 Cinwaan uma samaynin qoraalkaaga.
4 This statement conclusion is confusing "Khadro, anigoo aad u xiiseen jiray inaa daawado quruxduu ilaahay ku abuuray"???????
.
Jacaylkii dhaxmaray Khadro iyo Afisoone

isla iskuulkaas ayaan waxaan iska baranay gabadh magaceeda la yiraahdo Khadro oo runtii markii danbe aan sheekeysanay aan noqonay isku xaafad, iyo weliba isku dugsi.

Khadro waxay ahayd gabar aad u dadaal badan dhinaca tacliinta ilaa markii danbe aan noqonay saaxiibo wax wada barta oo isla socda. Runtii markii aan arkay Khadro akhlaaqdeeda iyo wanaageeda waxaan jeclaystay inaan ka dhigto saaxiib nolosha wada qaybsada ilaa iyo heer sare, sababtoo ah waxay ahayd gabar dhalin yaro ah dabeecad macaan aadna u qurux badan.

Markii dagaalkii sokeeya dhacay ayaan kala dhunay ilaa iyo hadda meel ay ku danbeeyso ma aqaan.Waxaan asxaabtayda ka maqlay inay Somalinet mar mar soo gasho, laakiin magaca ay kusoo gasho ma aqaani.
Si kastaba ha ahaatee, Khadro waxay ahayd gabar noloshayda raad weeyn ku reebtay oo qalbigaya marnaba iloobi karaynin.

Thanks Afisoone

Re: Af Somali writing contest: Dr Yalaxoow vs Afisoone

Posted: Wed Dec 14, 2011 11:47 am
by afisoone
Maandhoow, sxb.. Read the subject of the thread.. It says write 2 paragaraph and one poem that is it.. I did what he said... There is no more using Khadro in the next paragaraph markii luuqada afsomaaliga lagu qoraayo...

But thanks.. I understand your take..

Re: Af Somali writing contest: Dr Yalaxoow vs Afisoone

Posted: Wed Dec 14, 2011 8:06 pm
by DR-YALAXOOW
Sheeko Gaaban!

Socdaalka Aduun

Waxay aheeyd maalin jimca ah abaarihii kowdii Duhurnimo , waxaa laga joogaa muddo sadex maalmood ah ka dib markaan dib ugu soo laabtay magaalada mogadishu. Qorraxdu aad ayey u kululeeyd oo dhidid baddan ayaa iga da'ayey. Anigoo maraya waddada Maka al mukaramah ee magaalada Mogadishu kuna sii socda Masjidka Isbaheysiga Islaamka ayaan waxaan maqlay cod dhawaaq ah. yalaxoow. yalaxoow. :?
isla markii aan maqlay magaceyga waxaan u jeestay dhinaca midigeed, indhaheygu ma aysan qaban qofna, ka dibna waxaan fiiriyey gadaashey, waxaan indhaheygu qabteen waji aan aqoon baddan u lahaa.
Waa Xaliima oo dhoolo cadeynaysa. waryaa yalaxoow nafta ka waran waa ilaah mahadii haddii aan is aragnay. Xaliima waxay aheeyd gabar aan ilaa caruurnimadii aan isla soo kornay. qiyaastii muddo 20 sano ah maan is arag. Anigoo aad ugu faraxsan ayaan la soo booday. alla waa xaliima eebaay xaad sheegtay, isla markii anigoo is heyn waayey ayaa si gacaltooyo hab siiyey labadeeyda gacmood dhexdooda soo galiyey. xaliima qosleysa alla waa walaalkeey yalaxoow. alla maxaad cayishay.

Dhamaad qeybtii kowaad ee sheekadii Socdaal Aduun

Re: Af Somali writing contest: Dr Yalaxoow vs Afisoone

Posted: Wed Dec 14, 2011 11:14 pm
by TheblueNwhite
Labada sheeko waa isku mid, waana cusbo la'aan.

Lamgoodle what say you?

Re: Af Somali writing contest: Dr Yalaxoow vs Afisoone

Posted: Wed Dec 14, 2011 11:17 pm
by Lamagoodle
TheblueNwhite wrote:Labada sheeko waa isku mid, waana cusbo la'aan.

Lamgoodle what say you?
I agree, there is no creativity but I will give this one to Dr. Yalaxow. He has a context.

So, 12,5-12 in Dr. Yalaxow's favour.

Re: Af Somali writing contest: Dr Yalaxoow vs Afisoone

Posted: Wed Dec 14, 2011 11:20 pm
by Nabeela
Tough judges, throw Afsoone a bone, atleast he tried :up:

Re: Af Somali writing contest: Dr Yalaxoow vs Afisoone

Posted: Wed Dec 14, 2011 11:30 pm
by TheblueNwhite
It's very close and I have to give it to Yalaxoow.
Dr Y 13/24; Afisoone 12/24