

-

-

Above all this is my favorite "

Moderators: Moderators, Junior Moderators
Abdisamad,abdisamad3 wrote:kambuli wrote:Ukun,
Nothing is wrong to be emotional. There are hard hearted women and hard hearted menIt is not a girly thing to have a warm heart. Remember even our Prophet Mohamed CSWS cried. I am strongly defending emotional people as I am one. Dalkeena iyo dadkeena ugu yaaraan maalintii mar waan u ooyaa...
means af daboolan dahab..abstained
Fajac iyo yaab
cirkaasuu marayaa weeye, belo maagan yahay
mu'aamaradiiste weynaadey weeye
Calool xumo iyo uurku taalo
Rabshoole wrote:@@@ Thread. I'm contribute a few icons I can't stand.
Waaba yaabay ninyahow markaan arkay rag waaweyn oo sacabada isku garaacaya. I can't stand it with too, but I guess it is all used when folks are cornered in this fadhi-ku-dirir, and after throwing few counter charges, they start clapping their hands; in other words, they start congratuling themselves.= Cheerleader, That's the first thing that comes to mind. Can't stand this icon.
Kan waa sidaad u sheegtay, waa qof isku sii daayey. Waxaan xasuustaa markaad magaalooyinka ka tagto oo aad miyiga u baxdo oo caana geel oo lis ah lagu siiyo, samadaasaa laguula baxaa oo wixii qaras kugu jirey baa banaanka u soo baxa; ciyaalka qaar baan garanayaa ay ku adkaato inay banka la gaaraan. Waxaase kasii daran ninka loo liso hal dhashay caanaheeda danbarka ah, kaasi isagu ama miyi ha joogo ama magaalo haka yimaado, xaarka maba ceshan karo.-= Waad isku xaartay.
Waa sidaan lahaa, waxaan ka yaabay markaan arkay rag waaweyn oo indhaha warwareejinaya.-= Fellas, refrain from this one as much as possible.
Fully agreed.Above all this is my favorite ""
Lady Qoraxeey, how are you doing and how is life treating you? Any plan when you are ready to go to Dhudub, Gallaadi, Wardheer, iyo meelo kale oo aan isla garanayno?qoraxeey wrote:![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
Kan waa sidaad u sheegtay, waa qof isku sii daayey. Waxaan xasuustaa markaad magaalooyinka ka tagto oo aad miyiga u baxdo oo caana geel oo lis ah lagu siiyo, samadaasaa laguula baxaa oo wixii qaras kugu jirey baa banaanka u soo baxa; ciyaalka qaar baan garanayaa ay ku adkaato inay banka la gaaraan. Waxaase kasii daran ninka loo liso hal dhashay caanaheeda danbarka ah, kaasi isagu ama miyi ha joogo ama magaalo haka yimaado, xaarka maba ceshan karo.
udun wrote:Abdisamad,abdisamad3 wrote:kambuli wrote:Ukun,
Nothing is wrong to be emotional. There are hard hearted women and hard hearted menIt is not a girly thing to have a warm heart. Remember even our Prophet Mohamed CSWS cried. I am strongly defending emotional people as I am one. Dalkeena iyo dadkeena ugu yaaraan maalintii mar waan u ooyaa...
means af daboolan dahab..abstained
Fajac iyo yaab
cirkaasuu marayaa weeye, belo maagan yahay
mu'aamaradiiste weynaadey weeye
Calool xumo iyo uurku taalo
I missed the new title but thanks for reminding me. Ayeeyo Kambuli gave me a nickname it seems, but I prefer my current one, Udun. It has more meaning than the simple egg-named.
Ps: Ukun is named by a fella related to me in distance!