question about the sketch pic posting...

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: question about the sketch pic posting...

Post by SahanGalbeed »

it's the 21st century people , qof picture kaaga arka muxu ku helaya ? iska daaya badawnimada
Anigu picture keyga in la daawado , so sababta aan uso ban dhigayo ba ma'aha , miyaan iska haysto haddi kale ?
hadda waan yara cirraystay e , markaan sideed iyo toban jirka aha , walle gaalada sheegtay e , indho yarta ayaan xitaa ka baxsan jiray naagahooda :lol:
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: question about the sketch pic posting...

Post by SahanGalbeed »

Mid dhegaysta ciyaalow . Somalidii hore waxay kaga duwanayd dadkeenaan maanta , calool adayg -ga . Balaayadi ka soo hor baxda sidii wax ugu talo galay ama horre uga sii tashaday baa la iska dhiga . Qudhun walba ayaa inagu dhex jiro , de waa ta badana waddan la'anta ka dhigtay somalida , marka haddi loo joojiyo xabada khaayiska ah e inagu jex jirta , de khaayiskaas uun bu wada noqonaya dadku .
User avatar
MrSinister
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2797
Joined: Sun Sep 18, 2011 5:35 pm

Re: question about the sketch pic posting...

Post by MrSinister »

SahanGalbeed wrote:Mid dhegaysta ciyaalow . Somalidii hore waxay kaga duwanayd dadkeenaan maanta , calool adayg -ga . Balaayadi ka soo hor baxda sidii wax ugu talo galay ama horre uga sii tashaday baa la iska dhiga . Qudhun walba inu inagu dhex jiro , de waa ta badana waddan la'anta ka dhigtay somalida , marka haddi loo joojiyo xabada khaayiska ah e inagu jex jirta , de khaayiskaas uun bu wada noqonaya dadku .
war ingiriis ku hadal qaxootiyahow
User avatar
Somaliman50
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5850
Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm

Re: question about the sketch pic posting...

Post by Somaliman50 »

SahanGalbeed wrote:Mid dhegaysta ciyaalow . Somalidii hore waxay kaga duwanayd dadkeenaan maanta , calool adayg -ga . Balaayadi ka soo hor baxda sidii wax ugu talo galay ama horre uga sii tashaday baa la iska dhiga . Qudhun walba ayaa inagu dhex jiro , de waa ta badana waddan la'anta ka dhigtay somalida , marka haddi loo joojiyo xabada khaayiska ah e inagu jex jirta , de khaayiskaas uun bu wada noqonaya dadku .
:lol: :up: qof kuu digey kuma dilin
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: question about the sketch pic posting...

Post by SahanGalbeed »

abakar20 wrote:
SahanGalbeed wrote:Mid dhegaysta ciyaalow . Somalidii hore waxay kaga duwanayd dadkeenaan maanta , calool adayg -ga . Balaayadi ka soo hor baxda sidii wax ugu talo galay ama horre uga sii tashaday baa la iska dhiga . Qudhun walba ayaa inagu dhex jiro , de waa ta badana waddan la'anta ka dhigtay somalida , marka haddi loo joojiyo xabada khaayiska ah e inagu jex jirta , de khaayiskaas uun bu wada noqonaya dadku .
:lol: :up: qof kuu digey kuma dilin
War adigu abakarow , walaalow , kolba qolodii ku soo weerarta ayuun baad iska raacaysa e , inaga fadhiso saxib . Fikradaadu waxa weeye , maadaama aynaan ogayn qofku yahay iyo halku isku qarinayo , yaaney cidna is dhaqaajinin oo ha la kala baqo . :lol:
No, no!
User avatar
Somaliman50
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5850
Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm

Re: question about the sketch pic posting...

Post by Somaliman50 »

SahanGalbeed wrote:
abakar20 wrote:
SahanGalbeed wrote:Mid dhegaysta ciyaalow . Somalidii hore waxay kaga duwanayd dadkeenaan maanta , calool adayg -ga . Balaayadi ka soo hor baxda sidii wax ugu talo galay ama horre uga sii tashaday baa la iska dhiga . Qudhun walba ayaa inagu dhex jiro , de waa ta badana waddan la'anta ka dhigtay somalida , marka haddi loo joojiyo xabada khaayiska ah e inagu jex jirta , de khaayiskaas uun bu wada noqonaya dadku .
:lol: :up: qof kuu digey kuma dilin
War adigu abakarow , walaalow , kolba qolodii ku soo weerarta ayuun baad iska raacaysa e , inaga fadhiso saxib . Fikradaadu waxa weeye , maadaama aynaan ogayn qofku yahay iyo halku isku qarinayo , yaaney cidna is dhaqaajinin oo ha la kala baqo . :lol:
No, no!
:lol: dont call my bluff sxb, rag wax isku og baynu aheyn e
User avatar
zulaika
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9569
Joined: Wed Aug 06, 2003 7:00 pm
Location: more money...more problems solved!!

Re: question about the sketch pic posting...

Post by zulaika »

Rabshoole wrote:
zulaika wrote:
Rabshoole wrote:Some of us actually had the courage to post our real pics. Sulekha, if you wanna start a new trend noo hormar be courageous :lol:
r u kidding? no way, i know what its like to have my pic stolen/misused(ehmm..twitter)

but u guys are brave and so go right ahead.. :lol:
Bravery and chivalry are dead :down:

@@twitter :lol: happens to th best of us.

Sulekha adigu lee ku so haray meeshan inta kale waa lis arkay, it draws us alot closer since we're making a step forward and adiguna you're taking a step back from the evolving sprectrum of snet.
yes snet has evolved, wow, i see, but as i've said before when i'm ready to post my pic, i'll save the qarxis crew a lot of trouble and post a youtube montage of all my photos right here. :lol: :lol:
User avatar
zulaika
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9569
Joined: Wed Aug 06, 2003 7:00 pm
Location: more money...more problems solved!!

Re: question about the sketch pic posting...

Post by zulaika »

SahanGalbeed wrote:it's the 21st century people , qof picture kaaga arka muxu ku helaya ? iska daaya badawnimada
Anigu picture keyga in la daawado , so sababta aan uso ban dhigayo ba ma'aha , miyaan iska haysto haddi kale ?
hadda waan yara cirraystay e , markaan sideed iyo toban jirka aha , walle gaalada sheegtay e , indho yarta ayaan xitaa ka baxsan jiray naagahooda :lol:
haye, 21st century baa lagu jidhaa, adiguna maxaad uga hadhey waqtiga casriga ah, meeye sawirkaa? :mrgreen:
User avatar
Rabshoole
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10610
Joined: Fri Nov 30, 2001 7:00 pm
Location: Midwest

Re: question about the sketch pic posting...

Post by Rabshoole »

zulaika wrote:
Rabshoole wrote: Bravery and chivalry are dead :down:

@@twitter :lol: happens to th best of us.

Sulekha adigu lee ku so haray meeshan inta kale waa lis arkay, it draws us alot closer since we're making a step forward and adiguna you're taking a step back from the evolving sprectrum of snet.
yes snet has evolved, wow, i see, but as i've said before when i'm ready to post my pic, i'll save the qarxis crew a lot of trouble and post a youtube montage of all my photos right here. :lol: :lol:

:lol: :lol:

That's wassup, just let me know, maalintaas markii lagaaro inshallahi.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”