3 most bizarre tribes in Somaliland

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: 3 most bizarre tribes in Somaliland

Post by SahanGalbeed »

:lol: , caynaba de inadeer anigu indho adayga waan jeclahay . Waa yara " BIZARRE" ayuun baan idhi .

Anigu waan idin fahmaya , ayeydey baa Habar jeclada dhulkaas ah , hoyadey baa dhulbahanta aagas ah , marka qiimaha berkadahaasi idin ku joogaan waan ogahay , yacni dareenka dadkeena dhul abareedka ku nool baan sheegaya :lol:
Anigu taan idinku haysto laakiin waxa weeye , maxaad dib ugu faqaysaan meeshad markii horeba iska ogolateen in la aaso .
Nuux Taani , shaqo ba ku ma laha meeshan. Intaad OKAY tidhadeen , ayaad haddeena ka soo laabateen , markadii danbe na , gadabursiigi Nuux Taani ka soo cabanayay , baad arrintiini na dul saarteen :lol: War nimanyow , tolnimadu ma sidan ba ?
User avatar
CaynabaX
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1732
Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle

Re: 3 most bizarre tribes in Somaliland

Post by CaynabaX »

SahanGalbeed wrote::lol: , caynaba de inadeer anigu indho adayga waan jeclahay . Waa yara " BIZARRE" ayuun baan idhi .

Anigu waan idin fahmaya , ayeydey baa Habar jeclada dhulkaas ah , hoyadey baa dhulbahanta aagas ah , marka qiimaha berkadahaasi idin ku joogaan waan ogahay , yacni dareenka dadkeena dhul abareedka ku nool baan sheegaya :lol:
Anigu taan idinku haysto laakiin waxa weeye , maxaad dib ugu faqaysaan meeshad markii horeba iska ogolateen in la aaso .
Nuux Taani , shaqo ba ku ma laha meeshan. Intaad OKAY tidhadeen , ayaad haddeena ka soo laabateen , markadii danbe na , gadabursiigi Nuux Taani ka soo cabanayay , baad arrintii ni na dul saarteen :lol: War nimanyow , tolnimadu ma sidan ba ?
Sahanow, labadani nin oo baraagihi dib u aasay waxaan filayaa in ay markaasba local marafishka Qoor-lugud ku yaal in ay ka so baxeen.. Nin mirqaansan wax tari maayee :lol: Marka jawaabtani waa jawaab qudha, labaadani beehsa ma matalaan! Inkaasto kuwani aad habar wadaag tahiin ay wanaagsantahay in edeb loo yeelo mar mar dee waa caynkaa. Nuux Taani na amaanka ayaa faraha ka baxay sowkii gacan ku dhiglayaasha soo qaban waayey. Wuu yara wareerey, when things got 'nasty' wa odey ee. Dee haa cadhoon Jidhif ayaa lagu badalay, haduu kani na Buhoodle soo qaban waayo Siilaanyo waxa u haboon inuu jaamac waal ku badalo. Dee arinta markaas 'piece of cake' ayaay noqoni. :lol:
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: 3 most bizarre tribes in Somaliland

Post by SahanGalbeed »

:up: :lol:
User avatar
KingMJ
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4191
Joined: Sun Dec 05, 2010 1:04 pm
Location: Back frm the Dead

Re: 3 most bizarre tribes in Somaliland

Post by KingMJ »

Rightwing wrote:1- Beesha Daayeer Muse. I have uploaded a video explaining how these CUQDAD FILLED people express their daily anger!! They cannot differentiate Hantida guud and handida private-ka ah. They didn't care to control their prejudices against HJ and Dahabshil. Watch below video to see what I am talking about. If Cali-gaab fahrt they blame Dahabshiil


:lol: Monkey Muuse are very cautious people, always planning and having meetings I've noticed. Laakin they're cool people gotta give them their props.
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: 3 most bizarre tribes in Somaliland

Post by Rightwing »

Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”