Page 3 of 4
Re: Mogadishu City Volunteers
Posted: Sat Feb 11, 2012 10:30 am
by UlteriorMotive
Enlightened, I remember now. It's all the London vids lol.
BV...innaa lillaahi...
wallahi dheh in aa ku fasiro aa rabtaa. Kuma dhihinoo libax meel kaa jiifo la ma kiciyo.
Re: Mogadishu City Volunteers
Posted: Sat Feb 11, 2012 10:43 am
by BlackVelvet
UlteriorMotive wrote:BV-yee baarrankaada baaqi....barasho badan baad ubaantahay..bahalkeeygana woo ku beeycinaa......Ba yaa lagaa maqlin ee is badbaadi.
.
Quote aan ku galiyey si aad hadalkaaga u badalin waayo waxaa aa ku hadashey af Somali saxiix ma noqon karo.

Re: Mogadishu City Volunteers
Posted: Sat Feb 11, 2012 8:45 pm
by TheblueNwhite
BlackVelvet wrote:UlteriorMotive wrote:BV-yee baarrankaada baaqi....barasho badan baad ubaantahay..bahalkeeygana woo ku beeycinaa......Ba yaa lagaa maqlin ee is badbaadi.
.
Quote aan ku galiyey si aad hadalkaaga u badalin waayo waxaa aa ku hadashey af Somali saxiix ma noqon karo.


UM waa kugu tuurtey wallee, intaad xariiqdey ayaan fahmi waayey too. Ba' yaa lagaa maqlin ee is badbaadi, karbaash caalami ah waaye alaabtaas abaa.
BV, waa arkey in waqti dheer kugu qaadatey jawaabtaada ugu horeysey.
Yaa kuu qorey sheeg?

Re: Mogadishu City Volunteers
Posted: Sun Feb 12, 2012 5:23 am
by BlackVelvet
Adiga maxaawaaye? Maxaa u maleynaaye UM vs. BV lakin boys against girls ey sheekada isku badashey miyaa?
Haye tokadaan aniga raaye mo'oho? Hal dambas wijiga!!!

Re: Mogadishu City Volunteers
Posted: Sun Feb 12, 2012 5:29 am
by UlteriorMotive
BV....watch a master at work.
''BV-yee baarrankaada baaqi <--------Baarran = hadal. I.e delay hadalkaada
....barasho badan baad ubaantahay <------ you need more learning/knowledge
bahalkeeygana woo ku beeycinaa......Beeyc/beec = for sale. Bahalgeeyga (my mouth). I'm so sharp I can sell you.
Ba yaa lagaa maqlin ee is badbaadi. <------- Don't say a peep and save yourself.
Lol time to call for backup. Holla at Green and BB.
Re: Mogadishu City Volunteers
Posted: Sun Feb 12, 2012 5:34 am
by BlackVelvet
Re: Mogadishu City Volunteers
Posted: Sun Feb 12, 2012 5:52 am
by UlteriorMotive
Balan waaye.
Waa idinku kor niikiheenaa....''waa ka raani waa ka raani...''
Re: Mogadishu City Volunteers
Posted: Sun Feb 12, 2012 5:55 am
by BanadirBeauty
UlteriorMotive wrote:
bahalkeeygana woo ku beeycinaa.......

walle waxa ku fakari marka taas arke.

Allahey maku ogaysiyo.
Re: Mogadishu City Volunteers
Posted: Sun Feb 12, 2012 5:56 am
by BlackVelvet
Re: Mogadishu City Volunteers
Posted: Sun Feb 12, 2012 6:02 am
by BanadirBeauty
Bv kan waa iiska dhici karta . Asi lee bodbodkis batiye. Ani albiitaro nii noqohaa iyo waaku carab dhawaa.

Re: Mogadishu City Volunteers
Posted: Sun Feb 12, 2012 6:09 am
by BlackVelvet
Haye Blue lee iga celi marka, labadiina hadii aa aad albiitaro tihiin gees isla istaaga.
UM walaalkiis, mah mah kale lakin aniga maxaasuusti, maxaa la sameynaa?

Re: Mogadishu City Volunteers
Posted: Sun Feb 12, 2012 6:21 am
by UlteriorMotive
BanadirBeauty wrote:

walle waxa ku fakari marka taas arke.

Allahey maku ogaysiyo.
Lmao
Quite an imagination you have there BB. A man has several bahalo abaayo.
BV – Say no more.
Re: Mogadishu City Volunteers
Posted: Sun Feb 12, 2012 6:23 am
by BanadirBeauty
Waa saas.
BV ma u dhameen karta woxo dhehe UM: waaka rayni waaka rayni............?

Re: Mogadishu City Volunteers
Posted: Sun Feb 12, 2012 6:25 am
by BlackVelvet
Gabdhaha waaka rayni?

Re: Mogadishu City Volunteers
Posted: Sun Feb 12, 2012 6:36 am
by UlteriorMotive